IAmRevolution Posted February 7, 2012 Qorilugud oo Laga Qaxay iyo Macalimiintii Iskoolada wax ka dhigi Jiray oo Mushahar La’aan Ka Cabanaya+VIDEO Wixii ka danbeeyey Dagaalkii Somaliland ay ku soo qaadeen Shacabka SSC gaar ahaan Gobola Cayn waxaa Jiray Dagaalo Kuluul oo u dhexeeya Shacabka Deeganka iyo Ciidmada Milatariga Somaliland,waxaana la is waydaaranayey Hubka Noocyadiisa kala duwan,waxaa Barakac iyo Qax uu ka dhacay tuulada Qorilugud oo ay Dagaan beesha bariga Burco.waxaa Barakacaasi oo Saamayn Badan ku yeeshay Bulshada Qaybeheeda Kala duwan,hadaba nala daawo VIDO ah Macalimiintii oo Cabasho ka Muujinaya Xaalka iyo Mushahar la’aan Soo foodsaartay kadib markii Albaabada la iskugu Dhuftay Iskoolaadkii. DAAWO VIDEO http://www.realtaleex.com/2012/02/07/qorilugud-oo-laga-qaxay-iyo-macalimiintii-iskoolada-wax-ka-dhigi-jiray-oo-mushahar-laaan-ka-cabanayavideo-2/ " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 7, 2012 The video was not posted by burcoonline but by laascaanood3 a SSC supporter. Xaalada dadka Qaxoontiiga iyo Magaalada Buuhoodle oo Shaqo la'an soo Wajahday Marki Lagu Kala Yacay Buuhoodle. " frameborder="0" allowfullscreen> http://burcoonline.com/view.php?id=3096 Quote Share this post Link to post Share on other sites
IAmRevolution Posted February 7, 2012 ^ Laascaanood3 posted the video, but he wasn't the one who recorded the video. Someone in Qorilugud recorded and Laascaanood3 used it to show the Somali people the qaax taking place in Somalidiid areas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 7, 2012 Mr Terrorist supporter it's wishful on your part. I don't see any qaax but old men talking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
IAmRevolution Posted February 7, 2012 Saalax;786503 wrote: Mr Terrorist supporter it's wishful on your part. I don't see any qaax but old men talking. LOL, Qorulugud.com reported that "Al-Shabab" fighters are in Buuhoodle, and they came from Kismaayo. LMAO After your defeat in Sool Jogto, you want to pull out the card Nuux Tani used, saying "Al-Shabab", "ONLF" were part of the battle of Kalshaale. I am not a Terrorist. I am a defender of my people, home, territories and dignity. You are the one who is a terrorist, who has been killing, raping and looting Somali civilians since 1981. Quote Share this post Link to post Share on other sites