Sign in to follow this  
NASSIR

Mogadishu: Somaliland students complain about the Ministry of Education (Listen)

Recommended Posts

I don't think Shariifka shaqsi ahaantiisa masuqmaasuqay tan ama xataa wax ka ogyahay, laakiin asagee fadeexo ku tahay. Ardeydaan in saan loo luggooyo, intaas ardey kale laga wada dhoofiyo Xamar.

 

I hope they appeal directly to Turkish embassy in Xamar. I hope so. I also hope they appeal to xildhibaanada ama wasiirada Waqooyi ka soo jeedo dowladda ku jiro.

 

Barnaamij laga soo duubay ardeyda ku sugan Turkiga oo bilooyin kahor tagay ayaa fiirsanaaye bishii hore, waxaaba la yaabay gabdhaha la wareysanaaye in kuligooda wada dhaheen Xamar ayaa ka nimid, wiilasha qaarkood gobollada kale ka yimid, laakiin gabdhaha la wareysanaaye kuligood Xamar aan ka nimid ayee dhaheen. Waa laga yaabaa kuwa gobollada kale ka yimid oo wareysiga ku jirin, laakiin ma moodi ama waa fara ku tiris.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

MMA, si dhibkaan uusan u dhicin waxay ahayd in Waqooyi qoondadooda toos loogu wareejiyo, agtooda imtixaanka uga qaadaan oo u process-gareystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Maaddeey;786885 wrote:
MMA, si dhibkaan uusan u dhicin waxay ahayd in Waqooyi qoondadooda toos loogu wareejiyo, agtooda imtixaanka uga qaadaan oo u process-gareystaan.

they did actually. and those were the students send on a flight to "Turke" and they ended up in Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this