Taleexi Posted February 8, 2012 If scholarships mismanaged. It is a black dot on my president's portfolio. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 8, 2012 wakhti ayaa jiray boqolaal million jeebka la gashan jiray, oo la iska aamusi jiray. its good to call for more accountability. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 8, 2012 I don't think Shariifka shaqsi ahaantiisa masuqmaasuqay tan ama xataa wax ka ogyahay, laakiin asagee fadeexo ku tahay. Ardeydaan in saan loo luggooyo, intaas ardey kale laga wada dhoofiyo Xamar. I hope they appeal directly to Turkish embassy in Xamar. I hope so. I also hope they appeal to xildhibaanada ama wasiirada Waqooyi ka soo jeedo dowladda ku jiro. Barnaamij laga soo duubay ardeyda ku sugan Turkiga oo bilooyin kahor tagay ayaa fiirsanaaye bishii hore, waxaaba la yaabay gabdhaha la wareysanaaye in kuligooda wada dhaheen Xamar ayaa ka nimid, wiilasha qaarkood gobollada kale ka yimid, laakiin gabdhaha la wareysanaaye kuligood Xamar aan ka nimid ayee dhaheen. Waa laga yaabaa kuwa gobollada kale ka yimid oo wareysiga ku jirin, laakiin ma moodi ama waa fara ku tiris. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 8, 2012 MMA, si dhibkaan uusan u dhicin waxay ahayd in Waqooyi qoondadooda toos loogu wareejiyo, agtooda imtixaanka uga qaadaan oo u process-gareystaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 9, 2012 Well said MMA. I agree with Maadeey. Gobolo baddan baan ka faaideysan barnaamijyada waxbarashada dibada ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 9, 2012 Maaddeey;786885 wrote: MMA, si dhibkaan uusan u dhicin waxay ahayd in Waqooyi qoondadooda toos loogu wareejiyo, agtooda imtixaanka uga qaadaan oo u process-gareystaan. they did actually. and those were the students send on a flight to "Turke" and they ended up in Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 haye scholarshipkoodi yaa qaatay ma sharif sakiin:D Quote Share this post Link to post Share on other sites