Maaddeey Posted February 6, 2012 Maktabka Diiwaanka Zakawaadka Mujaahidiinta ayaa Qalabka Cuuryaamiinta gacanta u geliyay Dad cuuryaamiin ah oo ku naafoobay duqeymo ay ciidamada AMISOM iyo kuwii Itoobiya ka geysteen magaalada Muqdisho. Madaxa Zakawaadka Mujaahidiinta Sheekh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo gacantiisa ku qeybinayay Baaskiillo iyo lacag ayaa sheegay in Xarakada Al Shabaab ay Cuuryaamiinta uqortay Biil joogta ah oo ay qaadandoonaan inta noloshooda ka harsan. Sh. Suldaan 'a Burcaaawi' Ngonge should be proud Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 6, 2012 Good well done Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 6, 2012 Tolow yaa lugaha ka guray, mise laysmaba waydiin. Nevertheless, shaqo wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 6, 2012 Taleexi;785957 wrote: Tolow yaa lugaha ka guray, mise laysmaba waydiin. Nevertheless, shaqo wacan. :D itaxaan baad tahay sida ba uma eegin arinta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 6, 2012 First gacmaha iyo lugaha ka gooya masaakiinta, markaasna kuraastaan lagu socdo siiya miyaa dadka. Ii sheeg Awmaadeey, meeqo ayee curyaamiyeen oo dhalinyaro ah ayna mustaqbalkooda ku wada dheel dheeleen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted February 6, 2012 Taleexi;785957 wrote: Tolow yaa lugaha ka guray, mise laysmaba waydiin. Nevertheless, shaqo wacan. Hadda bal weeydii Maadeey ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 6, 2012 Dad cuuryaamiin ah oo ku naafoobay duqeymo ay ciidamada AMISOM iyo kuwii Itoobiya ka geysteen magaalada Muqdisho. nnnn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 lol.... mi piace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 6, 2012 Che cosa? me? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 6, 2012 Whats wrong with them? its China made by the way (Ninba tabartiis ha tallaabsado) ma maqashay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 Waa fiicantahay haddii 2 wheelchair laba curyan la siiyey. Waan fiicantahay arrintaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 6, 2012 I wonder where these pictures were taken?? hmmm Anyway Good work they must be feeling jealous after all that bragging TFG have had the last 3 years Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 6, 2012 So ironic that they chop off the limbs before giving them these wheelchairs.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2012 and the wheelchairs are from China which is a gaalo country ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites