A_Khadar Posted February 6, 2012 Hargeysa,(lasanod Online)- Shir khadka telefoonka oo ay yeesheen qurba joogta beesha S/L, shalay oo Axad ahayd bisha February,5. ayaa waxa bewshaa uga waramayay oo khadka ku jiray laba wasiir oo kala ah arimaha dibbada iyo arimaha gudaha. Shirkan oo Soomali badani kaga jirtay caalamka oo dhan. labadan nin ayaa ku dheeraaday war bixino ku saabsanaa safarkii ay Addis-Ababa ku tageen, dagaalkii Buuhoodle iyo shirka ka dhacaya London ee Soomaalida loo qaban doono. Waxayna sheegiin in ay beeshu u aragtay in ay dani ugu jirto ka dib markii ay dawlada Ingiriisku ku qancisay sidaas....mar la waydiiyay wax damaanad ah oo ay ka haystaan dawlada ingiriiska oo qoraal ahi in uu jiro in kale.... waxa wasiirka arrimaha dibadu ku jawaabay ma jirto damaanad qoraal ah balse in aanu tagno ayaanu dan u aragnay Wasiirka arrimaha Dibada ayaa aad u daafacayay mowqifka dawlada ingiriisku iska taagtay shirkaa inkasta oo aanu carabka ku dhufan in ay ku khasban yihiin in ay tagaan shirkaas, balse waxay ka muuqatay su'aalihii koobnaa ee loo soo qoray ninka shirka daadihinaayay, kadib marka uu ku nuuxnuusaday muhiimada dhaqaale ee ugu jirta Somaliland. Dhinaca kalena wasiirka arrimaha gudaha ayaa waxa uu shirkaa ka sheegay in ay ku adagtaahay in Xadka ay khaatumo State of Somalia in la soo xidho oo uu sheegay in ay maamul ahaan ula muuqatay in waan-waan lagu dayo.. balse waxaad moodaa in ay taasi haboonayd intaan gacmahay la isula tagin dagaalkii u danbeeyay ee jiidaa ka dhacday Buhoodle. Wasiirkaasi waxa kale oo uu sheegay mar la weydiiyey xidhiidhka ka dhexeeya dawladiisa iyo Etoobiya oo ku saabsan xagga amaanka iyo in la isu celiyo dadka ay u arkaan in ay amaankooda halis ku yihiin oo ay tiraba dad Soomaali ah oo badan ay Somaliland xabashida u dhiibtay, waxay ugu soo celin waayeen Mudane Cali Khaliif......waxaana uu ku jawaabay Itoobiya waxay noogu balan qaaday inay la hadli doonto Cali Khaliif in aanu fara galin arrimaha Somaliland....waana tay ugu yeedheen in ay Canaantaan....halkaana waxa ka baxay wararkii benta ahaa ee saxaafadaha somaliland baryahan ay ku madadaalinaayeen shacabkooda in Cali khaliif Addis-ababa lagu xidhay. Isku soo wada duuboo waxa halkaa ka soo baxay in talada Hargaysa kusoo ururtay baryootan Itoobiya iyo Ingiriiska, dadkii telefoonka loogu yeedhayna ay niyad jab iyo jaahwareer kala tageen shirkan.... Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland-Duur Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted February 6, 2012 Dad ba Somaliland ku waashay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 6, 2012 dee Somaliland wa dalkoodi way ka hadli karan , A khadar maad ka xigta Somaliland he is from togdheer Buhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 6, 2012 I am not.. Waa runtee.. Somaliland is for people from the triangle.. I am from somalia.. Quote Share this post Link to post Share on other sites