Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ali Samatar to Appear in US Court for War Crimes

Recommended Posts

It is about time. The trial is going to start about 2 weeks from now.

 

The vampire should finally face the justice and pay for his atrocities during his rule.

 

General_Samatar.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Dhagar-qabe Samatar Oo maxkamad lagu soo taagayo Maraykanka 21-ka bishan

 

February 6th, 2012

 

USA (Somaliland.Org)-Dhagarqabe Maxamed Cali Samatar oo ahaa Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga ee Dawladii Haligantay ee Maxamed Siyaad Barre ayaa la hor geynayaa maxkamad ku taala magaalada Alexandria, VA ee dalka Maraykanka Bishan February ee aynu ku jirno 21keeda.

 

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska The Center for Justice and Accountability oo u doodaya muwaadiniin reer Somaliland oo dacwo ku soo oogay Cali Samatar ayaa in ka badan muddo Todoba Sanadood ah la tacaalayay sidii cadaalada loo horkeeni lahaa Dhagarqabe Cali Samatar oo isugu si cad u qirtay inuu bixiyay amarkii lagu burburiay magaalooyinkii Somaliland laguna xasuuqayay boqolaal kun oo ku abtirsan jiray ururkii SNM.

 

Cali Samatar iyo hadhaadigii Siyaad Barre oo ay waliba gacan siinayeen Xukuumad ku sheegyadii Cali Mahdi, C/Qaasim Salaad Xasan, Cabdilaahi Yuusuf, iyo Sheekh Shariif ayaa dhamaantood isu bahaystay sidii maxkmada looga baajin lahaa in Dhagarqabahan la hor keeno, waxaana xulufadaas shydaaniga ah ee cadaalad darrada isu bahaystay ay ku guul darraysteen cadaalad darradii iyo dulmigii ay taageerayeen ee ay ugu hiilanayeen ninka dhiigga faraha kula jira ee xasuuqa iyo barokicinta u geystay boqolaal kun oo qof oo aan danbi galin.

 

Dawlada Maraykanka ayaa aqoonsatay in dhagarqabe Cali Samatar ay waajib tahay in cadaalada la horkeeno oo uu ka jawaabo dambiyadii uu ka galay reer Somaliland.

 

Labada geesi ee reer Somaliland ee kala ah Mudane Baashe Cabdi yuusuf iyo Mudane Aziz Mohamed Deria (ina maxamed iid) ayaa dagaal adag iyo halgan dheer u galay sidii Dhagar qabe Cali Samatar maxkamad loo hor keeni lahaa, waxaana halgan dheer oo dhib leh ka dib ay ku guulaysteen in Cali Samatar la hor keeni doono 22ka bishan Maxkmada Cinwaankeedu ayay Albert V. Bryan U.S. Courthouse, 401 Courthouse Square, Alexandria, VA.

 

Dhinaca kale warar xog-ogaal ah oo ka imanaya dalka Kenya ayaa tibaaxaya inuu dhuumasho galay dhagarqabe Moorgan oo dhawaan ka soo muuqday shir ay Kenya ku qabsadeen kooxda Khaatumo Seeg, Dhagarqabe Moorgan ayaa ka werwersan Jaaliyada reer Somaliland ee Kenya ku nool oo wacad ku maray in Morgan uu Cadaalada hor yimaado geeri iyo nolol kay doonto ha ahaatee, waxaana la sheegayaa in Dhagar qabe Morgan oo isagu ah ah Fulay hadh ka carar ah uu imika habeenba meel seexdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

What about Cabdiqasim who was interior minister, responsible for Police, security etc. what about your own Rayaale Kahin?, stop picking on him!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Whatever the personal guilt of this man is, he is wronged in more than million ways by Somalis. Adeer, ilaahay intaad ka yaabtaan ninkan quudhsiga dadiisa loogeeystay awgeed ha loo saamaxo.

 

Haduu 1000 uu dilay, tobanaan kun oo uu la dhashay ayaan dhimana nooleyn oo nolosha lagu cadhaabay through segregation, stigma and racism cad.

 

Markaa waa in la saamaxo odaygan si dadka uu ka dhashay ayna ugu qaadan in tani daba socoto dhibaatadaii haybsoca ee lagu hayey dadkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abtigiis;785770 wrote:
Whatever the personal guilt of this man is, he is wronged in more than million ways by Somalis. Adeer, ilaahay intaad ka yaabtaan ninkan quudhsiga dadiisa loogeeystay awgeed ha loo saamaxo.

 

Haduu 1000 uu dilay, tobanaan kun oo uu la dhashay ayaan dhimana nooleyn oo nolosha lagu cadhaabay through segregation, stigma and racism cad.

 

Markaa waa in la saamaxo odaygan si dadka uu ka dhashay ayna ugu qaadan in tani daba socoto dhibaatadaii haybsoca ee lagu hayey dadkiisa.

Agree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The only reason he is being targeted is because of his minority status. @Abtigis is also right, the discrimination they endure till this day is disgusting

 

Why don't they target General Morgan or Riyaale? I wonder...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this