Jacaylbaro Posted February 6, 2012 It is about time. The trial is going to start about 2 weeks from now. The vampire should finally face the justice and pay for his atrocities during his rule. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 6, 2012 Cali Dhagar-qabe Samatar Oo maxkamad lagu soo taagayo Maraykanka 21-ka bishan February 6th, 2012 USA (Somaliland.Org)-Dhagarqabe Maxamed Cali Samatar oo ahaa Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga ee Dawladii Haligantay ee Maxamed Siyaad Barre ayaa la hor geynayaa maxkamad ku taala magaalada Alexandria, VA ee dalka Maraykanka Bishan February ee aynu ku jirno 21keeda. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska The Center for Justice and Accountability oo u doodaya muwaadiniin reer Somaliland oo dacwo ku soo oogay Cali Samatar ayaa in ka badan muddo Todoba Sanadood ah la tacaalayay sidii cadaalada loo horkeeni lahaa Dhagarqabe Cali Samatar oo isugu si cad u qirtay inuu bixiyay amarkii lagu burburiay magaalooyinkii Somaliland laguna xasuuqayay boqolaal kun oo ku abtirsan jiray ururkii SNM. Cali Samatar iyo hadhaadigii Siyaad Barre oo ay waliba gacan siinayeen Xukuumad ku sheegyadii Cali Mahdi, C/Qaasim Salaad Xasan, Cabdilaahi Yuusuf, iyo Sheekh Shariif ayaa dhamaantood isu bahaystay sidii maxkmada looga baajin lahaa in Dhagarqabahan la hor keeno, waxaana xulufadaas shydaaniga ah ee cadaalad darrada isu bahaystay ay ku guul darraysteen cadaalad darradii iyo dulmigii ay taageerayeen ee ay ugu hiilanayeen ninka dhiigga faraha kula jira ee xasuuqa iyo barokicinta u geystay boqolaal kun oo qof oo aan danbi galin. Dawlada Maraykanka ayaa aqoonsatay in dhagarqabe Cali Samatar ay waajib tahay in cadaalada la horkeeno oo uu ka jawaabo dambiyadii uu ka galay reer Somaliland. Labada geesi ee reer Somaliland ee kala ah Mudane Baashe Cabdi yuusuf iyo Mudane Aziz Mohamed Deria (ina maxamed iid) ayaa dagaal adag iyo halgan dheer u galay sidii Dhagar qabe Cali Samatar maxkamad loo hor keeni lahaa, waxaana halgan dheer oo dhib leh ka dib ay ku guulaysteen in Cali Samatar la hor keeni doono 22ka bishan Maxkmada Cinwaankeedu ayay Albert V. Bryan U.S. Courthouse, 401 Courthouse Square, Alexandria, VA. Dhinaca kale warar xog-ogaal ah oo ka imanaya dalka Kenya ayaa tibaaxaya inuu dhuumasho galay dhagarqabe Moorgan oo dhawaan ka soo muuqday shir ay Kenya ku qabsadeen kooxda Khaatumo Seeg, Dhagarqabe Moorgan ayaa ka werwersan Jaaliyada reer Somaliland ee Kenya ku nool oo wacad ku maray in Morgan uu Cadaalada hor yimaado geeri iyo nolol kay doonto ha ahaatee, waxaana la sheegayaa in Dhagar qabe Morgan oo isagu ah ah Fulay hadh ka carar ah uu imika habeenba meel seexdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 6, 2012 I'm sure he will be found not guilty. Shit happens, move on please. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 6, 2012 What about Cabdiqasim who was interior minister, responsible for Police, security etc. what about your own Rayaale Kahin?, stop picking on him!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2012 One at the time sxb ,,, let's start from the top Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2012 The Case Summary Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 6, 2012 Whatever the personal guilt of this man is, he is wronged in more than million ways by Somalis. Adeer, ilaahay intaad ka yaabtaan ninkan quudhsiga dadiisa loogeeystay awgeed ha loo saamaxo. Haduu 1000 uu dilay, tobanaan kun oo uu la dhashay ayaan dhimana nooleyn oo nolosha lagu cadhaabay through segregation, stigma and racism cad. Markaa waa in la saamaxo odaygan si dadka uu ka dhashay ayna ugu qaadan in tani daba socoto dhibaatadaii haybsoca ee lagu hayey dadkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qaranki Posted February 6, 2012 It seems the case is going ahead because he can't get immunity due to the fact that - furthermore, at the time of the filing, there no longer was a “state of Somalia” that could qualify as a foreign state under the FSIA. http://cja.live2.radicaldesigns.org/article.php?list=type&type=85 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 Abtigiis;785770 wrote: Whatever the personal guilt of this man is, he is wronged in more than million ways by Somalis. Adeer, ilaahay intaad ka yaabtaan ninkan quudhsiga dadiisa loogeeystay awgeed ha loo saamaxo. Haduu 1000 uu dilay, tobanaan kun oo uu la dhashay ayaan dhimana nooleyn oo nolosha lagu cadhaabay through segregation, stigma and racism cad. Markaa waa in la saamaxo odaygan si dadka uu ka dhashay ayna ugu qaadan in tani daba socoto dhibaatadaii haybsoca ee lagu hayey dadkiisa. Agree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 6, 2012 The only reason he is being targeted is because of his minority status. @Abtigis is also right, the discrimination they endure till this day is disgusting Why don't they target General Morgan or Riyaale? I wonder... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2012 Making an excuse for the man ,, eh ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 Umada Somaliyeed wee is cafisay. Arntan shaqsi iyo dawlad shiisheeye ee ka dhaxeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 6, 2012 No what he did was horrible, but you guys hold a grudge, move on man, why you holding the past by the balls? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2012 You ?? ,, who ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 6, 2012 Jacaylbaro;785798 wrote: You ?? ,, who ?? What? Are you alright up there? Quote Share this post Link to post Share on other sites