Dr_Osman Posted February 6, 2012 Ganacsi iyo Dhisme xoogan ayaa Qardho ka socda [sawiro] Updated:- 1 min ago| 10 Commnets Iyadoo magaalada Qardho bilihii ugu danbeeyey uu ka jirey hormar dhanka ganacsiga ah ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar waxaa ka soconaya dhismeyaal kala duwan kuwaas oo loogu talagalay in laga sameeyo ganacsi kala duwan taas oo la filaya in wax weyn ay ka badali doonto bilicda iyo tartanka ganacsiga ee ka bilowday magaalada Qardho. Dhismeyaal daqabyo ah ayaa haataan waxa ay ka socdaan faras magaalaha Qardho dhismayaashan oo ay bulshadu ku tilmaantay hormar dhanka ganacsiga ah oo lagaarey iyadoo arintaani ay keeni karto in dad badan ay usoo jeestaan sidii ay u maalgalin lahaayeen magaalada qardho. Mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa magaalada waxaa laga dareemayey koror dhanka ganacsiga ah iyada oo magaalada ay soo gaareen dadka soo laabtay qurbaha oo ka sameeyey goobo ganacsi,waxa ay shacabka ku tilmaameen arintaan hormar ku aadan dhanka hormarka ganacsiga. Magaalada Qardho waa xarunta gobolka Karkaar waxa ay leedahay cimilo wanagsan oo ku haboon ganacsiga, waxaana sanad walba usoo xagaabaxa dad badan oo ka yimaada dhanka magaalada Boosaaso, hadii ay sii socdaan ganacsiga iyo dhismooyinka laga wado magaalada waxa ay keeni kartaa in ay dadbadani usoo guuraan magalad Qardho. Cabdiraxmaan Maxamed Cali [black] Horseed Media Qardho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 6, 2012 Good on ya Qardho boys, Invest in the city. I am very proud Today haday qardho soo tooseen reer excuse leh ma jirto. Halkas si wada, Hotelyo cusub ha laga hirgeliyo iyo dhismoyin residential ah sababto ah dadka ka soo ordo xiligga kuleelaha bosaso ayaa ibsan laha. Caqliga ha shaqeyo!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 6, 2012 Where are you bilan? look at this construction boom. Bosaso-Garowe-Galkayo-Qardho-Waciye-Ceel Dahir are in a construction boom Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 same building from 3 corners Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 6, 2012 Masha Allah, wonderful. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 6, 2012 Those are 4 different commercial buildings. Not 1. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 Dr_Osman;785594 wrote: Where are you bilan? look at this construction boom. Bosaso-Garowe-Galkayo-Qardho-Waciye-Ceel Dahir are in a construction boom Bilan ayee ka qabsatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 6, 2012 Carafatow..jealousy wont get u anywhere but i told u it will just fuel a development boom in pland 1. 2. 3. 4. Thats for carafat who cannot see the difference in architecture Its 4 different commercial buildings and its just starting thats what Bilan needs to know its not the end Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 6, 2012 Carafat, indhaha iska xir Puntland is booming Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 Dr.Osman, Qardho waa magaalo qurxoon, wacan oo qawoow. aad ayaan uga helay. wexe la mid tahay magaalada Sheick Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 6, 2012 carafat,, qardho long time bay iskA hurdeen this is very important because this will lead to competition and u know somalis they always one up the competitor and who will benefit? the locals. Qardho is on the rise WATCH OUT BOYS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 Dr_Osman;785647 wrote: carafat,, qardho long time bay iskA hurdeen this is very important because this will lead to competition and u know somalis they always one up the competitor and who will benefit? the locals. Qardho is on the rise WATCH OUT BOYS Osman, we should have a Qardho - Erigavo - Berbera road. Quote Share this post Link to post Share on other sites