NASSIR Posted February 5, 2012 Nairobi:-Xafladaani oo aheyd mid si hersare loo soo Agaasimay isla markaana lagu weyneenyay Maamulka Maakhir atate ayaa maanta galinkii danbe ka dhacday xarunta madiina mool ee bartamha Niarobi kaasoo ay ka so qeyb galeen xilibano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya sida Xilibaanad Caasha Axmed Abdalla,Cuqaal W/Garad Siyaasiyiin Ururada Haweenka Saxafiyiin kala matalyay laamaha kala duwan ee warfidiyeenada. Furitaankii Munaasibadaasi waxa hadal ka soo Jeediyya C/Nuur Sharmaake Maxamed Xaaji oo sheegay in Ujeedka Shirka loo qabtay ay tahay mid salka ku haysa sidii Jaaliayda Kenya loogu Sheegi lahaa in Isbedel baahsan lagu Sameeyay Xubnaha golaha iyo Baaq loo Jeedinayo Cuqaasha Deegaanka Sanaag Hayland Bari kuwaasi oo loogu Baaqayo inay Qaban Qaabiyaan oo Iclaamiyaan Shiwayne Balaadhan oo Aaya Ka Talin ah. Caaqil Cabdi Nuur ayaa sheegay in 7-Xubnood la Magcaabay oo la Shaqaynaya Hogaanka Jaaliyada kuwaasi oo uu Xusay inay ka mid yihiin Haweenka qaar oo dadaal dheeraad ah Muujiyay. Dadkii Hadlay Waxa ka mid ahaa:-1-Ugaaska ******* Ugaas Xasan Hilaali 2-Xubin Jaaliyada Yurub Dr Maxamuud Qaalib Siciid. 3-Gudoomiye Xigeen Maxamed Siciid Kurre 4-Nabadoon Qoobay oo Baaqii Isimada Akhriyay. 5-C/qaadir Khaliif Abdi-Nuur 7-Tuulo 6-Maryan Abdiwaxaadi oo Buraanbur Maakhir ah Jeedisay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 5, 2012 More Info & Pics Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 5, 2012 Great gathering -- Dots are connected - Somalis came back square one. This shows true colors of the north. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 5, 2012 ^^ True colors in nairobi:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 5, 2012 Taleexi, That's our beautiful blue flag. Maakhir State again reaffirms its allegiance to the Somali Republic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 5, 2012 Xaaji, Maakhir-na socotaye ma habrihii baa isku hadhay Allow Alle. War dadkiina dhinac ka raaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 5, 2012 Nassir, I love Asha... waa naag labo xiniinyood leh mise tolow waaba saddex. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 5, 2012 Taleexi halkay u socotay ma nairobi Nassir does Maakhir state include western bari Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 5, 2012 Fawdada dhaaf ..... Xaajiyow oo mawduuca ku ekow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 5, 2012 Taleexi;785378 wrote: Nassir, I love Asha... waa naag labo xiniinyood leh mise tolow saddex. War kaa daa gabadhi xiiniyo ma leh eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 5, 2012 dabin baad ila doonaysaa ninyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 5, 2012 Xaaji, I am sure you have seen the video - public rally held in Sanaag region in support of Somali unity. Somalia is coming back. Maakhir region is largely free of the secessionist forces of occupation as its inhabitants are fiercely independent and loyal to Somali unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 5, 2012 I honestly thought this project was dead. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 5, 2012 Taleexi, Asha is a true noble-blooded Maakhirian leader. Besides being articulate and fierce advocate of Somali unity, she has never betrayed her people or exchanged their trust for nickle and dime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 5, 2012 Whatever you thought was neither true nor right. They are there up and high to show who they are and what they stand for. Quote Share this post Link to post Share on other sites