Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 4, 2012 Oh, this is one of the best images I had seen by Amiin Caamir. Aad iyo aad ugu hadleysaa the reality. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 4, 2012 One picture represents thousand words indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted February 4, 2012 priceless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted February 4, 2012 Thats the truth. But unfortunately we still have ppl fighting over their dusty clan states and not see the bigger picture Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2012 Ileen ceeb looma dhinto allow sahal amuraha Somalida Waa taan sharaab iyo u siida frenjigi shuqulada badnaye Waa taan sheedaha ka dawada madaxda ii shirayse eh waa taan shalay iyo maanta la kala baxa magacyo sharfeed eh waa taan shaki badan ku abuurah shacbiyada Somaliyeed eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted February 4, 2012 Hadii la helay gobonimada lixaadka leh hadii la helay laydh caafimaadiyo doog Waxaa lumay oo liicay oo la waayay waa nacabkii Bisheebaan ku ladnay, bisheen liibaanay? Bishee baan libtii haleelnay? 26ka juun ku ladnay 1jda luulyo liibaanay 26ka October libtii haleelnay dalka aad arkeeysan waa lo halgamay meshii 51 sano kahor aan joognay aad rabtiin inaa no celisiin, gumeysi cusub iyo aayo cusub,, i feel sorry for those naftooda uu hibeeyay dalkan, walahi im sorryy,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 4, 2012 I wouldn't mind this cartoon because Soomaalida ayuu guubaabinayaa.....Dad baa u qayilay dan leh maryooleey oo suuqa u soo geliyey Soomaaliyaa la qaybsanayaa....Do you think in UK ay u magacaabi lahayd Safiir, waddan la rabo in maxmiyad la geliyo...They would call him a governor instead....Sometimes bad publicity can be good...Dan kasta oo ay ka lahaayeenba atleast maryooleey hadda waxay la wada qiiroonayaan inay dalka inay badbaadiyaan ay rabaan.....Shirka UK ma u malaynayo in wax weyn ka soo baxayaan aan ka ahayn in Gobollada Waqooyi ay miis la soo fariistaan Soomaaliya inteeda kale for the first time in 21 years...That is a big acheivement....other than that Roadmap-ka ayaa xaaladda ku xiran tahay....Haddii ay run idinka tahay in dalkaan la badbaadiyo, ka billaaba qabiillada qaaraanka la siiyo inay xilidhibaan wanaagsan soo doortaan, markii beel walba sidaas yeesho hopefully, madaxweyne, PM, Guddoomiye Baarlamaan iyo wasiirro ayaa xigi doona...Halkaas ka sii wada! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 4, 2012 Abwaan, bal adiga horta reerkiinu ha ku soo doorto. Guubaabintuna ma xuma hadday mid fiican tahay. Roadmap-kuna wuu soconayaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 4, 2012 loool....Malla isku ciyaaraa....Tayda markii aan ka badiyo ayaan is sharraxayaa and who knows markii ay noqon...Hadda uma socdo! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted February 4, 2012 mallaaaaaa Faroole iyo Caalinna kijinkay ku jiraaaaaaaaaaaaaaaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted February 4, 2012 Misplaced and mischaracterized cartoon from a great artist. There will be dozen countries in attendance many of whom have ethnic collection that are on the verge of imploding. Not to mention Turkey, Egypt, KSA, and South Africa will be sitting at the table. If that tidbit does mot suffice go read the agenda folks. We love Amin. He is a true patriot. But the man misfired this time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 5, 2012 Baashi;785123 wrote: Misplaced and mischaracterized cartoon from a great artist. There will be dozen countries in attendance many of whom have ethnic collection that are on the verge of imploding. Not to mention Turkey, Egypt, KSA, and South Africa will be sitting at the table. If that tidbit does mot suffice go read the agenda folks. We love Amin. He is a true patriot. But the man misfired this time. Well said...Baashi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted February 5, 2012 I agree Amin Amir does not differentiate fact from fiction. He is just translating the rumors from the enemies of Somalia without regard to the falsehood of the whole thing. War Somalida ha habaarin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ToughGong. Posted February 5, 2012 He should have had the waiters serving PuntOil Quote Share this post Link to post Share on other sites