Sign in to follow this  
Dr_Osman

Daror Oil Drilling Reaches 1100 Meters Depth. Drill Target Is 3800 Meters

Recommended Posts

Dr_Osman   

Howlihii shidaal qodista Puntland oo si habsami leh u socda

 

Updated:- 18 mins ago| 0 Commnets

 

Waxaa maalintii 19-aad galay howlaha shidaal qodista ee laga wado dooxada Dharoor ee gobolka Bari.

 

Siciid Faarax Yare oo ah mas’uul ka tirsan shirkadda shidaal qodista wada ee Africa Oil oo maanta si kooban warbaahinta Horseed Media xafiiskeeda magaalada Boosaaso ula hadlay ayaa ka warbixiyey halka ay wax marayaan.

 

Mr Siciid wuxuu sheegay in Riiggii qodaalka wadey oo dhulka dalooliyey masoo gaareysa 1100m, isagoo intaas ku daray in saadaashu ay ka weyntahay intii ay horay u ahayd, laguna rajo weyn yahay in la gaaro natoojo aad loogu farxo.

 

Siciid Faarax ayaa dhinaca kale mar aan wax weydiiney tirada dadka Soomaalida ah ee fursadaha shaqo ka helay howlaha shidaal qodista ee ay shirkadoodu wado sheegay inay jiraan dhalinyaro aad u tira badan oo ka shaqeeya inkasta oo uu ka gaabsaday inuu sheego tirada guud ee dad ay Africa Oil shaqaaleysey.

 

16-kii bishii lasoo dhaafay ee Jen/2012 ayey ahayd markii ugu horeysey ee dooxada Dharoor ee Puntland laga bilaabo qodaalka ceelkii ugu horeeyey ee shidaal laga soo saarayo Soomaaliya, waxaana saadaal hordhac ah oo la sameeyey lagu ogaadey in goobta shidaalka laga qodayo uu ku jiro keyd gaaraya in ka badan 2-Bilyan oo Fuustol.

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Wowwwww wat a huge blow to the anti puntland elements oo ku sugan dalka gudahiisa iyo dibedda online iyo off miyi iyo magaalo wat a devastating news when they hear 1100 meters has been drilled

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

the oil campaign continues and we shall all hear soon some very good news. Amazing how bossaso have kept the security tight everything is riding on this oil program

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Caano yes the drilling campaign is going good. 1100 meters in 19 days aint bad if you ask me but I suspect we are going to hear some good news soon

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this