Freedom Posted February 3, 2012 Agreed thank you Ethiopia for your aid Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 4, 2012 MMA, Weli reer Waqooyi runta magaran. Soomaalinimo iyo midnimo wax ka wanaagsan majiraan. I hope new change-oriented Somalis will emerge from Hargeisa & replace the old guard. As Carafaat put it, fossils rule Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 4, 2012 Wishful thinking Somaliland 4 ever Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted February 4, 2012 xaaji waxa ingiriisku iyo itoobiyaanku idinka rabaan madiidi kartaan, waligiina maydaan diidin, hadana madiidi doontaan. siilaanyo wuxuu ka ogo laaday itoobiyaanka inuu bilaash u isticmaalaan dekeda berbera, balse wuxuu rabay waa laga diiday. Basaas laga dhameystay waa saanbuuse gabal udhacay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 4, 2012 NASSIR;784767 wrote: MMA, Weli reer Waqooyi runta magaran. Soomaalinimo iyo midnimo wax ka wanaagsan majiraan. I hope new change-oriented Somalis will emerge from Hargeisa & replace the old guard. As Carafaat put it, fossils rule Hargeisa. Nassir, Somaliland has no foreign policy or foreign politics experience whatsoever. For to long they have been over dependent on Ethiopia, many folks thinking Ethiopia is their iternal friend. Even in the relation with Djibouti, Somaliland could have played the same hardball politics they were playing. But many folks regard Djibouti as their beloved cousin, not ready to deal as how two countries should deal with eachother. Did you know when Eritrea attacked Djibouti several yours ago, Riyaale was the first one to declare solidarity and offered military assistence. While Djibouti closed years ago Somaliland's diplomatic mission and Djibouti was behind the livestock ban that cribbled Somaliland's Economy. Somaliland waa daacad, laakinse siyasada arimaha dibeda daacadnimo ma taqaan ee dan ayee taqaana. That is why I think that SL en Somalia should have a common foreign policy and thus no need to gain recongnition for international souvereignity, when you have your domestic souvereignity and this is being recongnized by Somalia, one can then share international souvereignity as one can perfectly share one country with 2 systems. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2012 Foreign policy of somaliland actually works it might have not delivered the end goal but it sure had shaped somaliland political maturity when dealing with European countries. As for djbouti the next door neighbor is a friendly country there is lots of trade between the two countries. And as for somalia how things are today I do not think somaliland will any time soon have any good relations with somalia with the current political status of somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 4, 2012 Waftida Khaatumo State of Somalia ee Ku Sugan Addis Ababa oo Kulamo La Qaatay R/wasaare Melez, Madaxdda Sar Sare ee Itoobiya iyo Beesha Caalamka Waftida Khaatumo State ee ku sugan magaaladda Adis ababa ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madax sare sare ee Dawladda Itoobiya iyo waliba Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Adis ababa Waftida ayaa shalay kulamo la yeelatay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Itoobiya kulankaas oo qaatay muddo saacadaha waxana labadda dhinacba ay isla jeexjeexiin sidii Iskaashi loo samayn lahaa ka dibna waxa ay kulan la qaateen Isla Shalay Wasiirka Gaashaandhiga ee Itoobiya waxana kulamadaasi ku dhamaadeen dhamaan Guul Waftidu waxa ay xalayto Kulan Casho sharaf ah la yeelatay R/wasaaraha Dalka Itoobiya Melez Zanawi taas oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda ee Adis abab, waxana uu R/wasaare Melez uu aad u soo dhaweeyey Madax kala duwan ee Khaatumo iyo mirihii ka soo baxay Shirkii Khaatumo2 ee Taleex, Kulankaas ayaa ku dhamaaday is afgarad Waftidu waxa ay kulamo kale la qaateen Madax kale duwan ee Beesha Caalamka u joogta Adis ababa gaar ahaan Safaaradaha Maraykanka iyo Uk, Ururka IGAD, AU, waxana jira Balamo ay la lee yihiin Safaaradaha kale ee wadamadda Yurub ku lee yihiin Adis abab Waxaana Kulamadaas danbe waftida uga qayb galaya Xubnaha G9 ee Adis ababa joogta iyada oo Isimadu dib ugu soo noqdeen Maanta Jigjiga si ay uga qayb galaan caleema saark Ugaaska ugu faca weyn DDS oo todobaadkan dhacaya Quote Share this post Link to post Share on other sites