Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The reason why Ethiopia supports anti Somaliland elements

Recommended Posts

Cali Khaliif Galaydh Iyo Xubno Ka Mid Ah Dibad-wareega Khaatumo State Oo Addis-Ababa Ku Tagay Marti-qaad Ay Ka Heleen Dawlada Dhexe Ee Itoobiya

Addis Ababa (Ramaas) Feb. 3, 2012- Xukuumada federal-ka ee wadanka ETHIOPIA, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay maamulada Khaatumo State iyo Awdal State oo ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland, waxaana ay madaxda maamuladaas la yeelanaysaa kulamo gooni-gooni ah oo taageero loogu muujinayo .

Dawlada dhexe ee Addis Ababa, ayaa la sheegay in ay doonayso xidhiidh xagga amaanka iyo siyaasada ah oo ay layeelato kooxahan, oo ballan qaaday in ay daacad u ahaan doonaan ETHIOPIA, iyaga oo ka codsaday in ay damaanad qaado amaankooda, ilaa inta ay gacanta ku dhigayaan dhulka ay qorshaynayaan in ay maamulada ka hirgalinayaan.

ETHIOPIA waxa ay si cad u sheegtay in ay soo dhaweynayso maamulka kasta laga dhisayo dhulweynihii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland ka mid tahay, waa haddii maamulada cusubi ay taabacsan yihiin siyaasada xukuumada Meles Zenawi ee gobolka Geeska Afrika , laakiin waxa meesha ka baxay cilaaqaadkii ay la lahayd Somaliland oo jiray in ka badan 20 sanno.

Dhanka kale waxa Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka ETHIOPIA maalintii shalay gaadhay wefti uu hogaaminayo Dr Cali Khaliif Galaydh oo ah hogaamiyaha ruuxiga ah ee maamulka Khaatumo State, waxaana uu la kulmi doonaa madaxda sare ee federal-ka,kuwaasoo uu ka mid yahay Ra iisal wasaare Meles Zenawi sida ay ilo xog-ogogaal ahi u xaqiijiyeen shabakeda wararaka ee Ramaasnews.

Meles Zenawi, ayaa la sheegay in uu Cali Khaliif, ku dhiirigelon doono sidii uu maamulkiisa ugu baahin lahaa dhulka ay degta beesha uu ka soo jeeda ee Sool, Sanaag Bari iyo Buhoodle, iyada oo ETHIOPIA ay siin doonto gargaarka dhanka gaashaandhiga ah, isla markaana ay xukuumada Somaliland ku qanci doono in ay joojiso dagaalada ka dhanka ah kooxada falaagada ah.

Galaydh oo xilka wasiirka koowaad ka qabtay dawlada KMG ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee dalka Djibouti ee uu hogaaminayay Cabdiqaasim Sallaad Boy sannadkii 2000, ayaa gacan ka gaystay burburkii dawladaas, ka dib markii ETHIOPIA ay ku eedaysay in ay xidhiidh la lahayd argagixisada caalamiga ah, waxaana uu sida oo kale taageero dhanka siyaasada ah ka haystaa dalka Maraykana uu barre jaamacadeed ka yahay.

Xidhiidhka Somaliland iyo ETHIOPIA oo diciifay ilaa intii xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo xukunka wadanka la wareegtay, ayaa sabab u noqday in ay kooxaha gooni isu taaga ka soo horjeeda taageero waydiistaan dalka saaxiibka hore ahaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somaliland iyo Ethiopia oo kawada hadlaaya Khilaaf Soo kala dhexgalay

Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/la

Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas.

Safarka Wefdigaan oo ay u badanyihin Wasiiro ayaa ka dambeysay kadib khilaaf soo kala dhexgalay labada dhinac oo maalmahaan cirka isku shareeray isla markaana hoos u dhac ku yimid xirrirka ka dhaxeeyey.

Wasiirka arimaha dibadda oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Itoobiya ay u aadayaan sidii ay uga wada hadli lahaayeen khilaafka hadda jira isla markaana xal looga gaari lahaa.

Wuxuu intaas ku daray in xirrirkooda uu ahaa mid soo jireen isla markaana hadda aan loo baahnayn khilaaf,balse Wasiirka ma uusan sheegin qaabka loo wajahaayo khilaafka.

Khilaafka soo kala dhexgalay labada dhinac ayaa cirka isku shareeray kadib markii labada dhinac ay Ciidamo iska qabsadeen gaar ahaan dhinaca xadka Wajaale oo ay iska xireen ciidamo si sharci darro ah isku gudbay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

A_Khadar;784531 wrote:
War ninku sow tii laxidhay? Casumaad rasmi & xadhig siday isu geli karaan..

Anigu waligay ma odhan wala xiidhay mala scriptski baad la sheekeysatay abti

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;784534 wrote:
Somaliland iyo Ethiopia oo kawada hadlaaya Khilaaf Soo kala dhexgalay

Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/la

Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas.

Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas.

Safarka Wefdigaan oo ay u badanyihin Wasiiro ayaa ka dambeysay kadib khilaaf soo kala dhexgalay labada dhinac oo maalmahaan cirka isku shareeray isla markaana hoos u dhac ku yimid xirrirka ka dhaxeeyey.

Wasiirka arimaha dibadda oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Itoobiya ay u aadayaan sidii ay uga wada hadli lahaayeen khilaafka hadda jira isla markaana xal looga gaari lahaa.

Wuxuu intaas ku daray in xirrirkooda uu ahaa mid soo jireen isla markaana hadda aan loo baahnayn khilaaf,balse Wasiirka ma uusan sheegin qaabka loo wajahaayo khilaafka.

Khilaafka soo kala dhexgalay labada dhinac ayaa cirka isku shareeray kadib markii labada dhinac ay Ciidamo iska qabsadeen gaar ahaan dhinaca xadka Wajaale oo ay iska xireen ciidamo si sharci darro ah isku gudbay.

This was six months ago

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waryaa A Khadar awoow,, salax is my nephew and he is not a script he didn't say the professor was arrested in addis ababa he just posted some reported news from some websites not sure if its true or not.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;784544 wrote:
Waryaa A Khadar awoow,, salax is my nephew and he is not a script he didn't say the professor was arrested in addis ababa
he just posted some reported news from some websites not sure if its true or not
.

:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;784544 wrote:
Waryaa A Khadar awoow,, salax is my nephew and he is not a script he didn't say the professor was arrested in addis ababa he just posted some reported news from some websites not sure if its true or not.

:D Indeed a nephew script..

Share this post

Link to post
Share on other sites

A khadar perhaps the good professor should give a interview about his visit to Ethiopia it will clear things up i mean the ssc websites just stated he is in Addis but with no pictures something is fishy really we will find out soon. As for my nephew he is not the editor of various websites he just posted the news he never gave his opinion on the matter.

Share this post

Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;784566 wrote:

He never give his opinion neither you did.. uncle and nephew as one!.. If they are meeting right and no pics or news about it, don't wish the worst. This isn't first time the two met, yet no pics for the prior meetings either. But I assure you things are going well for Khaatimo State. Give an advice to your old president to stop shedding any more blood for the failed project..

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this