A_Khadar Posted February 2, 2012 Buuhoodle,(Lasanod Online)- Culimadda Degmadda Buuhoodle ee gobolka cayn ayaa bayaan kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay deegaankaas. Shiikh Saleebaan Maxamuud Jaamac ayaa ugu horayn saxaafadda la hadlay, waxaana uu sheegay in dadka deegaanka Buuhoodle xaq u leeyihiin inay isdfifaacaan oo ay la jihaadaan maamulka Somaliland maadaama si garadaro ah loosoo weeraray. Xuduudaha Somaliland ku doodayso ee xadkii ingiriiska ayaa culimadu ku tilmaantay mid baadil ah sh Saleebaan Maxamuud Jaamac ayaa arintaasi bayaamiyey xili uu ka hadlayey shir jaraa’id oo culimadu ku qabteen magaalada Buuhoodle. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Sh Maxamuud Yuusuf Dhuux waxaana uu wax ka bayaamiyey sida diinta islaamku u xaaraamaysay in deegaan lagusoo duulo aan waxba kaala socon, waxaana shiikhu sheegay in cidii maamulka Somaliland kaga dhimata dagaalkaasi ay yihin dad naarta ka socokeeya inta ay naftu kujirto sida uu sheegay. Sidoo kale Sh Cabdicasiis Yuusuf ayaa isna halkaasi ka hadlay waxaana uu mudo 3 maalmood ah u qabtay maamulka Somaliland inay ciidamadooda kala baxaan dhulka SSC, Sh Cabdicasiis wuxuu sheegay mudadaas hadii ay kala bixi waayaan inay dadka deegaanku ku jihaadaan dhulkoodda iskana kiciyaan dadka daalinka ah ee kusoo duuley dalkooda. Hadalka culimada deegaanka Buuhoodle ayaa kusoo beegmaya xili dagaalo ka soconayaan gobolka Cayn kaasoo ay duulaan kusoo qaadeen maamulka Somaliland & beelaha bariga Burco oo iskaashanaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 2, 2012 Warmongers dressed as Mullahs? buhoodle sheiks call for war Burco sheikhs call for peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 2, 2012 dee is difaca who is stopping you...when 2 people are left in buhoodle then what?? hahahaha....:cool: walahi suicidale lakin i like that....keep at it im not going to stop you...its a shame these Somalilanders are so peace loving...wish more of me existed...buhoodle would have been pacified by now...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 2, 2012 Keyboard hero.. Alla yaa ku geeya mesha maxaa xaar kaa quban lahaa.. XX, warmongers are well known here, just have self respect for your own good. Guryaad islaameed baad ku duulaysaa and you calling owners of the house warmongers! Caqli ma jiro.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted February 2, 2012 Burco sheikhs call for peace Sheekh Siiro calls for peace???? come on Xaaji. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 2, 2012 Bayaan ay soo saareen wadaadada reer UK ee kasoo jeeda gobolada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) oo ay ku cabirayaan dareenkooda ku aadan dagaalka ka socda deegaanada beelaha ***********. Mahad dhamaanteed waxaa iska leh ALLAHA inagu galadaystay nicmooyinka tirada badan ee ay ugu weyntahay nicmada islaamka, taasoo mudan mahadnaq ballaaran,sida ALLAAH yidhi, ( وإن تعدوا نعمة الله لاتحصوها إن الإنسان لظلوم كفار Intaa ka dib waxaan tacsi u diraynaa dhamaan dadkii ku waxyeeloobay duulaankii qaawanaa ee maamulka, Somaliland kusoo qaaday Degaanka SSC. Waxaan cadaynaynaa in dagaalka iyo collaadda ay ka wadaan maamulka Somaliland degaanada SSC uu yahay mid dullmi ah, ayna dadkaasi xaq sharci ah ulleeyihiin in ay is difaacaan. Sida Rasuulku (scw), kusheegay xadiiskiisa uu kaga hadlayay difaacu nafsiga ee uu kulahaa sidan; وهذا نصَّ عليه النبي -صلى الله عليه وسلم- عندما جَاءَ رَجُلٌ إِلَى رَسُولِ اللَّهِ -صلى الله عليه وسلم- فَقَالَ يَا رَسُولَ اللَّهِ أَرَأَيْتَ إِنْ جَاءَ رَجُلٌ يُرِيدُ أَخْذَ مَالِى قَالَ « فَلاَ تُعْطِهِ مَالَكَ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَاتَلَنِى قَالَ « قَاتِلْهُ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَتَلَنِى قَالَ « فَأَنْتَ شَهِيدٌ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَتَلْتُهُ قَالَ « هُوَ فِى النَّارِ Sidaa darteed dhiiga muslimku maaha mid lagu daadin karo si fudud,waana lays weydiinayaa qofkii ku dhiiranaadana waa ruux banaystay denbi weyn oo kabiira ah, ILLAAHAY agtiisana ka ah Jariimo. Waxaanu dhinaca kale, soo dhaweyneynaa maamulka Khaatumo State of Somalia, ee ay sameysteen dadka dega degaamada SSC. Ugu dambayntii waxaan ugu baaqaynaa Culimada, Isimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed guud ahaan,gaar ahaana kuwa kasoo jeeda degaanada duulaanka laga soo qaadayo, in aanay indhaha ka laaban waxa ka dhacaya gobolada dagaalladu ka socdaan, ILLAAHAY na uga baqaan masuuliyadooda. Waxaa Saxiixay baaqan magacyada hoos ku xusan: 1) Xasan Cabdillahi Cashuur 2) Xuseen Ibraahim Ducaale 3) Feysal Maxamud Aaden 4) Cali Xasan Shire 5) Ciise Maxamed Cawl 6) Cabdillahi Maxamed Xasan (Fallaalug) 7) Maxamed Axmed Xasan (Somali) 8) Xussen Maxamed Xaashi 9) Maxamed Cumar Xirsi ( Indhabuur) 10) Maxamed Ismaaciil Nuur (burci) 11) Ismaaciil Cadaani Axmed 12) Siciid Cabdulaahi Aar 13) Cabdixaafid Xuseen Jaaweli 14) Cabdikhaaliq Xasan Aar 15) Cabdishakur Maxamed Dirir 16) Faarax Maxamed Warsame 17) Mubaarak Xasan Aar 18) Axmed Maxamed Xasan (Fallaallug) 19) Maxamed Xuseen Axmed 20) C/kariin Xaaji Khaliif 21) Cabdicasiis Cali Sulaybaan 22) Maxamud Xasan Xirsi (Cidhib) 23) Mohamed Cali Yuusuf 24) C/salaan Maxamuud Ismaaciil 25) Jaamac Saleebaan 26) Yaasiin Xuseen Faarax (Abtiile) 27) Aaden Cabdi Ducaale (Ina Cabdiyare) 28) Cabdikarim Aw Yuusuf 29) Maxamed Xuseen Axmed 30) Cabdirisaaq Siciid Saleebaan 31) Saleebaan Xaaldiid 32) Saleebaan Caydiid Jaamac 33) Yuusuf Xasan Warsame (ileeye) 34) C/raxmaan Maxamed Nuur Yare 35) Xuseen Maxamud Faarax (Waraabe) 36) Xuseen Nuur Axmed 37) Cumar Cabdi Xasan (Jiir) 38) Cabdiraxman Xusan Bare 39) Cismaan Maxamed Cabdi (qayliye) 40) Kayse Saleebaan Axmed (Darwiish) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 2, 2012 A khadar i like reer Buhoodle they are my people and i do not want any one to hurt them but we need long lasting solutions not people declaringJihaad people need to talk and solve this issue Buhoodle Qurilugud kama maranto Qurilugud Buhoodle kama maranto coodanle Xadhadhanka kama maranto sidi dadku oo wada noolaan lahaayeen halaga shaqeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 2, 2012 MoonLight1;784031 wrote: Sheekh Siiro calls for peace???? come on Xaaji. Sheikh siiro is from hargeysa not burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted February 2, 2012 Sheikh siiro is from hargeysa not burco Who cares, dameer iyo labiisa dhagood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 2, 2012 Xaaji Xunjuf;784033 wrote: A khadar i like reer Buhoodle they are my people and i do not want any one to hurt them but we need long lasting solutions not people declaringJihaad people need to talk and solve this issue Buhoodle Qurilugud kama maranto Qurilugud Buhoodle kama maranto coodanle Xadhadhanka kama maranto sidi dadku oo wada noolaan lahaayeen halaga shaqeyo. Stop lying, they are not your people and you don't like them.. Tell me who is attacking Coodale and Qorulugud and who is attacking Buhodle? Do your ears and mouth hear each other? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 2, 2012 Xaaji Xunjuf;784018 wrote: Warmongers dressed as Mullahs? buhoodle sheiks call for war Burco sheikhs call for peace Buuhoodle was attacked. Buroa wasn't that is the difference macnoyare Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted February 2, 2012 Buuhoodle are not your people, and will never be your people, your people made that very clear when you attacked them. Khaatumo state of Somalia is organized and ready for that war you've been begging for. Quote Share this post Link to post Share on other sites