MoonLight1 Posted February 2, 2012 Hogaanka Rasmiga Ah Ee Xisbiga Udub Oo Maanta Ku Dhawaaqaya InayTaageersan Yihiin Ka Qaybgalka Somaliland Ee Shirka London Kadib Markii Ay La Kulmeen Weftiga Safaarada UK Ee Addis Ababa Hargeysa, February 2, 2012 (Haatuf) - Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin iyo xubanah kale ee hogaanka xisbigaasi ayaa la filayaa inay maanta ku dhawaaqaan inay taageersan yihiin ka qaybgalka Somaliland ee shirka London lagu qabanayo 24-ka bishan February 2012. Kadib markii shalay Hargeysa kulan kula yeesheen wefti ka socday Safaarada UK ku leedahay Addis Ababa, kaas oo sharaxaad ka bixiyey qaabka iyo maamuuska ay Somaliland kaga qaybgalayso shirkaasi oo la filayo in lagu gorfeeyo arimaha Soomaalida ee la dagaalanka Budhcad baddeeda, Argagixisada iyo qorshayaal cusub oo ku aadan mucaawinooyinka gargaar iyo horumarineed ee beesha caalamku u fidin doonto Somaliland iyo Somalia. Safiir ku xigeenka Chris Allan ayaa kulankaasi hogaamiyaha xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin ka raali galiyey shir si khalad ah u dhacay oo diblamaasiyiinta Britain ay la yeesheen kooxda Cali Warancade ee ka falaagowday xisbiga UDUB iyagoo Xasan Embasi oo xidhiidhka u hayey weftiga uu si qaldan ugu geeyey Cali Warancade iyo kooxdiisa halka ay kula shiri lahaayeen Axmed Yuusuf Yaasiin iyo hogaamiyeyaasha kale ee sharciga ah ee xisbiga UDUB, kuwaas oo uu ka mid ahaa xildhibaan Cabdi Gaagaale. Weftiga safaarada UK waxa uu isla shalay la kulay hogaamiyeyaasha xisbiga UCID oo uu horkacayey Faysal Cali Waraabe oo ay ka wada hadleen shirka London iyo amuurihiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted February 2, 2012 I knew only IGLANDH could make them behave. Imiseey Soomaalida kale lahayd walaalayaaloow kaalaya, and now, the master called them with his white finger, Hey come here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 2, 2012 Axmed yusuf yasin was always indifferent the other udub leaders are still opposed to the conference lets see how it goes Quote Share this post Link to post Share on other sites