Abwaan Posted February 3, 2012 Showqi;784663 wrote: Looooooool that is exactly what I would do. in this kind of situations humor will solve the problem. Marka labo qof aad foorjeysid oo dadka oo dhan ku qoslaan. Kan saddexaad dadka oo dhan ayaa ku odhanaya: " Haye haye kanna intuu ku socdaa, War ASTAWWU ASTAWWU safka toosi walaale gacaliye" Believe me some guy tried and even said "Dadkaan anigaa idinka aqaan....War hebel, immisa qof oo kale ayaa soo socota oo na boobi doonta aan ku talo-galnee, isagoo dadka u tusayey inaysan halkan ku istaageyn?":) and that did not work! And I think there is nothing reer Fulaan about saf boodidda...even dadka degaannada kale ka yimid, Waqooyi, Koofur, Bari and Galbeed do that! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 4, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;784654 wrote: Uma jawaabin miyaa habartaas? Taas camal axsaan iyo xishmad midba ma istaahisho. Maya saxiib laakiin saaxiibkay wuxuu ku taliyay inaanan habar danbe oo carab ah kursi uga kicin ana waxaan ku taliyay inaysan islaantu wax danbi ah lahayn waayo ma'aysan joogin meeshii adoonta lagu xoreeyay mana aysan maqal waxayna u akayd inay baadiye fog ka timid Quote Share this post Link to post Share on other sites