Dr_Osman Posted February 8, 2012 Gobolada Sool iyo Sanaag oo Galabta fooda isku daray koobka gobolada Puntland February 7, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garoowe oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Puntland ayaa maanta waxaa ku ciyaaray 4 gobol oo laba ka mid ahi hareen halka laba kalena ay soo bexeen. Ciyaarta hore waxay dhexmartay gobolada Sanaag Vs Sool oo ku jira Group-ka d Waxaana ciyaartaasi aheyd mid gobolkii badiyaa uu u soo baxayo wareega semi Finale-ka waxaana badiyay gobolka Sanaag ka dib Regoore yaal markii ciyaartii ay ku dhamaatay bar bar dhac. Waxaa iyana Ciyaar aad ay wada yeeshay gobolada Cayn Vs Mudug taasi oo aan ku xirneyn gobolkii badiya maadaama gobolka Mudug uu isagu leeyahay dhibco ku filan oo uu ugu soo bexayo wareega 4ta koox, micnaheedu taasi waa gobolka Cayn oo sidaasi ku haray, Waxaana ciyaartaasi ay guushu ku raacday gobolka mudug 2-1. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 8, 2012 Sool-Cayn-Bari-Hayland are out. 4 teams remain. Mudug-Nugal-Karkaar-Sanaag. Nugaal is in top form this tournament they are looking good and I think the way thinks are shaping out the cup will stay in GAROWE THIS YEAR I am looking forward to the semis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 9, 2012 Garoowe: Nugaal oo Finalka usoo baxday iyo Sanaag oo qiil qiil looga badiyey [sawiro] Updated:- 4 hours ago| 7 Commnets Ciyaar aad u xiiso badan oo kamid ah Afar dhamaadka koobka 6-aad ee gobolada puntland ayaa galabta ku dhexmartay garoonka mire awaare xulalka gobalada Nugaal iyo Sanaag. Ciyaartan oo ku bilaabatay jawi aad u dagan ayaa markii ay daqiiqadu socotay waxaa isbadal weyn uu ku yimid kooxda gobolka sanaag oo soo bandhigtay ciyaar aad u wanaagsan isla markaana ay u riyaaqeen dhamaan dadkii ka soo qayb galay daawshada ciyaartii galabta . Xulka gobolka Sanaag ayaa ku hormay gool arga gax ku riday taageerayasha xulka Nugaal waxaana goolkaas saxiixay qaybtii hore ee ciyaarta Weerar yahanka Xulka Sanaag Zaki-17 oo kubad aad u qurxooneed daba mariyay goolhayaha kooxda Nugaal. Qaybtii hore ee ciyaarta labada xul waxay ku kala nasteen 1-0 oo ay ku gacan sareeyaan xulka Sanaag balse Qaybtii danbe markii dib la iskugu soo laabtay waxay ciyaartu isku badashey weerar iyo is difaacid. Ciyaartoyda Xulka gobolka Nugaal oo aan ka rajo dhigan in kubada ay taabsiyaan shabaqa xulka gobolka Sanaag ayaa daqiiqadihii danbe ee ciyaarta waxay heleen gool kii ugu qiimaha badnaa inta uu socday koobkan oo ahaa kii ay ku bar-bareeyen gobolka Sanaag waxaana goolkaas ku baashaalay laaacibka lanbarka 13-aad ee lagu naanayso Hanbo Taageerayaasha gobolka Nugaal ayaa farxad iyo damashaad ku dhamaystay intii loogu tala galay ka dib markii ay barejeeyen Xulka Sanaag waxaana Intii loogu tala galay ciyartu ay ku soo idlaatay 1-1 labada xulba Garsoore Geeseweyne oo maanta dhex dhexaadinayay ciyaarta ayaa ku dhawaaqay in lagu kala bixi doono sidii caadada ahaydba lug ku- laad ama riigoorayaal waxaana ugu danbaytii ciyaartu ay ku soo dhamaatay 4-2 oo ay guusha ku raacday xulka gobolka Nugaal oo u gudbay Ciyaarta kama danbaysta ah ee finalka . Bari waxaa Ciyari doona xulalka Mudug Vs Karkaar . Devastated Sanaag WHOS NEXT. QARDO OR GALKAYO. WE WILL EAT WHATEVER THE WIND BRINGS HOME Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 9, 2012 Somalia. Lol I love the shot of the nugaal victory guy, he got the look of "WHOS NEXT" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 9, 2012 Lol, like this guy, but Mudug will do you guys bad! They are dodging bullets in Galkacyo while playing ball :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Atirisho Posted February 9, 2012 I hope Mudug takse the cup. The place need a good news for once. I am rooting for them. ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 10, 2012 Wow wat a view of the stadium Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 10, 2012 Is the Politics' section your musqul? Why do you have to post everything in this section? Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted February 10, 2012 Pitiful watching this team's get new jerseys's, cleats when women/children/mothers/elderly are dying & hunger-stricken somewhere nearby. (This isn't only PL/ but Somalia's in general). Ma fahmo ragaan soomaliyeed...May Allah s.w. have mercy on our souls-Amin. Same thing, when you see pictures of pupils, schools, businesses......dumarkii wexey noqdeen alaab (I can marry 3/4+ women, she takes care of the household, raise the kids...do all the chores..& now days even work outside the house....)see wax uu hagaagayaan..if the dude's job is just for reproduction & Footie *&$#. Pardon me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 10, 2012 raula;787696 wrote: Pitiful watching this team's get new jerseys's, cleats when women/children/mothers/elderly are dying & hunger-stricken somewhere nearby. (This isn't only PL/ but Somalia's in general). Ma fahmo ragaan soomaliyeed...May Allah s.w. have mercy on our souls-Amin. Same thing, when you see pictures of pupils, schools, businesses......dumarkii wexey noqdeen alaab (I can marry 3/4+ women, she takes care of the household, raise the kids...do all the chores..& now days even work outside the house....)see wax uu hagaagayaan..if the dude's job is just for reproduction & Footie *&$#. Pardon me. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted February 10, 2012 ^^just a passing thought. Disregard if it makes no sense to ya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 10, 2012 raula;787768 wrote: ^^just a passing thought. Disregard if it makes no sense to ya! wrong thread for your message. that's all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 10, 2012 Rawla, wey kugu kacdee. Saaka koob shaah ma cabin u maleynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 10, 2012 Good initiative. Quote Share this post Link to post Share on other sites