IAmRevolution Posted January 31, 2012 Hargeysa:-Waaxa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Col. Richard Corfield oo ka mid ahaa raagii uu soo halgaamay Somaliland. Col. Richard Corfield oo taalladan loogu magac-baxay waxa uu hormuud u ahaa, isla markaana ahaa Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka dhiidhiyey tacadiyadii ay Xukuumadii Daarwiish ahayd ee Ismacaail Miire ku haysay Shacabka reer Somaliland, waxaanu wakhtigaas noqday Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka mid noqda Ururkii dhaqdhaqaaqa halgankii lagu xoreeyey Somaliland. Sidoo kale, Col. Richard Corfield waxa uu ka mid ahaa Siyaasiintii Somaliland wakhtigii halganka lagu jirey, waxaanu ka qayb-qaatay, isla markaana uu kaalin weyn kaga jirey bundhigii Qarannimada Somaliland, isagoo ahaa Sarkaaglii ugu horeeyey ee Boqortooyada Engris ku wareejiso hooganka hubka Somaliland, iyadoo talaabadaas uu Sarkaalgu beesha Darwiisheed hubka kaga dhigay-na ay hormuud u noqotay in Somaliland ee xoreeyadaydii ku guulaysatay 1960kii. Col. Richard Corfield waxa kale oo xusid mudan waxyaabaha lagu xasuusto inuu ahaa Weeyeel jecel nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha ummadda reer Somaliland, isagoo waayo-aragnimo buuxda u lahaa dhaqannada iyo deegaanada ay ku nool yihiin Ummada Reer Somaliland, waxaanu tiir dhexaad u ahaa bahda Ciidamada ee Somaliland. Abdullahi Orgiliiqe Waaheen/Office Hargeysa/Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 31, 2012 looooool, loooooool, looooool ;) This seems to be a joke, but ciddan wallee way ka suuroowdaa. Cimrigaagoo dheeraado, geel dhalaayaas ku tusaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 31, 2012 What an absolute embarrassment. I actually feel sorry for the secessionists. Xaaji Xunjuf, soo gal, where are you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted January 31, 2012 Somalia;783269 wrote: What an absolute embarrassment. I actually feel sorry for the secessionists. Xaaji Xunjuf, soo gal, where are you? The sun must be really hot in pirate-land Can't believe this fellow thinks this is an actual true story... Quote Share this post Link to post Share on other sites
IAmRevolution Posted January 31, 2012 I got this from Waaheen news portal. It's a no joking matter, it's embarrassment to every Anti-Colonial people across Africa. The Secessionists are the ONLY post-colonial people that bow down to their former-colonial Masters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 1, 2012 Yaab badanaa......Kacaanoow xaalkaagii ma halkaan buu marayaa?.....! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 1, 2012 Mintid Farayar;783275 wrote: The sun must be really hot in pirate-land Can't believe this fellow thinks this is an actual true story... It is a true story! Where is Xaaji, I need him to comment on this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 1, 2012 Fake story from fake pirate land group Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted February 1, 2012 Reer habel iyo habel waar maa heer'kaas baad gaarteyn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 1, 2012 ..... Good one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted February 1, 2012 Aduun ajab ajabtiye aadaa jinkaa guursiti, aaw dheh ya kii dilaase! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted February 1, 2012 IAmRevolution;783210 wrote: Hargeysa:-Waaxa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Col. Richard Corfield oo ka mid ahaa raagii uu soo halgaamay Somaliland. Col. Richard Corfield oo taalladan loogu magac-baxay waxa uu hormuud u ahaa, isla markaana ahaa Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka dhiidhiyey tacadiyadii ay Xukuumadii Daarwiish ahayd ee Ismacaail Miire ku haysay Shacabka reer Somaliland, waxaanu wakhtigaas noqday Sarkaalgii ugu horeeyey ee ka mid noqda Ururkii dhaqdhaqaaqa halgankii lagu xoreeyey Somaliland. Sidoo kale, Col. Richard Corfield waxa uu ka mid ahaa Siyaasiintii Somaliland wakhtigii halganka lagu jirey, waxaanu ka qayb-qaatay, isla markaana uu kaalin weyn kaga jirey bundhigii Qarannimada Somaliland, isagoo ahaa Sarkaaglii ugu horeeyey ee Boqortooyada Engris ku wareejiso hooganka hubka Somaliland, iyadoo talaabadaas uu Sarkaalgu beesha Darwiisheed hubka kaga dhigay-na ay hormuud u noqotay in Somaliland ee xoreeyadaydii ku guulaysatay 1960kii. Col. Richard Corfield waxa kale oo xusid mudan waxyaabaha lagu xasuusto inuu ahaa Weeyeel jecel nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha ummadda reer Somaliland, isagoo waayo-aragnimo buuxda u lahaa dhaqannada iyo deegaanada ay ku nool yihiin Ummada Reer Somaliland, waxaanu tiir dhexaad u ahaa bahda Ciidamada ee Somaliland. Abdullahi Orgiliiqe Waaheen/Office Hargeysa/Somaliland Oodweyne;783217 wrote: :D Very artistic imagination, I must admit, indeed.. You could have gotten the elusive recognition long time ago if you had the intellect to come up with this idea of building a silver statue if not a golden one for Richard Corfield, your national hero, early in the beginning of 1990s. But, it is not too late. Go ahead and build a bronze one in the center of Hargeisa for your British masters (I guess you can not afford a silver now let along a golden one; after all, the current Buhoodle skirmishes are too expensive for you now). The problem you will encounter, though, is that the royal family in U.K. will not be fully satisfied with you if the carton plane effigy (the one SNM gang erected in the city symbolizing the imaginary suffering the revolutionary government had done to you), and the statue of a proud “God chosen” British national (in your mind) share the same space in the city. In other words if you decide to build a monument for Lord Corfield please remove the carton plane effigy if you want the recognition to jump off from the bottom frame of the “window” it has been sitting on for the last 21 years. In the modern history of human, Britons believe they are the victorious. No way can their pride reside close to feelings of defeat. :cool: Good luck Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 1, 2012 What really follows this hilarious parody is to reflect on the denigration somali history and heroes suffered under the lips and limps of SNM and to somberly assess if what they have been doing to Somalia and somalinimo is any more less disrespectful than erecting a memorial to Corfield. Afterall, the day the Colonel met his maker, many SNM ancestors who died for Corfield's cause were in attendance. The real relevance of this story lies in the poignancy of its hypothetical import, which loudly proclaims that were London to ask for the Colonel's statue in Hargeisa in exchange for recognition of SL, SNM will not only take the offer gleefully, it will kill for it. Such is the mindless ego and implacable rage that they get by, that anything,every trick or ignominy is justified to get the coveted clan pipedream. Quote Share this post Link to post Share on other sites