Saalax Posted January 31, 2012 Mujaahid Maxamed Xuseen Jagac Oo Dhagax-dhigay Taallo Lagu Xusaayo Alle Ha U Naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax (Hadhwanaagnews) Tuesday, January 31, 2012 Hargeysa(HWN):-Mujaahid Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac), ayaa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo mid ahaa Sandaladaha ugu faca-weyn Somaliland. Hargeysa(HWN):-Mujaahid Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac), ayaa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo mid ahaa Sandaladaha ugu faca-weyn Somaliland. Alle ha naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo taalladan loogu magac-baxay waxa uu hormuud u ahaa, isla markaana ahaa Suldaankii ugu horeeyey ee ka dhiidhiyey tacadiyadii ay Xukuumadii Kalitaliska ahayd ee Siyaad Barre ku haysay Shacabka reer Somaliland, waxaanu wakhtigaas noqday Suldaankii ugu horeeyey ee ka mid noqda Ururkii dhaqdhaqaaqa halgankii lagu xoreeyey Somaliland ee SNM. Sidoo kale, Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa uu ka mid ahaa Guurtidii Somaliland wakhtigii halganka lagu jirey, waxaanu ka qayb-qaatay, isla markaana uu kaalin weyn kaga jirey bundhigii Qarannimada Somaliland, isagoo ahaa Suldaankii ugu horeeyey ee beeshiisu wareejiso hubka, wakhtigaas oo uu dalka Madaxweyne ka ahaa Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, iyadoo talaabadaas uu Suldaanku beeshiisa hubka kaga dhigay-na ay hormuud u noqotay in Somaliland qoto qaran jira 21aad Sanadood. Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa kale oo xusid mudan waxyaabaha lagu xasuusto inuu ahaa Weeyeel jecel nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha ummadda reer Somaliland, isagoo waayo-aragnimo buuxda u lahaa dhaqannada iyo deegaanada ay ku nool yihiin Ummada Reer Somaliland, waxaanu tiir dhexaad u ahaa bahda Dhaqanka ee Somaliland. Cabdiqani Asporo Hadhwanaagnews/Office Hargeysa/Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 31, 2012 Kuwa Ingiriiska la dagaalamey taallo lagu xusaayo maloo sameeyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
IAmRevolution Posted January 31, 2012 When will you guys do a Dhagax-Dhig oo lagu xusaayo Gaalkii Kofil ? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2012 Suldaan Muxumad Suldaan Farax he was a geesi aun he was running the transitional leadership of the SNM during the early 80s Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2012 Somalina;783110 wrote: Kuwa Ingiriiska la dagaalamey taallo lagu xusaayo maloo sameeyey? Kuwa schoolada loogu magac daray Sheikh bashiir haji Adan af qalooc Farax omaar Suldaan timma cade university in Gabiley:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 31, 2012 Xaaji Xunjuf;783115 wrote: Kuwa schoolada loogu magac daray Sheikh bashiir haji Adan af qalooc Farax omaar Suldaan timma cade university in Gabiley:D Awoowe, taallo ayaan ka hadlaayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2012 Somalina dee wa in wax la kala qeybiya SNMta taalooyinka u qaabilsan yihin iyo wadooyinka iyo xaafadaha Schoolada iyo jamacadaha iyo airpodhada na waxa loogu magac dara kuwi Ingriiska xoriyada ka keeney lixdanki:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 31, 2012 Somalina in due time there should be a taallo in Mogadishu honouring Mujahiid Cali Wardhiigley and other USC liberty fighters who liberated Koonfuria from the talons of totalitarianism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 31, 2012 Waa sheeko fiican waa in ummad kastaa xasuusataa dadka qaderinta ka mudan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 31, 2012 Waa sheeko fiican waa in ummad kastaa xasuusataa dadka qaderinta ka mudan. Taleexi oo ma waxaad leedahay there will soon be a taalo for Morgan in Qardho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 31, 2012 MoonLight1;783150 wrote: Taleexi oo ma waxaad leedahay there will soon be a taalo for Morgan in Qardho. You are paying attention. Smart man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2012 Taleexi;783152 wrote: You are paying attention. Smart man. But Moorgan Budhlayn dhisitanki waxba kamuse ahayn odaygi Sri lankiga gartay Abdilahi Yusuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 31, 2012 Madaxda iyo waxgaradka ummadeed waxba ha ka sheegin Xaajiyow. Iyaba kuwaaga waa caayi karnaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 31, 2012 Taleexi;783160 wrote: Madaxda iyo waxgaradka waxba ha ka sheegin Xaajiyow annaba kuwaaga waa caayi karnaaye. Madaxdu wa kuwee Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 31, 2012 But Moorgan Budhlayn dhisitanki waxba kamuse ahayn odaygi Sri lankiga gartay Abdilahi Yusuf Xaaji taas looguma dhisayo, dee waa "Mujaahid" usoo halgamay dowladii hore ma aha? Wax faham sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites