A_Khadar Posted January 31, 2012 Shacabka Gaalkacayo Oo Looga Mahad Naqayo Garabkay Muujiyeen Goobo badan oo ka tirsan daahafaha aduunka ayaa waxaa naga soo gaadhaya Mahadnaq balaadhan oo loo dirayo shacabka Ku Dhaqan magaalada gaalkacayo sida wanaagsan ee ay isu garabtaageen dhaawacii dagaalkii ka qarxay duleedka Sool Joogto ee ay iskaga horyimaadeen Malayshiyadda SNM iyo shacabka SSC . Waxayna dhamaantood dadkii mahadnaqa na soo gaadhsiiyey ay sheegeen in ay shacabka ku dhaqan deegaanka Gaalkacayo ay uga mahad celinayaa hawshaas ay dhamaantood qabteen , isla markaana ay isku garab taagayaan walaalahood oo ay tilmaameen in ay taariikhdu xusi doonto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 31, 2012 You are welcome Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 31, 2012 ^LoooooL...Goormaad reer Mudug noqotey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 31, 2012 I second Qandalawi, you welcome :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 31, 2012 ^^^^Reer Mudug represent Puntland, thus he is reer Mudug as much as anyone else..And you are welcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 31, 2012 Thank Galkaio/PL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 31, 2012 Dhaawac la daweeyay waa laa shukri calaa waa jib meeshaycarabtu ka tiraahdo wax ka weynbaa looga fadhiyaa siiba ururka haweenka puntland ee gaal kacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 31, 2012 Qandalawi;782974 wrote: You are welcome I thought you represent Qandala...Reer Gaalkacyood baa SOL jooga ee haka boobin mahadnaqa! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted January 31, 2012 Why are you guys trying to divide the pirates into good and bad pirates. Lol child's play Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted January 31, 2012 no need to thank, it a duty not only to help the injured but to support their BROTHERS militarily against this coward and inferior SNM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 31, 2012 Che & Abwaan lool, maxaad hal meel noogu celinaysaan qufulkastaan furaa xataa reer SSC ayaan ahay, Boocame ayaan kudhashay, markaa waa anteranational Somaaliya oo dhan kkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 1, 2012 Qandalawi;783223 wrote: Che & Abwaan lool, maxaad hal meel noogu celinaysaan qufulkastaan furaa xataa reer SSC ayaan ahay, Boocame ayaan kudhashay, markaa waa anteranational Somaaliya oo dhan kkk lol...Kiyaawe-Ingiriis iga dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 1, 2012 Abwaan;783345 wrote: lol...Kiyaawe-Ingiriis iga dheh! ;) He is right why you guys want to lock him up in box like successionists.. He is somali and free to be part of any city's people in Somalia.. You welcome Qandalawi.. Che & Abwaan warkoodka iska ilow.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 1, 2012 ^Thanks laakin Abti anigu reer SSC waaban kamid ahay, dhiig iyo dalashoba, tirsasho gaaban iyo mid dheerba, dagaan guud iyo mid gaar ahba, marka maba la iga saari karo . Xoogaa Xaglatoosiye ayaan isku kacsanahay bas kkkkkkkkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 1, 2012 That too.. So you should be one of those who are thanking to Reer Galkacyo and all other loving peace somalis who stand next to SSC against the aggressions from s/l.... Quote Share this post Link to post Share on other sites