A_Khadar Posted January 31, 2012 Wafuudan oo muddo saddex casho ah ku sugnayd magaalo madaxda DDS Itobiya ee Jigjiga ayaa waxay kulamo kala duwan la qaateen madaxda dalka iyo Bulshada ka soo jeeda deegaanka SSC iyo weliba madax dhaqameedada deegaankaasi.. Weftidan ayaa waxaa lagu casuumay Caana ku shugka Garaadka beelaha ****** oo ka dhici doonta deegaanka Killinka Shanaad. Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxammuud Cumar ayaa oo safar ugu maqan magaalada Adisababa ayaa la sheegay in uu maalinta beri ah soo gelayo Jigjiga halkaasi oo ay weftdan kulamo yeelan doonaan dhinac yo badan taaban doona. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 31, 2012 its called a quick photo op...then off to addis...then mugdisho to beg...then off back to miniapolis. Bye bye Galayd... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 31, 2012 Job well done the architects of Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 31, 2012 The Hermet;782982 wrote: its called a quick photo op...then off to addis...then mugdisho to beg...then off back to miniapolis. Bye bye Galayd... Lol khaatumo is coming for your azzz Quote Share this post Link to post Share on other sites