Sign in to follow this  
Dr_Osman

Galmudug: Abdiqeybdiid Escapes Bomb Attack

Recommended Posts

Dr_Osman   

Gen Cabdi Qaybdiid oo ka badbaaday weerar ismiidaamin ah oo hoygiisa koonfurta Gaalkacyo uu ka daganyahay lagu qaaday

Tue, 31 Jan 2012 08:11:07 -0500 am -05:00 -18000

 

Galkacyo,Jan 31 -Weerar ismiidaamin ah ayaa maanta lagu qaaday guriga uu koonfurta magaalada gaalkacyo ka deganyahay Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo xilal kale duwan ka soo qabtay dowlada faderaalka ee Soomaaliya.

 

Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo ka mid ah hogaamiyeyaasha dhaqanka ee maamulka Gal-mudug ayaa u xaqiijiyay Radio Daljir inuu indhihiisa kusoo arkay dhimashada laba askari iyo dhaawaca sadex qof.

 

Nabadoon Alloore ayaa sidoo kale sheegay Col Cabdi xasan Cawaale "Qaybdiid" inuu ka badbaaday weerarka ismiidaaminta ah oo u muuqday mid bartilmaameed u ahaa in lagu dilo Generaalka,isagoona sheegay labada qof ee ku geeriyootay qaraxa ismiidaaminta inuu midkood ahaa sargaal sare oo katirsan ciidamada Gal-mudug.

 

"Anagu goob joog meesha aan tagnay dhaawaca iyo dhimasho waan aragnay,madaxiisa qofkii ismiidaamiyay waan aragnay,lugtiisa iyo jirkiisa kale meelo kale ayaa lagu sheegayay baaritaano ayaana wadnaa xiligaan"Cali Diiriye Walloore ayaa sidaas u sheegay Daljir.

 

Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo deegaan ahaan kasoo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa horay xilal wasiir iyo taliyaha booliska Soomaaliyeed kasoo qabtay dowlada faderaalka Soomaaliya.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;782859 wrote:
Who is behind the attack Dr osman who wants to Kill the General.

Godane's group Al Shabaab have already claimed the attack. Godane & Afghani are enemies of all Somali's..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke godane and his crew are not perfect and they don't have the answers for a better somalia but at least they don't support ethios kenyans inside somalia, that said we should condemn this attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

DEG DEG: Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ee Maanta ka Dhacay Gurigiisa Gaalkacyo

Comments (0) | Write Comment

 

Gaalkacyo (RBC) Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaamin ahaa ee maanta ka dhacay gurigiisa oo ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo.

 

Cabdi Qeybdiid oo la hadlay wariyaasha gudaha ayaa sheegay in maanta duhurkii nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyey gurigiisa, hase yeeshee isaga waxba aysan soo gaarin.

 

Wuxuu sheegay in afar ruux oo uu ku jiro ninkii ismiidaamiyey ay ku naf waayeen qaraxa.

 

“Ninkaasi wuxuu isku dayey inuu guriga soo galo laakiin waa laga hortegey nasiib wanaag” ayuu yiri Cabdi Qeybdiid.

 

Wuxuu intaa ku daray in la baari doono weerarkan meesha laga soo abaabulay.

 

Labo ka mid ah ilaalada Cabdi Qeybdiid iyo haweeney wadada mareysay ayaa ku geeriyooday weerarkan.

 

Meydka ninkii weerarka fuliyey oo googo’ay ayaa la sheegayaa inuu weli yaalo goobtii uu isku qarxiyey.

 

Ma cadda cida ka dambeysay weerarkan maanta lala beegaday guriga uu degan yahay Cabdi Qeybdiid oo ku yaalla meel u dhow astaanka baabuurta Hobyo eee koonfurta Gaalkacyo.

 

Wariyaha Raxanreeb ee gobolka Mudug ayaa soo sheegaya in weerarka ismiidaaminta ah si weyn looga hadalhay guud ahaan magaalada Gaalkacyo.

 

Cabdi Qeybdiid wuxuu horey u ahaan jiray taliyihii booliska DKMG isagoo dawladii Cumar C/rashiid ka noqday wasiirka macdanta iyo biyaha. Dhowaanahan wuxuu u wareegay magaalada Gaalkacyo isagoo si aad ugu dhowaa masuuliyiinta Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo.

 

RBC Radio

Xafiiska wararka Mudisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;782971 wrote:
Duke godane and his crew are not perfect and they don't have the answers for a better somalia but at least they don't support ethios kenyans inside somalia, that said we should condemn this attack.

Godane & Afghani killed Omar Hashi, Liqanyu and more than 60 elders in Belwedweyne. They killed young medics in hotel Shaamo. They murdered over 60 young children going to Turkey... All those killings they gleefully claimed it. In Galkacyu they have assassinated elders, and local leaders and now Qaybdeed. These people are the enemy of Somali's everywhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

General Duke;782992 wrote:
Godane & Afghani killed Omar Hashi, Liqanyu and more than 60 elders in Belwedweyne. They killed young medics in hotel Shaamo. They murdered over 60 young children going to Turkey... All those killings they gleefully claimed it. In Galkacyu they have assassinated elders, and local leaders and now Qaybdeed. These people are the enemy of Somali's everywhere.

They even killed in Gobollada Waqooyi..

 

Somalina;783003 wrote:
AS was behind this?

Some Somali websites reported that AS claimed they were behind this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this