A_Khadar Posted March 2, 2012 Classic! I hope to see what Garaad Jamac done with the Bun.. Inuu madax ku shubtay iyo inuu ku dhaashtay? Nice pics.. Thanks Lii.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 2, 2012 Khatumo is leading to Somalis that they can meet and sort their differences without outside help. I am hoping Khatumo team to go all they way to Kismaanyo and beyond and bring somalis back together! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 2, 2012 A_Khadar: That is a good spirit but remember we still have some unfinished business back in Khaatumo State. The liberation of occupied territories should be given priority methinks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 2, 2012 ^^ You get that right on yaa Taleexi.. I was telling landers who macked about the three prisdents of KH how important is to have them where each is focusing the different parts of the moving ship of KH.. Both Prisedent Karaash and Indhashel are busy to liberate LA and other parts of KH. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 3, 2012 Dr,Cali Khaliif Galaydh Oo Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Nairobi- (Sawiro)- Lasanod Online. Saturday, March 03, 2012 Â Â Â Â Â Â Â Nairob,(lasanod Online)- Raysal wasaarihii hore ee dalka Somalia mudane Dr.Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta soo gaadhay magaalada Nairobi.. Â Â ee caasimada dalka Kenya, waxaana garoonka diyaarahada ee Jooma kinyaata kusoo dhaweeyay dadwayne tiro badan, Jaaliyada khaatumo State ee bariga afrika, Masuuliyiin, iyo waxgarad kala duwan. Â Dr. Cali Khaliif Galaydh oo mudooyinkan danbe safaro kala duwan ku marayay wadamada caalamka ayaa waxa uu kasoo kicitimay magaalada Adis ababa ee dalka itooobiya. Â Mar saxaafadu wax ka waydiisay ujeedooyinka socdaalkiisa waxa uu sheegay in uu shirar kala duwan layeelan doono masuuliyiinta dalka Kenya oo ay ka wada hadli doonaan Xoojinta xidhiidhada caalamiga ee maamulka khaatumo dawlada Kenya, isagoo sidoo kale sheegay inuu kulamo laqaadan doono jaaliyada khaatumo state ee dalka Kenya. Â Dhinaca kale Dr.Cali khaliif oo warbaahinta kula hadalay Hutelka Hilton ee magaalada Nairobi ayaa mar wax laga waydiiyay xidhiidhka Itoobia iyo khaatumo state ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in xidhiidh iyo iskaashi buuxaa kala dhexeeyo dawlada Itoobiya iyo Khaatumo. Â Soo dhawayntan Dr.Cali khaliif galaydh ee maanta ayaa siwayn uga dhexmuuqatay garoonka jooma kinyaata ee magaalada Nairobi, waxaana intii ay socotay soo dhawayntani Goobta lagusoo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka somalida. Â Iskusooo wada duuboo socdaalkan uu Dr.Cali Khaliif Galaydh ku yimid dalka Kenya ayaa wuxuu qayb ka noqonayaa safaro uu mudooyinkan danbe ku marayay wadamada caalamka, isagoo todobaadadii tagay soo maray wadamo dhawr ah kukala yaala qaaradaha Yurub iyo afrika. Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 3, 2012 A_Khadar;797895 wrote: Classic! I hope to see what Garaad Jamac done with the Bun.. Inuu madax ku shubtay iyo inuu ku dhaashtay? Nice pics.. Thanks Lii.. What do you do you do with it anyway? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 3, 2012 Bunku miyuu qaxwe aheen? Maxa logu dhaashan? Mise wa sida canaha its a sign of a blessing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 3, 2012 Aaliyyah: Waa kind of ritual balse ha layska bunnaysto..... Khaatumo is making political inroads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 3, 2012 Oh ok got it. alhamdulahi Khaatumo meel wacan bay marasa alle ha daayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 3, 2012 what does dhaashan mean, am really interested in this ritual Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2012 Prof. Cali Khaliif Galaydh Oo Nairobi Soo Gaadhay Iyo Soo Dhawayn Weyn Oo Loo Sameeyay{Sawiro}   Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr: Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, boqolaal ka mid ah shacab weynaha ku dhaqan dalkan Kenya ee Soomaaliyeed iyo weliba shicibka ka soo jeeda deeganada Khaatumo State ayaa si weyn u soo dhaweeyey Pro: Cali Khaliif Galaydh.          Shucuubtii soo dhaweysey Dr: Galaydh ayaa isugu jirey Barbaarta gaashaaman, Hooyooyinka Saxaafada Soomaaliyeed iyo weliba odayaal ka tirsan waxgaradka deeganada Khaatumo ee ayagu ku dhaqan dalkan Kenya.    Pro: Cali Khaliif oo shir jaraa’id ku qabtay Hotel-ka Hilliton ee bartamaha magaalada Nairobi ayaa sheegay in halkan ay isugu imaananayaan wufuuda ku sugan magaalada Muqdisho iyo weliba Dr: Cali Ciise Abdi oo asaganu dhawaan ku soo wajahan magaaladan Nairobi.    Mar la weydiiyey ujeedkooda socdaaleed ayuu sheegay inay u yimaadeen sidii dalalka geeska Afrika ay ugala xaajoon lahaayeen qadiyada maamulka Khaatumo State, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay gaadhi doonaan dalal ka tirsan Bartamaha iyo Koonfurta Afrika, sida dalka Mozambique iyo weliba dalal kale.   Cali Khaliif Galaydh ayaa soo hadal qaaday aqoonsiga laga sugayo maamulka Dawladda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in aysan ahayn mid gor gortan geli karta in la helo warqadaasi, wuxuuna sheegay hadii indhaha laga qarsado shacabka reer Khaatumo inay tlaabo qaadi doonaan.    Dr Galaydh wuxuu sheegay in dhawaan lagaadhsiin doono maamulka Khaatumo xaafadkasta oo ka tirsan deeganada Khaatumo, wuxuuna sheegay intaasi hadaba ay dar dargelinteeda wadaan madaxda maamulkaasi ee ku sugan gudaha deegaanka Khaatumo State Of Somalia.      Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif, Nairobi Airport   " frameborder="0" allowfullscreen>  Shir Jaraa'id Prof. Cali Khaliif                 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2012 RealTaleex.com : Prof. Cali Galaydh oo Caasimada Kenya Lagu Soo Dhaweeyey, Kuna Sii Wajahan Dalka Jabouti. Daawo Sawirada  Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa mar dhaweyd gaadhay magaaladda Nairobi waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Jaaliyadda Nairobi ee Deegaanadda Khaatumo, Isimo ka socday Beelaha Soomaaliyeed iyo waliba Siyaasiyiin Miisaan ku leh Umadda Soomaaliyeed waxana kale oo soo dhaweynta Dr Cali Khaliif ka qayb qaadanayey Gabdho xidhan Calanka Soomaaliyeed oo aad loo qurxiyey    Dr Cali Khaliif waxa uu ka soo kicitimay magaaladda Adis ababa oo uu todobaad ku sugnaa waxaana isaga iyo Madaxdda kale ee G9 ay kulamo la qaateen Madaxdda dalka Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ka furan dalkaas waxana la filayaa in barito uu dalka Jabuuti u anbabaxo Dr Cali Ciise Cabdi oo uu balamo la lee yahay Madaxdda dalkaas waxana suurta gal ah in ay kulmaan Hogaamiyihii hore ee SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed oo ku sugan Jabuuti    Socdaalka Cali Khaliif waxa uu hordhac u yahay wafuud badan oo Golayaasha Khaatumo ka tirsan kuwaas oo la filayo in ay todobaadkan gudihiisa wada gaadhaan magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ahna saldhiga Siyaasadda Geeska Afrika         Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2012 Xaflad Jaaliyadii khaatumo State Of Somalia Ee Swedan Stokholm(Daawo Sawiro) Â Â Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2012    Maamul Goboleedka Khaatumo State oo Taageero Iyo Hiil Weyn ka Heley Walaalahood Galbeedka Somalia  Kismaayonews  http://kismaayonews.com/2012/03/03/khaatumo-state-oo-hiil-weyn-ka-heley-beesha-******/ Quote Share this post Link to post Share on other sites