Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State - Columbus, Ohio

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

The Hermet;792220 wrote:
I dont know what your defintion of HUGE is but...that looks like a few villagers, and dusty ones at that. :cool:

Why dont you get a life,brother???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

ShirWeynihii Khaatumo II: GO'AAMADII EROOYINKA KHAATUMO Iyo Ku Dhawaaqii Taariikhiga Ahaa ee Maamul-Goboleedka Khaatumo STATE OF SOMALIA (Daawasho Wacan)

 

Khaatumo II Grand Conference: Khaatumo Delegates' Final Decisions & The Historic Declaration of Khaatumo State of Somalia

 

Akhristayaasha Sharafta Naga Mudan ee Sida Tooska ah Ugu Xidhan Warbaahinta Caalamiga ah ee Realtaleex.com waxaanu Ugu Bishaaraynaynaa In aanu idiin soo Tabin Doono Isbuuc Kasta 1 Mar Dhacdooyin kamid ah Dhacdooyinkii ShirWeynihii Khaatumo 2 ee Taariikhiga a haa ee Dhawaan ku Soo Gaba Gaboobay Magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ShirWeynehaas oo Lagu Soo Yagleelay Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

Waxaanu hada idiin Soo Gudbinaynaa 100 (Boqol)Maah Maahood oo Mid kamid ah Abwaanda Kooxda Hido Dhawr oo Suugaanlay ahi ku Soo ban dhigeen Madashii shirWeynaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, General Mohamed Adam, & Wufuudii Khaatumo State - Copenhagen,Denmark

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/2WVnBMGTP84" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Hees Cusub oo La Magacbaxday Khaatumo State Haboon (Dhagayso Fananada Weyn Shamso Shumey)

 

Fanaanada Weyn Shamsa Shumeey oo Soo Saartay Hees Cusub oo Ay u Qaaday Maamaul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

 

 

 

 

 

Beautiful Song, Masha Allah....

 

 

Khaatuma Haboon, Khaatumo Hirgashay, Khaatumo Hagaagtay, Khaatumo Dhaqaaqday, HanaQaaday.

 

Khaatuma Waa Halkii Halyeeyadii Daraawiish, Intay Isku Soo Hiloobeen, Halganka Ka Abaabuleen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Banaanbaxyo Baaladhan Lagu Taageerayo Midnimada Soomaliya Oo Maanta Gilgilay Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State

http://horufadhi.com/2012/02/22/bana...y-sawirocodad/

 

 

Banaanbax Lagu Taageerayo Midnimada Somalia Oo Maanta Ka Dhacay

 

 

Aaliyyah;792592 wrote:

 

IMG_07761.jpg

 

DSCF5016.jpg

 

DSCF5026.jpg

 

DSCF5042.jpg

 

DSCF5132.jpg

 

DSCF5076.jpg

 

DSCF5106.jpg

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mudaharaad Lagu Taageerayo Midnimada Dalka Somalia Oo Ka Dhacay Tukaraq-(Sawiro+Video)-

 

 

Lasanod Online. Wednesday, February 22, 2012

 

 

 

Ibraahim Jaamac Daad

 

 

 

 

Tukaraq,(Lasanod Online)- Waxa maanta magaalooyin kamid ah deegaanka Khaatumo State ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo midnimada

 

 

umadda Soomaaliyeed.

 

Halkan Ka Daawo Video

 

Baanaanbaxyadan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamida masuuliyiinta khaatumo state of somalia.

 

Banaan baxa ka dhacay magalada tukaraq waxaa dadweynaha meel fagaare ah kala hadlay Taliyaha ciidamada Khaatumo State Col. Ibraahim jaamac Daad, oo ku dheeraaday ahmiyada minimada soomaaliya ay u leedahay guud ahaan shacabka soomaaliyeed. Digniina u diray maleeshiyada Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan deegaanka Khaatumo.

 

Waxa iyana halkaas ka hadalay qaar kamid ah odayaasha Tukaraq oo qiiraysan kuna muujinyay astaamo lagu xardhay calanaka midabka qurxoon ee Soomaaliya. Dhamaan dadkii halkaas ka hadlay waxay baaq u direen dadka jecel iyo midnimada iyo qaranimada soomaaliya inay midoobaan.

 

DSC06466.jpg

DSC06465.jpg

DSC06458.jpg

DSC06457.jpg

 

DSC06453.jpg

DSC06452.jpg

DSC06446.jpg

DSC06447.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kumanaan Kamida Shacabka Magaalada Buuhoodle oo Maanta Dhigay Banaan Bax Lagu Taageerayo Midnimada Soomaaliya (Sawiro)

 

 

IMG_0770.jpg

DSCF5015.jpg

DSCF5035.jpg

DSCF5049.jpg

DSCF5054.jpg

DSCF5117.jpg

DSCF5092.jpg

DSCF5112.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbaxyo Waa Weyn oo Lagu Taageerayo Midnimada Somaliweyn oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Former Foreign Minister of Somalia Professor Ismail Buubaa Supports Khaatumo and Awdal States of Somalia

 

(WidhWidh Online) In an interview with the secessionist website “togaherer”, the legend Statesman and unionist professor Ismail Mohamud Hurre “Buubaa” has supported the establishment of Khaatumo State of Somalia, Awdal State of Somalia, and other regional administrations he says appear to be in the pipeline, without giving specifics, within the northern part of Somalia. Mr. Ismail Buubaa had been at one point the Foreign Minister in the Transitional National Government (TNG) of Somalia from 2001 – 2004. Also, for clarification purposes Mr. Ismail Buubaa hails from the ***** clan where you can find a lot of unionists, but, unfortunately, face punishment and persecution in expressing their views openly on the hand of the secessionist administration in Hargeysa.

Here are important highlights of his interview:

- The population of Khaatumo State of Somalia were never part of the unilateral secession

- Khaatumo State of Somalia population have all the rights to determine their own political direction and that their resolve to remain within a united Somalia has been known to all

- On the issue of the ferocious attacks the one clan secessionist administration keeps launching on the Khaatumo of Somalia territory, Mr. Ismail Buubaa has made it known that Khaatumo State of Somalia has no blame on their part, but stressed that it’s the Somaliland forces who are carring out the raids and aggression with the full responsibility resting on the secessionist administration in Hargeisa

- And, on how he sees the solution, professor Buubaa did not mince his words, he says “….Siilaanyo must pull his militia out of the Khaatumo State of Somalia boundaries to restore the mutual coexistence and good neighborly realtions

- He advices Mr. Siilaanyo and his secessionist supporters to come to their senses, stop the hostilities, pull their militia back, and use wisely the opportunity availed by the London Conference and the British Government and embrace the Somali Unity again where all Somali Stakeholders find a win win situation and everyone is appropriately accommodated

- Mr. Ismail Mohamud Hurre “Buubaa” has mentioned one crucial point that he was a senior member of the rebellion Somali National Movement (SNM) and that the SNM charter and principles never included secession to divide Somalia, and re-iterates that he maintains that principle of unity. This is an evidence that later in 1991 the agreed upon principles of the SNM were hijacked and had been misplaced

Togaherer Website is commended on this interview because it’s a brave under- taking given this kind of reporting is in short supply due to the circumstances of media harassment and jailing that is prevalent in the one clan secessionist enclave

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbaxyo Waa Weyn oo Lagu Taageerayo Midnimada Somaliweyn oo Ka Dhacay Magaalada Tukaraq ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka Khaatumo State oo Tacsi u Diray 7 Kamid ah Maxabiis ay Jabhada Somalidiidku ku Dilen Jidka+VIDEO

 

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Yaasiin Axmed Sulub ayaa Tacsi u Diray 7 Kamid ah maxaabiis Dhawaantan Maamulka Somaliland ku Qabteen Dagaalkii Sooljoogto,Kuwaas oo Ciidamada Somaliland Jidka Ku Sii Dileen Inta Aanay Geyn Magaalooyinka Waawayn,wasiir Yaasiin Axmed Sulub ayaa Maanta Goob Fagaare ah Uga Tacsiyadeeyey Maxaabiistaa Maamulka Somaliland ay Jidka ku Laayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this