Liibaan Posted February 15, 2012 Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK 13/02/2012 Waxa xalay soo Gaadhay Magalada Birmingham wafti aad u culus oo ay ka mid yihii Mudane Prof Cali Khaliif Galaydh,General Maxamed Aadan iyo Abdirashiid Macalim Farah oo Ka Tirsan Maamulka Khaatumo State of Somalia. Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Magaaladad london oo ay ayaamihii ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen Xafladii khatumo state of somalia halkaas loogu dhigay. Waftigan oo khudbadihii ay ka soo jeediyeen xafladaa ay aad u ugu khushuuceen dadkii somaliyeed ee ka soo qayb galay, dadkaa oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn oo ay Ruxayey Calanka somalia iyo astanta khaatumo state of Somalia. Dhamaan umad somaliyed ee degen west midland ayaa ka soo qayb galay xafladan oo si heer sare ah loo soo abaabulay. Gundhigii xaflada ayaa lagu furay aayadah quraanka oo uu soo jeediyey Shiekh Faysal Axmed waxaana halkaa ka sii daadihiyey Maxamed Aw Jibriil kuna soo dhaweeyay furitankii shirka Caaqil Abdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug unaa halkaa uuga soo jeediyey mahadnaq balaadhan dhaman shacab weynaha somaliyeed ee ka soo qayb galay xafladan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 15, 2012 Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 15, 2012 Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 15, 2012 Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 15, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 15, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Wafti Culus oo Ka Socda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, uu Hogaaminyo Garaadka Guud ee Khaatumo State oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 16, 2012 London Celeberates for Khatumo State of Somalia.. By far, the best organized celeberation.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> http://youtu.be/OP_0o3KHqsw" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 16, 2012 A_Khadar;790039 wrote: London Celeberates for Khatumo State of Somalia.. By far, the best organized celeberation.. Thank You Brother Khadar for sharing with us Khaatumo Celebration in London, I agree the best Celebration took place in London, UK. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 16, 2012 reer Uk loved them mashallah.. si wacan bay u dhacday. Prof Ali khalif's speech was amazing loved that example abt that lady shaaha waydey lol..true odayasha reer puntland ninkaas ha qabtaan. " war ciidan hanoso dirina, war haba noso cidamanin, war allahu nabi, WAR kaas uun naga qabta" . LOL SO TRUEEE!! ODAYASHA REER PUNTLAND toosa oo qabsada wixina. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2012 http://youtu.be/uZRIxBjuCd4" frameborder="0" allowfullscreen> HEESTA CALANKA KHATUMO OF SOMALIA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 19, 2012 A_Khadar;790974 wrote: Full video of Prof. Ali Khalif Galeydh - London Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 19, 2012 Waxaa Maanta Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde International Airport ee Caasimada Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey, Madax Weyne KuXigeenka Mudane Cabdinuur Cilmi (Biindhe) Iyo Wafdi Balaadhan oo Ka Socda Khaatumo State of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 19, 2012 Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne C/Nuur Biindhe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Caabudwaaq (Daawo Sawiro). Caabudwaaq(Allssc): Wafdi balaadhan oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay dhowaan soo gareen Magaaladan Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud . Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah. Wafdigaan balaadhan ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca. Wafdi balaaran oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay xalay soo gareen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud . Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah. Wafdigaan balaaran ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 19, 2012 Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne C/Nuur Biindhe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Caabudwaaq (Daawo Sawiro). Quote Share this post Link to post Share on other sites