Liibaan Posted March 18, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Hees Cusub oo La Magac Baxday: Dhoodi Iyo Nugaal Godan ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Codki Iyo Laxanki Saciido Shiino Erayadi Abwaan Saciid Iidle Music By: Mohamed Weerow Dubisti studio Weerow ee Dalka Holland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 18, 2012 http://youtu.be/BGeoyM77IwU" frameborder="0" allowfullscreen> Soo Dhoweyntii Wasiirka Maaliyada Iyo Taliyaha Ciidamada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 18, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Jaamac Xasan Khaliif Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 18, 2012 “Hadii Aanan Dhulkaygow” Hadii aanan dhulkaygow Dhuux cadaawe kuu Karin Hadii aanan dhulkaygow Dhiig kuugu fool dhiqin If, for you my land, I don’t Cook an enemy’s marrow If, for you my land, I don’t Rinse your face with blood Hadii aanan dhulkaygow Gobanimada soo dhicin Daraawiish Khaatumo/SSC Kama Dhalan Soomali kama dhalan If for you my land I don’t Sovereignty reclaim I wasn’t born of a Darwiish Khatumite/SSC I wasn’t born of a Somali Maalkaaga maan dhaqan Caanihiisa maan dhamin Ciidana dhab uma ladin Your wealth I did not keep Its milk I did not taste And the soil I did not truly inhabit Hadii aanan dhulkaygow Gaaja kuugu dhuubnaan Hadii aanan dhulkaygow Dharka kuugu duubnaan If for you my land I don’t Become emaciated with hunger If for you my land I don’t Become draped in your clothes Hadii aanan dhibaatada dhexda suunka ku adkayn Hadii aan dhaxantiyo milicdaba u dherernaan Daraawiish Khaatumo/SSC Kama Dhalan Soomali kama dhalan If for the difficulties I don’t Fasten my waist with the rope If the bitter colds I don’t and the scorching heat endure I wasn’t born of a Darwiish Khatumite/SSC I wasn’t born of a Somali Dhirta miraa kamaan guran Dhuunigaaga maan cunin Kuma dhaqaaqin magacaa The fruits I did not pick from your trees Your food I did not consume And your name I did not preserve Maalkaaga maan dhaqan Caanihiisa maan dhamin Ciidana dhab uma lihi Your wealth I did not keep Its milk I did not taste And the soil I did not truly inhabit Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 19, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Agaasimaga Guud ee wasarada arimaha bulshada oo shir jaraa'id qabtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 19, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Abwanada Qaranka Xalima Soofe Abwaanada Qaranka Xalima Soofe Ayaa u Sameeysay Maamul GoboleEdka Cusub ee Khatuumo State Of Somalia. Gabaygan Dhiiga Kicinayaa. "Codka Taleex Iiga Yimi Baa Caqligu Iigu Degay" Hadaanu Nahay Shacabka Khaatumo State, Waxaanu Faraxsanahay una Mahad Celinana Abwaanada Qaranka Xalima Soofe ee Kasoo Jeeda Magaalada Galkacyo, Puntland, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 22, 2012 K.O.W;808227 wrote: Thank You Kow for sharing with us Khaatumo State Celebration in Virginia Quote Share this post Link to post Share on other sites
K.O.W Posted March 22, 2012 'Liibaan';808229 wrote: Thank You Kow for sharing with us Khaatumo State Celebration in Virginia Anytime, Mujahid Libaanow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 6, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Germany Wasiir KuXigeenada Wasaarada Arrimaha Bulshada Aasiya Hassan Faarah Ayaa Khudbad Qiimadan Ka Jeedisay Xaflada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2012 War xafladi honymoonku way dhamaatay adiga ba igu yidhi taas waxan is yidhi guda galki baba hada la galay eeh balse watan wali beerka la lulayo war ileen khaatuumo baan xaflad joojin iyo meel lugu tumanayo. War Liibaan if you are serious wa inad Laascaanood isku dhex qarxisid laakin inta durbaanka la sitto walee sheeko ma dhowa Horgalada wa inad qaar laysid horta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 6, 2012 xaaji,You still mad with Liibaan when he busted you praising Ethiopian police(Gashaamo) attacking Buhoodle???He will bust you again for sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 6, 2012 Khaatumo honeymoon is over now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 7, 2012 Xaaji Xunjuf;815543 wrote: War xafladi honymoonku way dhamaatay adiga ba igu yidhi taas waxan is yidhi guda galki baba hada la galay eeh balse watan wali beerka la lulayo war ileen khaatuumo baan xaflad joojin iyo meel lugu tumanayo. Xunjuf, Wax gaalay majirto Arrimaha shacabka Khaatumo, waxaa tahay nin ku farxa markasta ee Ciidamada Xabashidu Iyo kuwa snm/Somalidiidku dagaal kusoo qaadaan Iyo xasuuqaan shacabka Buuhoodle iyo Deegaanada Khaatumo, markii reer Gaashaamo wax soo gaadheena waad ooyasay. Qabyaalad.com Waxaan uma leenayaa mar kasta oo aragtid shacabka khaatumo oo xafladeenaya waad ka xumaataa, dhinaca kalena mar kasta oo aragtid shacabkii Khaatumo oo dagaal lagu qaadayo ama xasuuqayo waad ku faraxdaa Xaaji wrote: War Liibaan if you are serious wa inad Laascaanood isku dhex qarxisid laakin inta durbaanka la sitto walee sheeko ma dhowa Horgalada wa inad qaar laysid horta. Insha Allah, Xoogaga Xaq u dirika ee Ciidamda Khaatumo waa xoreenayaan Magaalada Laas Caanood. Mida kale dhaqanxumada adiga iyo adeerkaa Ina Godane sida isku dhe qarxis anagu ma naqoono. Markaa hadii aad dad islaama tihiin adiga iyo adeerkaa joojiya dadka shacabka ah ee Mugadishu aad isku dhex qarxinasaan. After The Foundation Of Khaatumo State: Xaabsade Is Feeling The Heat HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland Halkan Ka Dhegayso http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/ http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran ________________________________________ Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland. “Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade. Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.” “Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. _______________________ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 7, 2012 Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod. President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod Blue Flag of Somalia Flying proudly over Kalabaydh, 30 KM South of Las Anod, Somalia Raxanreeb: Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Kalabaydh (Sawirro) Quote Share this post Link to post Share on other sites