Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

shariif-2.jpg

 

 

 

 

 

Sh. Shariif "Soo Dhowaynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Waa Guul u Soo Hoyatay Ummadda Soomaaliyed"

 

 

Halhan Ka Dhageyso:

 

http://warqaad.com/sh-shariif-2/

 

 

 

 

 

Madax Weynaha Soomaaliya Sh Shariif: Khaatumo Waxaan u Aqoonsanay Si Loo Ilaaliyo Midnimada Soomaalia

 

 

08.MArch.2012: Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaalia Sh Shariif Sh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in Dowladiisa ay si rasmi ah u aqoonsatay Maamulka Khaatumo State of Somalia.

 

 

Xili uu kahadlayay Maanta munaasabad lagu xusayay Maalinta Haweenka Aduunka ayaa waxaa uu sheegay in uu lakulmay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo isla markaana ay u aqoonsadeen Maamul Goboleed hoos yimaada Dolwada Soomaalia.

 

Madaxeynaha Soomaalia ayaa meesha ka saaray in Aqoonsashada Maamulka Khaatumo ay la micna tahay bur burinta Puntland ama Somaliland.

 

Waxaa uu sheegay in Somaliland ay kamid tahay Maamul Goboleedyada Soomaaliaa ayna la yeelan doonaan kulan deg deg ah si xal looga gaaro Mad Mawga haatan jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Nala Daawada Quruxda Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

axmedkarash3.jpg

 

 

Madaxweyne Karaash Oo Furay Xafiiska Ururka Haweenka Khaatumo Ee Taleex-(Video)-

Lasanod Online. Thursday, March 08, 2012

 

 

 

 

Taleex,(lasanod Online)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo State, Mudane Axmed Climi Cismaan ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska..

 

ururka haweenka ee caasimada Taleex.

 

Halkan Ka Daawo Video

 

Munaasaabdan ayaa sidoo kale lagu xusay maalinta haweenka adduunka ee March,8.

 

waxaa hadalo kasoo jeediyey wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo oo kala ah, Cumar Jaamac Salebaan iyo Cabdikariin Faarax Dhaaye oo labaduba ku dheeraatay muhimada ay leedahay Maalinta Haweenka Aduunka ee 8 Marso, iyo weliba doorka Haweenka deegaanada Khaatumo ay ku lahaayeen dhismaha Maamul Goboleedka Khaatumo.

 

Intaasi kadib waxaa khudbad meelo badan taabanaysa kasoo jeediyey madaxweynaha Khaatumo State Axmed Karaash oo ka hadlay arrinta Laascaanood, hanblyana u diray haweenka Khaatumo, isagoo xusay kaalinta lama ilaawaanka ah ay had goor kaga jiraan horumarka Khaatumo State.

 

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxweyne Karaash oo Khudbad Ka Jeediyey Maalinta Haweenka Aduunka Oo Laga Xusay Degaanada Khaatumo State-(Video)-

 

 

 

Waxaa maanta lagu qabtay deegaano kamid ah maamul goboleedka Khaatumo State, xaflado lagu xusayo maalinta Haweenka..

 

aduunka oo ku beegan maanta March ,8.

 

Xafadahan lagu xusayo malinta haweenka ayaa ka dhacday maaglooyinka Buuhoodle, Taleex, Boocame iyo Xudun.

 

Waxaa xafladahaas ka qabgalay madax ka socota maamulka Khaatumo State oo ka hadlay qiimaha ay hawenku ku leeyihiin bulshada dhexdeeda iyo sida ay muhiim u tahay in la xusuunaado. Hoos ka daawo xafladii ka dhacday magaalada Buhoodle..

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

thank-you.jpg

 

thank-you-card1%5B210x319%5D.JPG

 

 

U Mahad Naq ,Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Hanbalyo Madaxda iyo Shacabka Khaatumo State.

 

 

Ugu horeyn waxaan salaanta islaamka ku salamaya Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Salaanta kabacdi waxaan uga mahad celinaya si aan la soo koobi karin Hiilka Qaran ee uu gutey kuna dhiradey wajibadka sarna iyado weliba anu ognahey daremi karnana culeyska sarna.

Ansixinta Maamul Gobaleedka KHaatumo State Of Somalia oo aan u dhashey kana so jeedo. Madaxweynaha waxan leyahey guuleeyso o magaca ha jiro Taariikhda baal dahaba ayad ka gashey madaxweyne xaqsoor ah oo umada somaliyeed u dhex dhexada inaad tahey ayana muqatey. Umada reer Khaatumo State waxey soo martey wakhti aad u adag sugeysey uun bal mar uun iney dowladooda somaliyed aan cidi u dhaxeyn mantana taas gacantan ku heyna. Aad iyo aad baanu kuugu mahad naqeyna kuuna tageersanahey.

 

Madaxda,G10,Saladiinta,Cuqaasha iyo Shacabka Khaatumo State hanbalyo hanbalyo iyo salaan ban idiin leyahey dhamantin meel kasto aad aduunka joogtaanba.

Ansixinta maamul Gobaledkena Khaatumo State maha guushii ugu horeyse uso hoyatey, Mid ka mihim san ba sohoyato ah ( Midnimadeena ) Tana waa Guul aad iyo aad u weyn o aynu ku guleysaney.

Insha alaah guusha tan ku xigta wa Lascanood iyo dhulka inti kale inaga maqna, Guuul iyo Gobanimo waxqabad iyo midnimo aya ino balana dhamanten barbarkey ka baxda wa bakeyla galeen..

 

Wabilahi Towfiiq

Maryan Heybe Yusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

HEES KHAATUMO STATE AYAA HABOON, Ninkii Hadlayabaa Ha iska Hadlee Halkaas Ku Nageeya Geeddigga

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka Reer Laascaanood oo ka warbixiyey Xasuuqii Maleeshiyaadka SNM iyo maamulka Khaatumo State oo dhaleecaysay arintaas,{Dhagayso}.

 

Wararka Caawa iyo Radiokhaatumo waxaa ka mid ah dawlad Goboleedka Khaatumo oo ka hadashay xasuuqii maanta loo gaystay shacabka Laascanood oo aan ka waraysanay xasuuqii galabta iyo qodobo kale oo xaasaasi ah.

 

Halkan Ka Dhageyso, Shacabka Laas Caanood oo Ka Waramaya Xasuuqii Maleeshiyada SNM

 

http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-of-somalia-wararka-fiidnimo/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka Hadlay Baaq ay Soo Saareen Isimada snm/Soomaaliland

 

garaad-jamac-garaad-ismaaciil.jpg

 

Laascaanood (RBC Radio) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo kamida isimada ugu caansan deeganada Khaatumo State ayaa ka hadlay baaq ay soo saareen salaadiinta Somaliland baaqan oo ahaa gogol nabadeed ayaa ka biya diiday baaqaasi, isagaoona sheegay in ay san ogolayn wada hadal ay la galaan salaadiinta somaliland inta ay ciidamada somaliland ay ku sugan yihiin deegaanada khaatumo state.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil waxa uu aad ugu nuux nuux saday muhiimada ay leedahay nabada iyo daris wanaagu, isagoona ugu baaqay in maamulka Soomaaliland ay ka baxaan deegaanada Khaatumo State, Garaad ka oo ka hadlay goob munaasibada oo lagu soo dhawaynayo aqoonsiga uu helay maamulka Khaatumo State ayaa waxa uu salaan balaadhan udiray idil ahaan ba wax garadka ka qayb qaatay aqoonsiga maamulka khaatumo, isagoo ku amaanay madax weynaha dowlada federaalka ee dalka Soomaaliya sida kartida iyo awooda leh ee uu ku ogolaaday aqoonsiga maamulka khaatumo. sidoo kale garaadku waxa uu xusay in Garaad Saleebaan Garaad Maxamed kula soo xidhiidhay khadka tilifoonka in aysan bilaaban munaasibada lagu soo dhawaynayo Maamulka Khaatumo.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa ku qoto dheeraaday baaqa kasoo yeedhay Salaadiinta Soomaliland, isagoona sheegay in baaqaasi lays la ogol yahay balse marka hore Salaadiintu ay ciidamadooda kala baxaan guud ahaan deegaanada Khaatumo oo muddo 4 sanaa ay ku sugnaayeen, isla mar ahaana taana ay dhibaatooyin balaadhan ugaysteen dadka ku dhaqan deeganada sool,sanaag, iyo cayn.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa salaan balaadhan udiray Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed R/Wasaare C/Wali Gaas iyo Baarlamaanka Dowlada Kumeel Gaadhka ee Dalka Soomaaliya, sidoo kale Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa umahad celiyey Madaxweynaha Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin iyo shacab weynaha Galmudug.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa hambalyo udiray ugaaska beesha **** Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi, isagoona kusoo dhaweeyey Golaha Isimada Soomaaliyeed.

 

Isku soo wada duuboo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa aad ugu mahad celiyey kasoo qayb galayaasha munaasibada aqoonsiga khaatumo lagu soo dhawaynayey, iyadoona ugu dambayntii ay munaasibadaasi ay kusoo dhamaatay guul iyo farxad.

 

Weriye:- Abdirahman wadani

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

WaagacusubTV: Shacabka Magaalada Laas Caanood oo Banaanbax Balaadhan oo Ku Taageerayaan Maamulka Khaatumu State, Iyo Mahadnaq Shaikh Shariif Aqoonsiga iyo Soo Dhoweynta uu Fidiyey Khaatumo State

 

 

Banaanbaxyo loogu dabaaldegaa guusha Khaatumo state of Somalia gaartay ayaa hareeyay guud ahaan degaanada Maamulkaas iyadoo dhinaca kalena Garaad JamaacGaraad ismaaciil uu Galmudug State ku amaanay taageerada ay la garab istaagtay Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Xafladii Aqoonsiga Iyo Soo Dhoweynta Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Caasimada Soomaaliya Muqadisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaflad_lagu_taageeyraayo_Khaatumo_1.JPG

Xaflad_lagu_taageeyraayo_Khaatumo_6.JPG

100_12541.jpg

100_13311.jpg

100_12621.jpg

100_12681.jpg

100_13112.jpg

 

 

 

100_13541.jpg

100_1370.jpg

100_13872.jpg

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Lasanod Online. Saturday, March 10, 2012

 

 

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Waxa maanta magaalada muqdisho ka dhacday xaflad balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen waftiga Khaatumo State..

 

ee dhawaanahan ku suganaa magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Xafladan ayaa waxa u jeedadeedu ahaa aqoonsiaga dowalada soomaaliya ay aqoonsatay la shaqaynta maamulka khaatumo in loo muujiyo taageero wayn. waxa xafladaas ka soo qayba galay dhamaan masuuliyiin kakala socota laamaha DFG oo ay kamid yihhin xildhibaano wasiiro iyo malaaq yada deegaanda soomaaliada ugu magaca wayn, xafladan ayaa ahayd tii ugu balaadhnayd ee ay ku qabtaan maamulka kkhaatumo muqdisho.

 

Waxa madashaas ka hadlay masuuliyeen katirsan DFG,waxa ayna sheegeen ahmiyada ay leeyihiin deegaanda khaatumo iyo in dowalada soomaali ya ay aqoonsan tahay "maamul goboleedka khaatumo ayna buuxiyeen shuruudihii maamul ayaa ka mida haa hadaladii masuuliyiintii halakaas kahadashay.

 

Madaxwayne sadexaad ee maamulaka khaatumo Mr Biindhe oo ka hadlay madasha aya sheegay inaan mamaul koodu cidna duulaan ku ahayn laakiin aan doonayno inaan soomaali wax lawadaagno taageer sanahayna dowlada fadaraalka ah oo ku dhisnaan doonta maamul goboleedyo," waxaaan u sheegaynaan caalamka iyo soomaalidaba inaan markasata doonayno is raaca iyo wada jirka umada soomaaliyeed meelkasata oo ay joogaan" ayuu yiri Biindhe.

 

waxa iyana halkaas ka hadlay qaar kamida ururada haweenka ee ka shaqeeya magaalada muqdisho, waxa sidoo kale halakaas ka hadlay ururka qaranka haweenka soomaaliyeed oo ku dheeraaday muhiimada uu leeyahay maamulka khaatumo state Of somalia midnimada somallia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this