Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

A_Khadar   
100_1022.jpg Classic! I hope to see what Garaad Jamac done with the Bun.. Inuu madax ku shubtay iyo inuu ku dhaashtay? Nice pics.. Thanks Lii..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Khatumo is leading to Somalis that they can meet and sort their differences without outside help. I am hoping Khatumo team to go all they way to Kismaanyo and beyond and bring somalis back together!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

A_Khadar: That is a good spirit but remember we still have some unfinished business back in Khaatumo State. The liberation of occupied territories should be given priority methinks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ You get that right on yaa Taleexi.. I was telling landers who macked about the three prisdents of KH how important is to have them where each is focusing the different parts of the moving ship of KH.. Both Prisedent Karaash and Indhashel are busy to liberate LA and other parts of KH.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dr,Cali Khaliif Galaydh Oo Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Nairobi- (Sawiro)-

Lasanod Online. Saturday, March 03, 2012

 

 

 

 

 

 

 

Nairob,(lasanod Online)- Raysal wasaarihii hore ee dalka Somalia mudane Dr.Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta soo gaadhay magaalada Nairobi..

 

 

ee caasimada dalka Kenya, waxaana garoonka diyaarahada ee Jooma kinyaata kusoo dhaweeyay dadwayne tiro badan, Jaaliyada khaatumo State ee bariga afrika, Masuuliyiin, iyo waxgarad kala duwan.

 

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo mudooyinkan danbe safaro kala duwan ku marayay wadamada caalamka ayaa waxa uu kasoo kicitimay magaalada Adis ababa ee dalka itooobiya.

 

Mar saxaafadu wax ka waydiisay ujeedooyinka socdaalkiisa waxa uu sheegay in uu shirar kala duwan layeelan doono masuuliyiinta dalka Kenya oo ay ka wada hadli doonaan Xoojinta xidhiidhada caalamiga ee maamulka khaatumo dawlada Kenya, isagoo sidoo kale sheegay inuu kulamo laqaadan doono jaaliyada khaatumo state ee dalka Kenya.

 

Dhinaca kale Dr.Cali khaliif oo warbaahinta kula hadalay Hutelka Hilton ee magaalada Nairobi ayaa mar wax laga waydiiyay xidhiidhka Itoobia iyo khaatumo state ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in xidhiidh iyo iskaashi buuxaa kala dhexeeyo dawlada Itoobiya iyo Khaatumo.

 

Soo dhawayntan Dr.Cali khaliif galaydh ee maanta ayaa siwayn uga dhexmuuqatay garoonka jooma kinyaata ee magaalada Nairobi, waxaana intii ay socotay soo dhawayntani Goobta lagusoo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka somalida.

 

Iskusooo wada duuboo socdaalkan uu Dr.Cali Khaliif Galaydh ku yimid dalka Kenya ayaa wuxuu qayb ka noqonayaa safaro uu mudooyinkan danbe ku marayay wadamada caalamka, isagoo todobaadadii tagay soo maray wadamo dhawr ah kukala yaala qaaradaha Yurub iyo afrika.

 

 

 

 

DSC00540.jpg

 

DSC00547.jpg

 

 

 

DSC00545.jpg

 

DSC00533.jpg

 

 

DSC00515.jpg

 

 

 

DSC00514.jpg

 

 

 

DSC00508.jpg

 

 

 

 

DSC00498.jpg

 

 

 

 

CopyofDSC00547.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;797895 wrote:
100_1022.jpg
Classic! I hope to see what Garaad Jamac done with the Bun.. Inuu madax ku shubtay iyo inuu ku dhaashtay? Nice pics.. Thanks Lii..

What do you do you do with it anyway?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Prof. Cali Khaliif Galaydh Oo Nairobi Soo Gaadhay Iyo Soo Dhawayn Weyn Oo Loo Sameeyay{Sawiro}

 

 

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr: Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, boqolaal ka mid ah shacab weynaha ku dhaqan dalkan Kenya ee Soomaaliyeed iyo weliba shicibka ka soo jeeda deeganada Khaatumo State ayaa si weyn u soo dhaweeyey Pro: Cali Khaliif Galaydh.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shucuubtii soo dhaweysey Dr: Galaydh ayaa isugu jirey Barbaarta gaashaaman, Hooyooyinka Saxaafada Soomaaliyeed iyo weliba odayaal ka tirsan waxgaradka deeganada Khaatumo ee ayagu ku dhaqan dalkan Kenya.

 

 

 

Pro: Cali Khaliif oo shir jaraa’id ku qabtay Hotel-ka Hilliton ee bartamaha magaalada Nairobi ayaa sheegay in halkan ay isugu imaananayaan wufuuda ku sugan magaalada Muqdisho iyo weliba Dr: Cali Ciise Abdi oo asaganu dhawaan ku soo wajahan magaaladan Nairobi.

 

 

 

Mar la weydiiyey ujeedkooda socdaaleed ayuu sheegay inay u yimaadeen sidii dalalka geeska Afrika ay ugala xaajoon lahaayeen qadiyada maamulka Khaatumo State, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay gaadhi doonaan dalal ka tirsan Bartamaha iyo Koonfurta Afrika, sida dalka Mozambique iyo weliba dalal kale.

 

 

Cali Khaliif Galaydh ayaa soo hadal qaaday aqoonsiga laga sugayo maamulka Dawladda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in aysan ahayn mid gor gortan geli karta in la helo warqadaasi, wuxuuna sheegay hadii indhaha laga qarsado shacabka reer Khaatumo inay tlaabo qaadi doonaan.

 

 

 

Dr Galaydh wuxuu sheegay in dhawaan lagaadhsiin doono maamulka Khaatumo xaafadkasta oo ka tirsan deeganada Khaatumo, wuxuuna sheegay intaasi hadaba ay dar dargelinteeda wadaan madaxda maamulkaasi ee ku sugan gudaha deegaanka Khaatumo State Of Somalia.

 

 

 

DSC07505.jpg

DSC074931.jpg

DSC07436.jpg

DSC07489.jpg

DSC07381.jpg

 

 

DSC07383.jpg

DSC07487.jpg

DSC07446.jpg

DSC07450.jpg

DSC07427.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif, Nairobi Airport

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Shir Jaraa'id Prof. Cali Khaliif

 

 

 

DSC07472.jpg

 

 

 

 

DSC07422.jpg

 

 

DSC07468.jpg

 

DSC07461.jpg

 

DSC07500.jpg

 

 

DSC07389.jpg

 

 

DSC07507.jpg

 

DSC07449.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

RealTaleex.com : Prof. Cali Galaydh oo Caasimada Kenya Lagu Soo Dhaweeyey, Kuna Sii Wajahan Dalka Jabouti. Daawo Sawirada

 

Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa mar dhaweyd gaadhay magaaladda Nairobi waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Jaaliyadda Nairobi ee Deegaanadda Khaatumo, Isimo ka socday Beelaha Soomaaliyeed iyo waliba Siyaasiyiin Miisaan ku leh Umadda Soomaaliyeed waxana kale oo soo dhaweynta Dr Cali Khaliif ka qayb qaadanayey Gabdho xidhan Calanka Soomaaliyeed oo aad loo qurxiyey

 

 

 

Dr Cali Khaliif waxa uu ka soo kicitimay magaaladda Adis ababa oo uu todobaad ku sugnaa waxaana isaga iyo Madaxdda kale ee G9 ay kulamo la qaateen Madaxdda dalka Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ka furan dalkaas waxana la filayaa in barito uu dalka Jabuuti u anbabaxo Dr Cali Ciise Cabdi oo uu balamo la lee yahay Madaxdda dalkaas waxana suurta gal ah in ay kulmaan Hogaamiyihii hore ee SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed oo ku sugan Jabuuti

 

 

 

Socdaalka Cali Khaliif waxa uu hordhac u yahay wafuud badan oo Golayaasha Khaatumo ka tirsan kuwaas oo la filayo in ay todobaadkan gudihiisa wada gaadhaan magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ahna saldhiga Siyaasadda Geeska Afrika

 

 

g1.jpg

 

g3.jpg

 

g2.jpg

 

 

g5.jpg

 

 

cali-khaliif.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this