Liibaan Posted February 21, 2012 Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys! Halkan Hoosana waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Sawiradii Sidii Madaxwaynaha Loogu Soo dhaweeyay Degmada Awrboobays. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 http://youtu.be/mpShQuAcvx8" frameborder="0" allowfullscreen> Soo DhoWeyntii Prof. Cali Khaliif, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Ee Heathrow Airport, London UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Soo DhoWeyntii Prof. Cali Khaliif, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Ee Copenhagen, Denmark Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Gudoonkii Taleex 2012: Heestii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Waa Goob Lagu Xasuustu Halyeeyadii Geesiyadii Daraawiishta Hees Cusub Khaatumo State London ( Gudoonkii Taleex 2012 ) Erayadii Abwaan Maxamed Deeq Alfa, Laxankii Cali Shaacir Codadkii Fanaaniinta London Jaamac yare, Amino Dhool,Abdi holland, Hani Khaatumo,Abdinur Jazz, Nimca Dareen,Jihaan Jalaqsan, Fadumiina Musigii Abdisalaan Jimi, Studio Jimi habeyntii Mahad yare Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 Hees Cusub oo La Magacbaxday Khaatumo State Haboon (Dhagayso Fananada Weyn Shamso Shumey) Fanaanada Weyn Shamsa Shumeey oo Soo Saartay Hees Cusub oo Ay u Qaaday Maamaul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Halkan Hoose Ka Dhagayso Heesta Qiimaha Badan. http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/02/qatuma-shumey-.mp3 Beautiful Song, Masha Allah.... Khaatuma Haboon, Khaatumo Hirgashay, Khaatumo Hagaagtay, Khaatumo Dhaqaaqday, HanaQaaday. Khaatuma Waa Halkii Halyeeyadii Daraawiish, Intay Isku Soo Hiloobeen, Halganka Ka Abaabuleen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 http://youtu.be/E7t645gPulM" frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo Shicir, By Fardoole Gabay Carabi ah oo uu FADOOLE Kadiyaariyay Abwaanka Yar ee Allah Af-Carabiga Ku Manaystay Xuseen Xasan Fardoole - UAE. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Columbus, Ohio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 21, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Wararkii Khaatumo: MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Iyo Wafuudii Khaatumo oo Socdaal Dheer Ku Maraya Maagaalooyinka Iyo Deegaamada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 21, 2012 I dont know what your defintion of HUGE is but...that looks like a few villagers, and dusty ones at that. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 22, 2012 The Hermet;792220 wrote: I dont know what your defintion of HUGE is but...that looks like a few villagers, and dusty ones at that. :cool: Your obsession and hate for Pro- Union Khaatumo people has no limit, don't worry about Khaatumo State and Khaatumo Cities & Towns. I guess you are in the wrong website/forum, this is Somalia Online website and not Somalidiid-land. And this thread is about Khaatumo State of Somalia, and not Somalidiid Clan-Session. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 22, 2012 Prof. Buubaa oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Prof. Ismaaciil Buubaa " Shacabka Khaatumo Waligood Waa Dad Aaminsan Midnimada Dalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed, Shacabka Khaatumo waligood ba waa kasoo horjeedeen in Somalia la kala Qeybiyo, Somaliland Mar Kasta Waa Kasoo Horjeedeen. Anigu Shakhsiyan Maamul-Goboleedka Khaatumo State Waan Taageersanahay, Waana in La Ixtiraama oo La Qadariyaa Rabitaanka Shacabka Khaatumo State. Dagaalka Waxaa Qaaday Somaliland, Gardaradana waxaa Wada Somaliland. Hadii Reer Somaliland Shalay Ka Cabanayeen Dulmi, maanta waa inay Joojiyaan Dagaalka, Daandaansiga, iyo Dulmiga ee Ku wadaan Shacabka Khaatumo. Khaatumo State Waa Dad Nabad Jecel Cidna Kumay Duulin, Ayaga Guryahoodii Loogu Tagay. Halkan Hoose Ka Dhageyso Prof. Buubaa http://toggaherernews.com/pro-ismaaciil-buubaa-oo-taageeray-ku-dhawaaqista-khaatumo-state-sheegayna-in-qaar-kale-dhawaan-lagaga-dhawaaqi-doono-somaliland-waraysi-qaybtii-labaad/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 22, 2012 Gaagaab oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Maxamed Yuusuf Gaagaab oo Puntland ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen iyo wasiirka Maaliyadda ayaa Allssc siiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya waxana uu Gaagaab ka dayriyey xaaladda Gobalka Mudug oo sheegay in aysan jirin wax Maamul oo ka shaqeeya sidoo kalena waxa uu Xaaraan ku tilmaamay muddo kororsiga uu Faroole damacsan yahay kana digay in Puntland uu ka dhaco dagaalkii 2001-dii sidoo kalena waxa uu si weyn u dhaliilay shirkii Garoowe Gaagaab waxa uu sheegay in uu taageersan yahay Maamulka Khaatumo sate of somalia iyo Beesha *********** taladda ay gaadhay HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA http://allssc.com/waraysi.php Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 22, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Mudane Maxamed Xaashi oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Cusub ee Gobolada SSC Quote Share this post Link to post Share on other sites