Liibaan Posted February 14, 2012 Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 Soo Dhoweyntii Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ee Buuhoodle, Khaatumo State, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 http://youtu.be/-HSolnydHgU" frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA - Atlanta, Georgia 2012 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Netherlands Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK waxaa habeenkii xalayto ahaa caasimada wadanka ingiriiska ee London lagu qabtay xaflad lagu taageerayo Maamul Goboleedka Cusub ee Khaatumo State of Somalia, waxaana goobtaasi si weyn uga dhex muuqanayeen Mudane Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Gen. Maxamed Aadan Laangadhe, oo halkaasi ka soo jeediyey Khudbado si weyn loogu riyaaqay. Furitaankii xafladaasi aayadaha quraanka kariimka iyo wacdi kooban oo diini ah ka dib waxaa si habsami leh codbaahiyaha loogu dhiibayey dhamaan jaalliyadihii soomaaliyeed ee xafladaasi lagu marti qaaday, oo iyaguna muujinayey farxada iyo niyadsamida ay u hayaan dhalashada Maamul Goboleedka Cusub ee Khaatumo State of Somalia. Marrti sharafta qaarkeed waxay si weyn farta ugu tilmaamayeen in maamul goboleedkan cusub ee Khaatumo State Of Somalia looga fadhiyo sidii uu soomaali oo dhan isugu keeni lahaa, maadaama ay taariikh mug leh ay ku leeyihiin geyiga soomaaliyeed, isla markaasina yihiin shacabweyne ku caan baxay Ku Dheganaanta Midnimada iyo Qaranimada Ummada Soomaaliyeed. Jewiga xaflada oo ahaa mid aad iyo aad u qurux badan, waxaa markii dambe lagu soo dhaweeyey codbaahiyaha Gen. Maxamed Aadan Laangadhe oo isagu ka mid ahaa shakhsiyaadkii sida weyn looga qadarin jirey dawladii dhexe ee soomaaliya, wuxuu isna si qoto dheer uga hadlay baahida loo qabo in sharaftii iyo qarankii soomaaliyeed dib loo soo celiyo. Wuxuu kaloo wax ka xusay curashada maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia oo isagu ku soo beegmay xilli ummadda soomaaliyeed u ooman tahay sidii dib boodhka looga jafi lahaa qarankii soomaaliyeed. Wax yar ka dibna waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyey Prof. Cali Khaliif Galaydh oo goorahaasiba la sugayey, dabadeedna wuxuu Mudane Cali Khaliif Galaydh halkaasi ka soo jeediyey khudbad oo aad iyo aad u qiima badan oo dhiinacyo badanna taabanaysey. Prof Cali wuxuu si waafi ah uga sheekeeyey sababihii keenay curashada maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, wuxuuna si gaar ahaaneed ula hadlay qurba joogta u dhalatay deegaanada SSC oo uu ku booriyey inaysan marna ka daalin taageerada ay u hayaan maamulkoodan cusub, oo in muddo ah looga fadhiyo inay is garab taagaan. Sidoo kale Prof. Cali Khaliif wuxuu ka hadlay fara gelin qaawan ee ay ku hayaan maamulada hareeraha ka xiga, kuwaaso oo ujeedadoodu tahay sidii ay u wiiqi lahaayeen maamul goboleedlkan cusub ee Khaatumo State Of Somalia, maadaama ay mudadii kow iyo laabatanka sanadood ahayd ay ku maxaafsanayeen. Prof Cali Khaliif Galaydh wuxuu si geesinimo leh u cadeeyey in horboodayaasha maamuladaasi wixii maanta ka dambeeya in aysan sheegan karin shacabweynaha maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, oo iyagu gartay in ay samaystaan maamul u gaar ah. Wuxuu kaloo Mudane Cali Khaliif xusay inay hayaan xogo fara badan oo ku saabsan deeqihii loogu tala galay deegaanada SSC ee ay lunsadeen maamuladaasi hareeraha inaga xiga, wuxuuna hoosta ka xariiqay in aysan dib dambe u dhici doonin arrimahaasi foosha xun ee ay ku kaceen maamuladaasi, oo aan iyaguna marna xisaabta ku darsanin in raadkooda la heli doono. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 VIDEO: Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 14, 2012 Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 Xaaji Xunjuf;789170 wrote: Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow. Soomaaliweyn oo dhan ayaa Taageertay soona dhoweesay Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Xafladaha Khaatumo State soomaalo dhan ayaa kasoo wada qeybgashay, cidna kama maqneen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 Jaaliyadda Khaatumo State ee San Jose ,CA, oo Shirweyne isugu Timid Kuna Balanqaaday Inay Ka QaybqaadanDoonaan Halganka Iyo Horumarinta Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia ,{Sawiro} Shir si wanaagsan loosoo abaabulay oo taageero iyo wada tashi ah ayay yeelatay jaaliyadda Khaatumo State of Somalia ee magaalada San Jose, CA. Waxaa ka hadlay ugu horayntii Maxamuud Maxamed Jaamac (Hadhiye) oo kamid ah ergadii ka qayb gashay shirkii ka dhacay maagaalada taariikhiga ah ee Taleex kaasoo ka waramay sidii shirku udhacay . ka dib waxaa ka hadlay waxgaradka magaalada rag iyo dumar ba ah sida Gudoomiyaha jaaliyada Xiis Xirsi Ducaale, odey Faarax Kooreeye, Maxamed Yuusuf Cadmaawi, Maxamuud Cabdi, Faadummo Jaamac Jingali, iyo qaar a kale.. Waxay jaaliyadu muujisay taageero aad u weyn, waxay kaloo kawa hadleen doorkay ka qaadan lahaayeen horumarka maamulka Khaatumo state of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 14, 2012 love these pics. Khaatumo State has the support of reer Khaatumo regardless where they are..mashallah! lovely! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted February 14, 2012 Xaaji Xunjuf;789170 wrote: Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow. ^^ Xaaji, you're a dangerous comedian... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 14, 2012 Cudurkii baa inaga yaraaday sidaan labaantan sano dibiga sisinta shiida isaga daba laabanayney. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 14, 2012 http://youtu.be/RFFmFPuk9xs" frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA - Birmingham, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 14, 2012 Xaaji Xunjuf;789170 wrote: Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow. Ahahahhah, Don't you worry waa heshiinaynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites