Liibaan Posted January 30, 2012 Dabaaldagyo Waawaayn Oo Loogu Dabaal dagayo Maamulka Cusub Ee Khaatumo Iyo Madaxda Shalay La Dhaariyay (Daawo Sawiro ) Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ka socda dabaal dagyo waawyn oo loogu dabaal dagayo maamulka cusub iyo manta oo lagu dhawaaqay madaxdii xilka loo igmaday in ay ka taliyaan masiirka umada deegaanadda SSC. Halkaas oo ay iskugu soo baxeen boqolal dadweynaha soomaaliyeed ah iyo kuwa SSC iyagoona soo bandhigay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed. Xafladan ayaa waxaa ay ka dhacday xaafad 7ka iyo sidoo kale laa mushkil xaafadahan oo ah kuwa si wayn ay u daganyihiin dadka ku abtirsada deegaanada SSC ayaa caawa waxaa ay ku jiraan dabaal dag wayan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 Banaan Bax Lagu Taageerayo Shirka Maamulka Khaatumo oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Banaanbax lagu taageerayo Qodobadii kasoo baxay shirkii khaatumo2. ayaa maanta ruxay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn. Garoonka kubada cagta ee xabado ayaa maanta waxaa soo buux dhaafiyey boqolaal banaabaxayaal ah oo taageersan Dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan Deegaanada SSC. Geesta kale masuuliyiin xilal ka hayey maamulka Faroole ee puntland ayaa iyaguna goobta banaanbaxa kaga dhawaaqay in ay iska casileen xilkii ay ka hayeen maamulka Puntland. Maxamuud Shiikh Cumar xasan oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Gobolka cayn ee maamulkii la odhan jiray ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay maamulka puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 Xafladii Magaalada Laas Caanood, Khaatumo State of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaadkii Weynaa ee Magaalada Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 http://youtu.be/fq55q6dzXuM" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Magaalada Buuhoodle, Banaanbaxyo Waaweyn oo Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State of Somalia, iyo Ciidamada Mujaahidiinta SSC/Khaatumo Banaan Baxyo Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State Ayaa Ka Kala Dhacay Deegaano Hoosyimaada Magalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn [Mon 30 Jan 2012 4:04:21] Deegaano badan oo ka tirsan gobolka Cayn ee ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo maamul goboleedka cusub ee dhawaan looga dhawaaqay Magalada Taleex ee gobolka sool. Boqolaal ka mid ah dadwayaha ku dhaqan deegaanada Xamar-lagu xidh iyo Bali-cad oo hoosyimaada gobolka Cayn ayaa iskugu soo baxay dibadbaxyo balaadhan oo ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan mamaulkooda Khaatumo State Of Soomaaliya. Dadkan aya si wayn oo farxad leh u cabiray dareenkoda iyagoo si isku mid ah u taageeray go,aanadii shirkii khaatumo ee ka dhacay degmada Taleex waxayna sheegeen inay maamulka goboleedkooda cusub ku caawin doonaan wax walba oo uu uga soo baahdo waxayna hambalyo iyo bogaadin balaadhan u diray aqoonyahanadii soo qaban qaabiyey islamarkaana dhaliyey firikii keenay maamulka Khaatumo. Banaan baxayasha ayaa waxay ku lebisnaayeen astaanka calanka Jamhuuriyada Somaliya iyagoo muujinayey sida ay uga soo horjeedaan in la kala gooyo Somaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Demo Support for Khaatumo State of Somalia - Magaalada Xudun - Video Isu Soo Baxyo lagu Taageerayo Hogaanka Khaatumo State oo ka socda Deegaanka SSC Gaar ahaa Xudun Magaalada Xudun ayaa waxaa ka socda Isu soo baxayo Laxaadleh oo lagu Taagerayo Madaxwaynaha Khaatumo State iyagoo dadku ay ku Dhawaaqayaan Khaatumo ha noolaato Guusha Khaatumo ayay Agtaalaa Ciyaaro Gabayo Buraanburo Wacyigelinj iyo Dabaal Deg Xoogle ayaa si Toos ah uga socda Deg mada Xudun ee wadan Somalia Sidoo kale dabaaldegyo waa weyn ayaa ka soconaya Magaalooyinka maamulka Khaatumo State, kuwaasoo ay ka mid yihiin Laascaanood, Buuhoodle, Widhwidh iyo Boocame. Dabaaldegyadan ayaa waxaa lagu soo dhaweynayaa Madaxda cusub ee lagu dhaariyey magaalada Taleex ee taariikhiga ah. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa xabado ku faray Maleeshiyaadka SNM ee magaalada joogaa, waxaana maanta soo gaadhay Habro fara badan oo ah kuwa la qidhaabta SNM oo cagaha ku jiitaan. Buuhoodle waxaa isugu soo baxay boqolaal qof oo taageraya maamulka cusub, kuwaasoo hadalo soo dhaweyn ah ku qaylinaya. Magaalada Widhwidhna shacabka halkaas ku dhaqan ayaa aad u soo dhaweynaya madaxda cusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo Dhacay Magaalada Taleex (Daawo) Taleex(Allssc): Mudaharaad baladhan oo loogasoo horjeedo Joogida Maleeshaiyada SNM ee Deegaanka SSC iyo Xasuuqii shalay ee Maleeshiyada SNM u gaysteen Dibad baxayaashii Magaalada Laascaanood ayaa si weyn u ruxan magaaladan Taleex. Mudaharaadayaashan oo socod ku maray wadooyinka magaalada Taleex ayaa Shucuurtooda ku muujiyay sida aysan marnaba raali uga noqonayn Joogitaanka Jabhada SNM iyo Ficilada qalafsan ee ay dadkood akula kacayaan. Shacabka isugu soo baxay Mudaharaadka ayaa Maamulka Khaatumo State Of Somalia ka dalbaday in dag dag ay jawaab cad uga bixiso Xasuuqii Shalay ee magaalada Laascaanood iyo Duulaankii qaawanaa ee Maleeshaiyada SNM ku qaaday magaalada Buuhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> TALEEX LE IMAW Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 http://youtu.be/QPCcjCTFmVY" frameborder="0" allowfullscreen> Hees Cusub Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Dabaal Deg ka Dhacay Magaalada Balicad Laguna Taageeray Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Banaanbax Ka Dhacay Magaalada Xamarlaguxidh Waxaa Lagu Taageeray Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Banaanbax Ka Dhacay Magaalada Figi-Fuliye, Sanaag Waxaa Lagu Taageeray Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Banaanbax Weyn oo Lagu Taageersanyahay Maamul-Goboleedka khaatumo, Magaalada Sarmaanyo iyo Magaalada Awrboogays -Sanaag, Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 30, 2012 Good to see Calanka Buluugaa reappearing in many areas of the country.....Khaatumo gacmo furan ku soo dhawoow. Ha is martiyeeynina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 31, 2012 Abwaan;782643 wrote: Good to see Calanka Buluugaa reappearing in many areas of the country.....Khaatumo gacmo furan ku soo dhawoow. Ha is martiyeeynina. Brother Abwaan, Thank You for your support for Khaatumo people & Khaatumo State of Somalia, waa runtaa waa in Calanka Soomaaliya ee quruxda badan kor loowada qaada. Soo Dhoweynta waa ku mahadsantahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites