gooni Posted January 31, 2012 Anigu hadaan fikirkayga oo hufan dhiibto dadka soomaaliyeed wax ka dhexeeya majiraaniin,ama ma jiro marka laga reebo madax weynayaasha qabiilka Soomaali cusub waxaa lagu heli karaa in meesha bugta la gooyo mar hadii daawadii la waayay su'aashu waxay tahay dhakhtarkee goyn kara? waa diin aqoon waa midnimo,waa kala dambayn waa israac waa dhaqan wanaagsan waa dadnimo,iyo dhakhaatiir kaloo fara badan maahan inaan dhawrano kuwa ubadkeena cuqdad iyo taariikh aan waxba ka jirin ku ababinaya,ugana tagno aduunka ayagoo weli is neceb,dhaxalkooduna noqdo qarax land iyo xuduudkaygu xagee maraa.?! Quote Share this post Link to post Share on other sites