Caano_Geel Posted January 30, 2012 Maxay kula tahay? Haddii siyaasad cusub, iyo bog cusub loo furo ummadda Soomaaliyeed? 1. In la isugu wada yimaado miiska wada hadalka dhammaan, cid kasta oo ay ka go'do siyaasada Soomaaliya 2. In la isku af-garto, qorshe cad, ama siyaasad cusub, oo la iska wada dhex arko, loona wada siman yahay. 3. In la sameeyo guddi ka kooban aqoon yahan, iyo xeel-dheera yaal, kuwaas oo isku (jafan) si ay uga soo talo bixiyaan, ariimahan soo socda: 1. Calan cusub oo Soomaaliya yeelato, iyo magac cusub ba haddii laga fursan waayo. 2. Meel dhexa oo caasimad u noqota umadda Soomaaliyeed oo dhan, oo aan ahayn (Mogadishu). 3. Kasoo talo bixinta Dastuur cusub? Hogaamiye Kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi: Waxan u malaynayaa tani waa cadaalad, maadaama oo aan waqooyi marna madaxweyne ka noqon Soomaaliya, waana mid isku soo dhawaynaysa, dadka Soomaaliyeed ee kala fogaaday...Iyo in la helo xal Soomaaliyeed. Fadlan fikir-kaaga ka dhiibo, cayduna way reeban tahay iyo shakhsi weerarkuba. Mahadsanid Caano Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 30, 2012 Caano_Geel: Waan soo dhoweynaynaa aragtidaadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted January 30, 2012 Mogadishu will always be the capital city !!!!! I agree with you that we have to change our flag! I hate the UN FLAG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 30, 2012 In my opinion, our new flag could be something like this, Qoraxda soo baxaysaana waa, dharaar cusub oo umadda Soomaaliyeed u baryay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted January 30, 2012 ^^LOVE IT, but perhaps more Islamic is even nicer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 30, 2012 Good idea. Love the flag, we can use it as the common flag while SL en Somalia use their own domestic flags. People can be sentimental about symbols. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 30, 2012 That flag you posted looks very ugly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 31, 2012 Calankaan is here to stay. Wax kale la imoow. Calankaan qof kaliyetaliye ah ma sameysan. Haddii wax la badalaayo, calanka iyo magaalo madaxda waxba ma galabsaninee, dadka xun hala badalo. I for one welcome in dadka la badalo, waxa qabyaaladda dishay la qaxiyo, la musaafuriyo, waligoodna lasoo celinin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 31, 2012 a new Somalia without qabyalad, calool u shaqeystayaal, naceyb, mamulo ku shaqeeniya sharci, iyo with no kursi ama nin jaceyl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 31, 2012 Oodweyne;782533 wrote: Beggars and their wishes of horses, could not do justice to the sheer political hallucination that is in here. And, that is no offence to our friend, Mr. Caano_Geel... :D and then we woke up.....I would only support a two state solution: Somaliland and Somalia are two equal states as they united as two equal states...if the majority of Somalilands population wish not to be part of Somalia regardless of clans...legality must be respected. Somalia as we knew it in the past is long dead...ashes to ashes dust to dust...if it is to have a future...the only future is as two states.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted January 31, 2012 Even your flag is based on the 4.5 formula miyaa? - Afar xiddigood oo waawayn iyo mid yar (nus ah). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 31, 2012 Actually biggest supporters of Al Shabaab came from Bay, Bakool and the Jubba's and they did clean to some extend clannism and folks from Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 31, 2012 *ANWAR*;782525 wrote: Mogadishu will always be the capital city !!!!! I agree with you that we have to change our flag! I hate the UN FLAG What did the flag do? lol...Why bother change it? I think the flag should be left alone...! Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;782663 wrote: Calankaan is here to stay. Wax kale la imoow. Calankaan qof kaliyetaliye ah ma sameysan. Haddii wax la badalaayo, calanka iyo magaalo madaxda waxba ma galabsaninee, dadka xun hala badalo. I for one welcome in dadka la badalo, waxa qabyaaladda dishay la qaxiyo, la musaafuriyo, waligoodna lasoo celinin. ....lol....That means dad badan baa la weynayaa..Soomaali qabyaaladda waa ku adag yihiin sida muuqata! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 31, 2012 ^Anwar is an interior decorator, I mean artist the flag doesn't go well with his drapes..lool Quote Share this post Link to post Share on other sites