Taleexi Posted January 30, 2012 http://horufadhi.com/2012/01/30/jaaliyada-galmudug-iyo-ururka-saxafiyiinta-galmudug-oo-xaflad-usameeyay-wariye-xoriyo-shiikh-cali-oo-dhawaan-gaalkacyo-lagu-dhaawacay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 31, 2012 Saxaafaddu waxay ka mid tahay birimageydada, in kastoo ayaamahaan ayaandarro dadka qaar iskaga qaraabtaan magaca weriyenimada dembiyo iyo xad-gudubna ku geystaan. War fidin hufan iyo tebin tayo leh baan ka filaynaa weriyeyaasha Soomaalida! Quote Share this post Link to post Share on other sites