kingofkings Posted January 30, 2012 Well done mr. vice president. I like that fact that he is getting all the attention. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 30, 2012 Faroole iz makin' tha caaash monei flo homie, dem niggas B trippin' around him in Dubai, ya dig. VP took the limelight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 30, 2012 kingofkings;782221 wrote: But if i had to guess, they are there for their own interest. That's given. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 30, 2012 Che -Guevara;782227 wrote: That's given. What say you then mr. Che? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 30, 2012 Somalia;782226 wrote: Faroole iz makin' tha caaash monei flo homie, dem niggas B trippin' around him in Dubai, ya dig. VP took the limelight. , wait let me put on me shade. :cool: much better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 30, 2012 Garoowe:-Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Britain Anderw Mitchell ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Garoowe, waxaana uu la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo uu ka mid yahay M-kuxigeenka, waxaana uu booqday dhowr meelood. Wasiirka Britain oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda Puntland uu ka mid yahay M-kuxigeenka Puntland ahna kusimaha M-waynaha Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa kulanka kadib ay si wadajir ah ula hadleen Warbaahinta Cabdisamad iyo Mitchall, Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen dhowr arimood oo kala ah: Shirka 25 Feb.2012 ka dhacaya magaalada London Ladagaalanka Burcad-badeeda Dhaqaalaha dalka Britain ay siiso Puntland ee mashaariicda horumarinta Andre Mitchell, ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu noqdo Wasiirkii ugu horeeyay ee Puntland booqashho ku yimaada, waxaa uu sheegay in ay si wayn masuuliyiinta Puntland uga wadahadleen shirka London oo uu ku sheegay in uu yahay mid aad iyo aad u muhiim ah oo heersare ah, waxaana uu sheegay in si wayn looga hadli doono qodobada Road Map, waxa uu sheegay in sidoo kale looga hadli doono burcad-badeeda. Puntland, ayuu sheegay in ay kawada hadleen dhaqaalaha horumrineed ee ay Puntland siiyaan, waxaana uu sheegay in ay sii socon doonaan oo ay ku faraxsan yihiin dhaqaalaha ay baxshaan. Ladagaalanka Burcad-badeeda ayuu sheegay in ay ahmiyad wayn leedahay, waxaana uu sheegay in si wayn uga hadleen sidii loo cirib tiri lahaa burcad-badeeda. Dhammaan waxyaalihii ay ka wadahadleen ayuu sheegy in ay si wanaagsan iskula afgarteen. M-waynekuxigeenak Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in dhammaan waxyaaliii ay ka wada hadleen Wasiirka Britain ay si wayn iskula fahmeen, waxaana uu si gaar ah u xusay waxyaalaha looga hadlayo shirka London oo uu ku tilmaamay mid soo afjari doona khilaafaadka iyo dhibaatada ka jirta dalka Somaliya. Wasiirka oo ay waheshaan masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa waxay booqdeen dhismaha cusub ee Madaxtooyada Puntland, Isbataalka Guud iyo Suuq ku dhexyaal gudaha Xerada Inji oo dhaqaalaha ku baxay ay bixisay Dawladiisu. Waa markii ugu horaysay ee Wasiir ka socda dalka Britain uu booqasho ku yimaado Puntland. Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 30, 2012 Britain is there for their interest. Oil. Piracy. Alqaida. Dynamite isn't it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 30, 2012 Listen to the following audio of the visit http://dunidaonline.com/index.php?id=6203 First minister ever from Britain to come to Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 30, 2012 You guys are crazy if you think farole is coming back for the minister, the V.P is taking care of him. Farole is securing economic and military development deals with other nations in DUBAI Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 30, 2012 No wonder Faisal Warrabe was so upset. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 30, 2012 Faysal ali waraabe said "puntland way la janqaday calaamka".. Farole has done that well and lifted the Puntland profile to such an extent its the most recognisable administration outside of mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 30, 2012 Indeed. President Faroole needs to be credited for that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 30, 2012 http://taleex.net/2012/01/30/andrew-mitchell-oo-garowe-maanta-ka-soo-dagay Quote Share this post Link to post Share on other sites