Sign in to follow this  
kingofkings

UK Andrew Mitchell Arrives In Garowe Pics.

Recommended Posts

Somalia   

Faroole iz makin' tha caaash monei flo homie, dem niggas B trippin' around him in Dubai, ya dig.

 

VP took the limelight.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;782226 wrote:
Faroole iz makin' tha caaash monei flo homie, dem niggas B trippin' around him in Dubai, ya dig.

 

VP took the limelight.

:D, wait let me put on me shade. :cool: much better.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe:-Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Britain Anderw Mitchell ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Garoowe, waxaana uu la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo uu ka mid yahay M-kuxigeenka, waxaana uu booqday dhowr meelood.

 

Wasiirka Britain oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda Puntland uu ka mid yahay M-kuxigeenka Puntland ahna kusimaha M-waynaha Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa kulanka kadib ay si wadajir ah ula hadleen Warbaahinta Cabdisamad iyo Mitchall, Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen dhowr arimood oo kala ah:

 

Shirka 25 Feb.2012 ka dhacaya magaalada London

 

Ladagaalanka Burcad-badeeda

 

Dhaqaalaha dalka Britain ay siiso Puntland ee mashaariicda horumarinta

 

Andre Mitchell, ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu noqdo Wasiirkii ugu horeeyay ee Puntland booqashho ku yimaada, waxaa uu sheegay in ay si wayn masuuliyiinta Puntland uga wadahadleen shirka London oo uu ku sheegay in uu yahay mid aad iyo aad u muhiim ah oo heersare ah, waxaana uu sheegay in si wayn looga hadli doono qodobada Road Map, waxa uu sheegay in sidoo kale looga hadli doono burcad-badeeda.

 

Puntland, ayuu sheegay in ay kawada hadleen dhaqaalaha horumrineed ee ay Puntland siiyaan, waxaana uu sheegay in ay sii socon doonaan oo ay ku faraxsan yihiin dhaqaalaha ay baxshaan.

 

Ladagaalanka Burcad-badeeda ayuu sheegay in ay ahmiyad wayn leedahay, waxaana uu sheegay in si wayn uga hadleen sidii loo cirib tiri lahaa burcad-badeeda.

 

Dhammaan waxyaalihii ay ka wadahadleen ayuu sheegy in ay si wanaagsan iskula afgarteen.

 

M-waynekuxigeenak Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in dhammaan waxyaaliii ay ka wada hadleen Wasiirka Britain ay si wayn iskula fahmeen, waxaana uu si gaar ah u xusay waxyaalaha looga hadlayo shirka London oo uu ku tilmaamay mid soo afjari doona khilaafaadka iyo dhibaatada ka jirta dalka Somaliya.

 

Wasiirka oo ay waheshaan masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa waxay booqdeen dhismaha cusub ee Madaxtooyada Puntland, Isbataalka Guud iyo Suuq ku dhexyaal gudaha Xerada Inji oo dhaqaalaha ku baxay ay bixisay Dawladiisu.

 

Waa markii ugu horaysay ee Wasiir ka socda dalka Britain uu booqasho ku yimaado Puntland.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

You guys are crazy if you think farole is coming back for the minister, the V.P is taking care of him. Farole is securing economic and military development deals with other nations in DUBAI

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Faysal ali waraabe said "puntland way la janqaday calaamka".. Farole has done that well and lifted the Puntland profile to such an extent its the most recognisable administration outside of mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this