Sign in to follow this  
Dr_Osman

Iran To Host Somalia Peace Conference

Recommended Posts

Dr_Osman   

''Shir ayaan ka qaban karnaa''

29 Jan 29, 2012 - 9:00:51 AM

 

Wasiirka arimaha dibedda Iran Cali Akbar Salixi ayaa shaaca ka qaadey maanta 29,Jan ,2012 in dawladiisu diyaar u tahay martigelinta shir lagu xaliyo dhibaatad Somalia ka taagan.

 

Salixi ayaa hadalkan sheegay ka dib kulan uu la qaatey xogahayaha guud ee urur goboleedka IGAD Maxamuud Macalin.

 

Wasiirku waxa uu soo jeediyey in shirku yeesho laba waji kan hore oo ka dhacaya Nairobi waxa ka qaybgalaya ayuu yiri dalalka Iran ,Kenya ,Somalia iyo IGAD.

 

Waxa uu ku adkeeyey wasiirka arimaha dibedda Iran in loo baahanyahay fulinta qodobadii lagu heshiiyey (Rad Map) ,isagoona dhanka kale sheegay in wajiga labaad farxad u tahay inay Somalilad ku martiqaadaan magaala madaxda dalkooda ee Tehran.

 

Dawladda Iran ayaa lagu tilmaamaa dalalkii kaalinta wayn ka qaatey samatabixinta abaartii kalka ku dhufatey gobolada koonfureed ee dalka.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Interesting the world is all paying attention to somalia now, is it the OIL in Puntland and knowing that Somalis will come to an agreement sooner or later since poverty will now be in the history books and ppl will see more benefits having a govt to reap the oil rewards, I think their coming in now for that reason knowing full well somalia is going to be at peace soon and oil money is going to do that for us

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this