Kamaavi Posted January 30, 2012 Ciidamada gaarka ah ee Dowlada Deegaanka Soomaalida ee loo yaqaano Liyuu Booliska ayaa si nabad ah ku soo gudbiyay waftigii qaban qaabada ee shirkii Taleex ee hogaaminayay Prof. Cali Khaliif Galaydh. Maamulka Somaliland ayaa aad isugu dhabar jabiyay in xubnahan ay gacanta ku dhigaan waxayna maalmihii u dambeeyay dagaalo ka dhacayeen aaga Buuhoodle oo uu wafdigan ku sugnaa. Wararka saaka naga soo gaadhay magaalada Jigjiga ayaa noo xaqiijiyay in wafdiga ay soo gudbiyeen ciidamada Liyuu Booliska iyagoo badqabana la keenay magaalada Jigjiga oo la dajiyay Hoteel. Wafdigan ayaa loogu magac daray G6 waana gudigii iska lahaa fikira iyo dadaalkii lagu dhisay maamulka Khaatumo State of Somalia ee dhowaan lagaga dhawaaqay magaalada Taleex. Wixii kasoo kordha arintan kala soco Dhanaan.com Source: Dhanaan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 30, 2012 Interesting development Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 30, 2012 Beside Galaydh being safe, likes of Jacaylbaro will think twice before they accuse Shabaab & ONLF for their lose. Jigjiga can be home for Khatumo till its soft power such as military, diplomacy and trade are in growth phase. Let it spread the noble unionist ideals and unite it's Somali people,... at least SSC communities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 Dr. Cali Khaliif Galaydh, iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo oo Si Heer Qaran ah Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Jigjiga http://danwaanews.com/?p=2684 Wararka naga soo gaadhahaya caasimada Dowalad Deegaanka Soomalida Ethiopia ee Jigjiga ayaa sheegahaya in ay soo gaadheen maglaada jigjiga wafti baladhan oo uu horkacahayo siyaasiga caanka ah ee ALI Khaliiif Galayd kaas oo dhawanaha kusugnaa gobalada ay qalaasuhu katagan yihiin ee sool iyo snaag iyo cayn ee marka magacooda lasoo gaabiyo SSC laydidhaahdo. Waftiga ayaa waxaa soogalbiyay ciidanka Dowlada deeganka soomalida guutada diifaaca xududuudaha ee sida gaarka ah utabaran ee liyu-Police ka ciidanka oo ayaa waftiga kasoo qaaday deegaano kudhow magalada buuhoodle halakaasi oo dhawanadan kadhacahayeen dagaalo faraha looga gubtay kuwaas oo ay soo qadahayeen maleeshiyada SNM ee kucaanbaxaday xasuuqa maatida. Waftigan ayaa si hoor qaran ah loog soo dhaweeyay magalada jigjiga waxaana ladhowrahayaa in ay sii joogi doonaan magaladas in muddaha wali saxafada caalamku kama aysan hadlin marka laga reebo qaarka kamid ah wakaladaha deegaanka oo qoraal gaaban kaqoran socadalkani. tan iyo intii lagu dhawaqay maamul gobaleedka Khaatumo state of soomaalia ayaa waxay iskudayday maamulka ay taarikhdiisu sii dhacayso ee SNM in ay boqno gooyaan maamul gobaleedka khaatumo waxayna kusoo qaadeen weraro qaawaan hasse yeeshe bulshada deegaanka buuhoodle ayaa indha ushiday maleeshiyaadkii kasoo duulay maamulka soomali diidka ah ee SNM. Socdaalkan waftiga khaatumo ay kuyimaadeen caasimada jigjiga ayaa waxay dhabar wareen kunoqotay riyadii wareerka ahayd ee ay kujireen Maamuulka SNM kaas oo ahayd in ay xasuuqaan shacabka reer SSC ay bulshada caalamkuna indhaha kaduubato taas oo aad moodo in ay maanta indhaha SNM ay ku arkaan. Waarar hoose ayaa sheegahaya in ay ciidamada Liyu-police ku Kabarbar dagalameen bulshada deeganka buuhoodle kadib markii ay kadalbadeen in ay kaalmo walaalnimo lasoo gaadhan taas oo dhaxal siisy maleeshiyaadkii SNM in laga dhigo hal dhumay iyo haldhaan raacay. saxafaada ku hadasha afka SNM qaar kamid ah ayaa maalmahan kahadalahay dhabar jabaka kuyimid Maamulka SNM kaas oo kaga yimaaday dhanka dowlada ethopia. waxii war ah ee kasoo kordha kalasoco danwaanews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 January 29, 2012 Madaxda Khaatumo iyo Gudiga Sare ee G9 Khaatumo State oo Jig-jiga Tegay iyo Weji Gabaxa Wasiiradda Somaliland ee Addis Ababa. http://harowo.com Wafdi uu horkacayay Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac oo ay wehliyaan xubnaha G9 ee Khaatuma State of Somalia ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Jigjiga ee Kililka Ismaamulka Somalida Ethiopia. Wafdiga Khaatuma State oo Magaaladda Buhodle ay ka galbiyeen Ciidamadda Liyuu Booliska Kililka 5-aad waxay safar dhinaca lugta ku mareen dhul rafa oo dhan 265 KM ,taas oo ah Masaafadda ay isu jiraan Jig Jiga iyo Buhodle. Wafdiga Khaatuma State of Somalia waxay kulan albaabadda u xiran la leeyihiin Madaxweynaha Kililka 5-aad Mohamud Cumar Ileey sida ay ii xaqiijiyeen ila wareedyo jooga Jiga Jiga. Socdaalka Gudigga G9 iyo Garaadada beesha SSC ayaa ku beegan xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo kan Arrimaha Gudaha ee maamul goboleedka Somaliland weji gabax siyaasadeed kala kulmeen Xukumadda Federalka Ethiopia oo ay uga dacwoodeen Madaxda Maamulka Kililka 5aad ee Ethiopia. Labada Wasiir oo Xukumadda Addis Ababa u gudbiyay in Madaxweynaha Kililka 5-aad oo u dhashay beesha Soomaali Galbeed inuu beesha SSC siinayo hub iyo saanad Melleteri ayaan garaawshiyo ka helin Xukumadda Ethiopia. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Federalka Ethiopia ayaa telefishinka dalkiisa ka sheegay inay wafdiga Somaliland uga cudur daarteen qorshahii safarkooda maadama uu ahaa mid ay haboon tahay inay kala hadlaan Maamulka kililka 5-aad. “Sida uu hore u sheegay Ra’isulwasarre Melles Zenawi wuxuu maamulka kililka 5-aad leeyahay awood madaxbanaan,wixii ku saabsan arrimaha Somalidana isaga ayaa uga masuula Xukumadda Federalka Ethiopia”ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia. Somaliland waxay ka walaacsan tahay in Ethiopia ka dambeyso Maamul goboleedyadda Khaatuma State iyo Awdal State of Somalia. Walaaca Xukumadda Siilaanyo wuxuu cirka iska shareeray markii ay xaqiiqsadeen in Cali Khaliif Galeydh iyo Garaad Jaamac oo wata Baabuur laga leeyahay Buhodle ay ku dhex safreen Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 30, 2012 This is rather strange-it seems Zenawi has given free rein to Ileey? One would imagine any trouble in the North doesn't serve its Ethiopia's interest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 30, 2012 Twenty and plus years of pipe-dream might have ended on there,.. for next coming days eyes are on London's conference... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 30, 2012 How's so because a professor visited jigjiga this has to be a big joke. They can even visit oromia what will that change on the ground Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 30, 2012 Xaaji, I think Jigjiga would be an ideal place to negoitiate with Khaatumo. And jigjigans would be a ideal facilitating third party. What you think? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 30, 2012 Could be before khaatumo conference siilaanyo and ali khalif and ali ise abdi met in Ethiopia the g6 are good lads ali khalif even said he is willing to talk to somaliland even before the conference xaabsade visited saax dheer and had a nice meal with garaad jamac garaad cali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 30, 2012 That's power play right there?? The Somali Regional Administration shows flexibility and independence of policy formulation and execution than either PL and SL wills or does, ma istiraahdeen. Or is this a new game by the Tigre regime? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 30, 2012 Let's also recall how the UN Monitoring Group of Somalia at one time made the link between Sheikh Atam, an arms dealer and ONLF, Buhodle district being the conduit through which arms and ammunitions were smuggled inside Ethiopia. So is this the creation of a new buffer state? If so, the formation of Khaatumo State has a good chance of the war effort to liberate its lands from the secessionists. The fact still remains that Somalis are divided along clan and sub-clannish lines and thus Ethiopia can't rely on one clan, say the secessionists, for its border security and internal stability. My 2 cents. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 30, 2012 NASSIR;782103 wrote: That's power play right there?? The Somali Regional Administration shows flexibility and independence of policy formulation and execution than either PL and SL wills or does, ma istiraahdeen. Or is this a new game by the Tigre regime? Nassir, Jigjiga is ruled by young ouf of the box thinking new political generation not comparable with the fossils from Hargeysa and Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 1, 2012 Jaceyl baro tolow yaa arkay,.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 1, 2012 Hee maxaad jacaylbaro u raadinaysa isna ma jigjigad ku so dhaweyn lahayd Quote Share this post Link to post Share on other sites