Che -Guevara Posted January 29, 2012 Wafti ka socota Dawladda Khaatumo oo gaadhay Xarunta DDS ee Jigjiga waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Jigjiga wafti culus oo ka socota Khaatumo State kuwaas oo safar shaqo ku tagay dalka Itoobiya waxana waftidan ka kooban tahay Isimo iyo xubno G9 ah Kumanaan dadweynaha reer Jigjiga ayaa waftidan kaga hor yimi duleedka magaaladda kuwaas oo Caleemo qoyan u ruxayey waxana ka mid ahaa wasiiro DDS ah iyo madax sarre oo Dawladda Itoobiya ah waxana waftidan la dajiyey guryaha Martida ee DDS waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay waftidan la kulanto madaxdda DDS kuwaas oo kala hadlaya sidii iskaashi dhinac walba ah uu u dhexmari lahaa DDS iyo Dawladda Khaatumo state allssc@hotmail.com http://allssc.com/?p=21644 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 29, 2012 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=8N7RgtE_Klk" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2012 Tit-for-tat visits will go on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 29, 2012 Of course, the 'master' has to be pleased haddii kale wax uunan ogeyn Soomaaliya ka soconaayo maleh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted January 29, 2012 Hadii ay Khaatumo State dhaqaaqdo Dameer ha la i saaro.........No offense but People of SSC has long history of failed administrations, They never governed themselves and they never will...Lessons learned from history... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 29, 2012 loool@MMA Coofle...you will be your own the dameer? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2012 Oo hadda miyey gurguuranaysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2012 Indeed the Master has an influence methinks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted January 29, 2012 Naftu inta ayna bixin Qofku wuu raftaa,,,The same thing, Way rafanaysaa.....Dabcan Dawlada Siilaanyo oo Life support siiso mooyiye (Injecting them With war) Waayo Dagaal ayuun baa midayn kara, Nabadse Gole ma wada fadhiisanayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted January 29, 2012 Ina Ileey iyo Liyu Polistiisa waa iney khado u sameeyaan Khaatumada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 29, 2012 "Naftu inta ayna bixin Qofku wuu raftaa" off topic, you mean literally happens...lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 29, 2012 Anaga 'master' caddaaladnimo ku jirto inaa isku noqono maxaa inoo diiday. Walaalkey master in uu ii ahaado uma ogali laakiin nin shisheeye ah oo afkeyga, diinteyda iyo dhaqankeyge heysan diyaar u ahay in uu noo wada ahaado master, hal hal meel noogu xirto. Walina isma aragno, waa isku maqanahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted January 29, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;781795 wrote: Anaga 'master' caddaaladnimo ku jirto inaa isku noqono maxaa inoo diiday. Walaalkey master in uu ii ahaado uma ogali laakiin nin shisheeye ah oo afkeyga, diinteyda iyo dhaqankeyge heysan diyaar u ahay in uu noo wada ahaado master, hal hal meel noogu xirto. Walina isma aragno, waa isku maqanahay. Because of Ignorance,,,Ignorance Kills... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2012 MMA: I agree. But let us be realistic Khaatumo has been waiting that for 20 plus years ... we were in the middle of friendly neighbors of Senawi for quite sometime - markaa sheekadu waa saying is easier than done. Coofle: Siilaanyo, caqli uu taladaada ku garto ma hayaa ... magacaa jirye - nin waalan baa taladu ku jirtaaye orod Hargeysa aad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 29, 2012 they are just getting their certificate from the CRB (Criminal Record Bureau). Quote Share this post Link to post Share on other sites