Dr_Osman Posted January 29, 2012 Qaybo kamid ah dekedda Boosaaso oo dayactir lagu wado [sawiro] Updated:- 24 mins ago| 1 Commnets Waxaa meel fiican maraya hawlo dayactir ah oo todobaadyadii u danbeeyey laga wadey gudaha dekedda magaalada Boosaaso. Wejiga 1-aad dayactirkaas oo isugu jirey qodaal iyo qashin saar laga sameynayey qaybaha ay gaadiidku kusoo xirtaan ee marsada Boosaaso ayaa soo gaba gaboobey. Waxaana todobaadkan gudihiisa la bilaabayaa wejiga 2-aad, si loo nadiifiyo gunta hoose ee dekedda oo iyadu in mudo ah aan wax dayactir ah helin. Mashruucan dekedda lagu hagaajinayo ayaa waxaa fulinaya shirkad lagu magacaabo KMC, waxaana dhaqaalaha ku baxaya bixinaysa hay’adda WFP. Qaybta hada howsheeda la bilaabayo ayaa ah qaybtii loogu tala galay inay doonyuhu kusoo xirtaan , qaybtaas oo in badan oo kamid ah ay buuxiyeen qashin, ciid, iyo walxo kale oo burburka doomo duug ahi ay kamid yihiin. Si kastaba ha ahaatee arintan ayaa waxaa si aad ah usoo dhoweeyey ganacsatada iyo mulkiilayaasha gaadiidka badda ee badeecooyinka keena kana qaada dekedda Boosaaso, iyagoo sheegay inay qayb ka qaadanayso in howsha dekedu ay fududaato ganacsiguna uu noqdo mid fur furan. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 29, 2012 Damn that place needs to be developed lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 29, 2012 The port recieves its attention, its long over-due. But its done us well so far Its pretty well organised I think, considering how many god damn ships there is, its busy port Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 29, 2012 Freedom;781643 wrote: Damn that place needs to be developed lol It looks like a 19 century port:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 29, 2012 19th century port turned the city into this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2012 Great development. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 29, 2012 Wallahi puntland is killing somaliland in development, the landers are stagnant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 29, 2012 Darvish you off the mess please development wise your 20 years behind lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 29, 2012 True but after we're done beating your military to a pulp, we'll focus on developing real industries. No dahabshiils Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 29, 2012 Xaaji Xunjuf;781660 wrote: It looks like a 19 century port:D xaaji, call the president of the triangular enclave and tell him the free ride for ethiopia is over. tell him the berbera port is not free. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 29, 2012 Dervish glad you agree you lag way way behind Somaliland lol, but you lot can't beat us military wise lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 29, 2012 ^^^^ few men kick your triangular butt in buuhoodle. what do you call that? victory? I think not. get out of here with your non sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites