Sign in to follow this  
Dr_Osman

Traditional-Elders In Ras-Casayr Condemn MP Assasination. PICS

Recommended Posts

Somalia   

Mr Xaaji Xunjuf, first of all, I would love to see who handpicks the leaders of these so-called enclaves.

 

Second, you have a track record of handpicking people. For example after the death of Mr Egaal, a man from a minority clan, Mr Riyaale was selected purely out of political masquerading to show the world a minority man could rule.

 

But we both know he didn't have much power did he?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;781359 wrote:
King of kings somaliland controls all its six capital of all regions

 

While the garowe clan enclave only controls a section galkacyo and garowe and boosaaso.

again, there you go. how many times do you get ahead of yourself? the only capitals you control are you kins, other than that the rest belong to the local people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ssc and awdal have made it clear they don't want you let alone reer maakhir, which never cared for you. as for puntland, galkacyo, garowe, and bosaso, are not triangle, so you should know all the cities in between them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ssc is a party with in somaliland

 

Maakhir state president jiibriel ali salaad is in hargeysa as we speak he was the founder of maakhir state

The sultaan of maakhir was part of the somaliland delegation who were recently in badhan in eastern sanaag his name is suldaan sicid suldaan abdislaaan suldaan maxamuud suldan ali shire.

 

Mr somalia yes president cigaal was selected I give you that but president rayaale was elected and president siilaanyo was elected the somaliland constitution states that if the president of the country dies the vice president will be appointed as the interim president . This happened between 2002 and 2003 and in may 2003 president rayaale was elected he had all the executive power over the somaliland goverment and was the head of state just like cigaal and silaanyo and tuur.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maakhir state president jiibriel ali salaad is he another one you pay, but fails to get you result on the ground.

 

 

 

how said. money (mostly from donated charity from britain ) well spent. for everything else, there is 20 years of self delusionalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Dawladda Puntland oo Dilkii AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Ku Eedeysay Duqii Hore ee Degmada Calluula [sawirro +Codad]

 

Boosaaso[RBC Radio] Dawladda Puntland oo ka hadashay maanta dilkii loo geystay AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf ayaa ku eedeysay in uu ka danbeeyey Guddoomiyihii hore ee degmada Calluula Xareed Ciise Cumar iyo koox uu watay oo jidka u galay sida ay sheegtay.

 

Wasiirka amniga iyo DDR-ta Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan oo Shir Jaraa’id ku qabtay maanta Xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in Dawlad ahaan marka hore ay aad uga xun yihiin dilka loo geystay Xildhibaanka ugana tacsiyeynayaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay inraba.

 

Shirka Jaraa’id ee Wasiirka amniga ayaa waxaa ku weheliyey Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax,Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan,Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Bari Cismaan Cawke Afdalow iyo Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Muxiyadiin Axmed Muuse.

 

Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in dilka Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf uu ka danbeeyey nin uu yiri waa Xareed waana Guddoomiyihii hore ee degmada Calluula Xareed Ciise Cumar iyo koox burcad ah uu watay waa sida uu sheegaye.

 

Sidoo kale waxa u tilmaamay Mudane Khaliif in AUN Xildhibaanku u socday shaqo qaran oo deegaanka ah balse ay Jidka u galeen koox u ku sheegay in ay yihiin burcad madax u yahay Xareed Ciise Cumar.

 

”Waxaan shirjaan Jaraa’id u qabanay geeridii ku timid Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf AUN oo shalay ay burcad ku dishay meel ka sokeysa magaalada Baargaal ,Xildhibaanku wuxuu u socday shaqo qaran inuu degmada deegaanka soo shiso oo u naga hormaro si loo abaabulo Odayaasha,ganacsatada iyo dadka meesha degan ,hawshaas isaga oo u socda ayaa burcadaas waxay u gashay Jidka oo u madax u yahay nin la yiraahdo Xareed oo halkaas burcadnimo ku jooga taasna waxay keentay in xabo ku furaan intay ambush u galaan meeshiina uu ku geero=iyoodo marxuumkii Xildhibaan Bile ,waxaanu Ilaahay uga baryeynaa in janada ka waraabiyo danbigiisana dhaafo ,eheladiisana waxaan u rajeyneynaa samir iyo Iimaan …..”ayuu yiri Col.Khaliif Ciise Mudan.

 

Wasiirka ayaa xusay in ay u diri doonaan deegaanka dhibku ka dhacay ee Baargaal Ciidamo ka socda Dawladda Puntland oo gacanta kusoo dhiga kooxihii ka danbeeyey dilkia AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf.

 

”Dawladu hada talaabo wey qaaday abaabulna wey wadaa,talaabo adag oo lagu soo qabanayo cidii falkaas geysatay ,waxaana loo dirayaa Ciidan…”ayuu yiri Col.Khaliif.

 

Dhanka kale Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweyne Faroole Cabdisamad Cali Shire ayaa isna dhankiisa sheegay in la garanayo dadkii ka danbeeyey dilka AUN Xildhibaanka uuna ka danbeeyo Xareed Ciise Cumar goor dhowna la hor keeni doono cadaalada.

 

Hadaba waa Kuma ninka lagu eedeyey dilka AUN Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf?

 

Xareed Ciise Cumar ayaa ah Siyaas kasoo jeeda deegaanka Baargaal,waxaana uu mudoo ka tirsanaa Dawladda Puntland isagoo Guddoomiye kasoo noqday degmada Calluula ee gobolka Bari.

 

Muddo markii uu ahaa ayaa laga qaaday xilka,waxaana isaga oo masjid ku tukanaya gudaha magaalada Boosaaso loo taxaabay Xabsiga weyn ee Gaalshiraha Boosaaso isagoo lagu soo eedeeyey in uu yahay qaran dumis.

 

Waraysi uu siiyey Warbaahinta xili laga soo daayey Xabsiga Gaalshiraha ayuu sheegay in eeda ugu weyneyd ee lagu haystay ay ahayd in Jeexay wadadii lagu dhisay maamulka ilaa hadda lagu muransan yahay ee Casayrland,waxaana damiin kusii daayey Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax.

 

Si kastaba lama oga talaabada xigta ee ay Dawladda Puntland qaadeyso walow ay ka dhawaajisay in Ciidamo u dirayso deegaankaas ay shaqaaqadu ka dhacday ee Baargaal.

 

Cismaan Turaabi

RBC Radio

Xafiiska Wararka Boosaaso

turrabi20@gmail.com

 

Wasiirka amniga iyo DDR-ta Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan

0521.jpg

 

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng.Maxauud iyo Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Bari Afdalow

0226.jpg

 

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Muxiyadiin Axmed Muuse

0140.jpg

 

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan

000.jpg

 

Listen to a live feed from Puntland officials regarding this serious matter

http://www.raxanreeb.com/?p=129803

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

What us up with these former officials asssinating new officials. When I was in Puntland former head of police tried to assasinate the new Police commissionar. The former was supporting by his own clan militia. That was 3 years ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Gacan-ku-dhiiglayaashii dilay xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo la qabtay; Issimada iyo waxgaradka Baargaal oo cambaareeyey fal-dambiyeedka.

Sat, 28 Jan 2012 16:30:38 -0500 pm -05:00 -18000

Bosaso, Jan 28 - Wararka ka imaanaya Baargaal oo ka tirsan gobolka Bari ayaa tilmaamayo in gacanta lagu dhigay raggii dilay alla ha u naxariistee Xidhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland, kaasoo shalay rag hubaysani ay tacshiirad ku dileen.

 

Waxgarad kasoo jeeda degmooyinka Baargaal iyo Caluula ee gobolka Bari ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Boosaaso waxaa ay xaqiijiyey qabashada raggaasi, waxaana ay intaasi ku dareen in ay qorshaynayaan ka qayb noqoshada tallaabooyin wax-qabad ee arrintaasi la xiriira.

 

Kulanka lagu shaaciyey qabashada raggaasi iyo dareenka dhaqan ee dhacdadaasi ku aaddan ayaa waxaa ka qaybgalay issimo, nabadoono iyo odayaal dhaqameed deegaankaasi kasoo jeeda, waxaana issimadii shirkaasi qabtay ka mid ahaa Beeldaajaha deegaanka Cal-Bari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin.

 

Beeljiyaha, shirkaasi ka hadalay ayaa sheegay inay siweyn u cambaaraynayaan dilka xildhibaanka waxaana uu u mahadceliyay shacabka Baargaal tallaabooyin la xiriira xakamaynta falkaasi oo ay qaadeen taasoo ay ugu mug-weynayd qabashada raggii falkaasi gaystay oo uu tilmaamay in gacanta lagu hayo haatan.

 

Dhinaca kale Faarax Fuqyare, oo ka mid ah qurbe-joogta deegaanka Baargaal ayaa isaguna sharraxaad kooban ka bixiyey alle ha u naxariistee taariikhadii xildhibaanka Bile Maxamuud Yuusuf, waxaana uu sheegay xildhibaanku inuu ku dhashay degmada Caluula sannadii 1957, isagoo waxbarashadiisii hoosena ku qaatay Baargaal, joogayna illaa iyo intii uu uga biiray ciidamada bilayska Soomaaliyeed, waxaana uu soo qabtay shaqooyin dawladeed oo kale duwan oo ay ugu dambaysay middiisii xildhibaannimo.

 

Allah,ha u naxariistee Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf ayaa waxaa dilkiisa uu dhacay xilli uu ku jiray socaal uu ugu ambabaxayay degmada Baargaal si uu uga shaqeeyo wanaajinta xiriirka dawladda Puntland iyo shacabka deegaanada Baargaal iyo Caluula.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Id like to thank the excellent work of the law enforcement agency and society in working apprehending this savage thats killed a mp. Excellent Job and a big shout outs to baargaal elders and citizens assisting the local law enforcement in this brutal murder

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahaha...your right puntland is not a triangle..its a strip..bosaso population is half the size of Burco its your largest city, gorawe is a village, Borama is larger, Galkacyo as we are aware is not only split in half but on the so called puntland side is split between west puntland state and puntland, furthermore your so called cities in between them are pit stop villages ...hahaha...wake up from your day dream.. You might call Somaliland a triangle state...but thats you..your no one..in reality from the Djibouti Border to Las canod: what flag flys ??? SOMALILAND SON... now sit back down and learn your georaphy.

 

We might mention Borama, Berbera, Hargaisa, Burco, Erigavo and Las canod all district capitals fall within Somaliland and are control by Somaliland in reality. furthermore there are countless other cities not mentioned that are larger then Garowe your capital... i.e. Shieck, Dacarburc, Dilla, Wagale, Salaxley, Beligubadle, Odwayne, Maid, Heis, Caynabo, etc... the list is endless son...

 

just had to bring you back down to earth...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this