Sign in to follow this  
Liibaan

Somalidiid/snm Media Admit The Defeat of Their SNM Clan Militia, the Victory of SSC/Khaatumo Forces

Recommended Posts

Liibaan   

 

 

Xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Ka War-Wareegaysa Inay Ka Hadasho Xaqiiqada Dagaalkii Shalay Oo Maleeshiyaadku Guulo Ka Sheegteen

 

 

Ramaasnews.com ( Somalidiid/snm website)

 

http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Xukuumadda-Madaxwayne-Axmed-Siilaanyo-Oo-Ka-War-Wareegaysa-Inay-Ka-Hadasho-Xaqiiqada-Dagaalkii-Shalay-Oo-Maleeshiyaadku-Guulo-Ka-Sheegteen-Iyo-Shacabka-Oo-Dareen-Qabba.html

 

 

Hargeysa (Ramaas) Jan 27,2012 – Xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ilaa hadda ka war-wareegaysa inay ka hadasho xaqiiqda dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Buuhoodle oo Maleeshiyaadka Buuhoodle guulo ku sheegteen.

 

Dagaalkan oo khasaaraha ka dhashay shacabka Somaliland ka war-warsan yihiin isla-markaana mashquul galiyey Magaalooyinka dalka ayaa xukuumaddu aanay cadayn khasaaraha ka dhashay, waxayna ilaa hadda Maleeshiyaadka ciidanka qaranka soo weeraray ula dhaqmaysaa hab qabow, halka Maleeshiyaadka iyo waxgaradkooduba ay geed dheer iyo mid gaabanba ugu taagan yihiin inay ciidanka naafeeyaan.

 

Wasiirka Wasaaradda kaluumaysiga iyo khayraadka badda Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geell-jirre) oo xukuumadda maanta u hadlay ayaa ka gaabsaday inuu tafaasiil ka bixiyo khasaaraha ciidamada qaranka dagaalkaasi ku soo gaadhay, balse waxa uu tilmaamay in khasaaraha halkaasi ka dhashay uu yahay mid Somaliland ku dhacay, balse aanu ahayn mid laba dhinac kala gaadhay.

 

Cabdilaahi Geell-jirre oo ugu horeyn ka hadlaya bilowga dagaalka ayaa yidhi “Dagaalkan waxa bilaabay dad nabada baa’biinaya oo ay hogaaminayaan siyaasiyiin uu Khaliif Galaydh ka mid yahay iyo kuwii ay yidhaahdeen xilal-baanu u dooranay”

 

Md Geell-jirre waxa uu sheegay inay ilaa hadda ururinayaan khasaaraha ka dhashay dagaalka “Ilaa hadda khasaaraha waanu ku daba jirnaa oo waanu ururinaynaa, khasaaruhuna waxa uu ku dhacay Somaliland, dhan walba haka dhaco’e” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Meeshu laba dhinac maaha ee waa dad Somaliland ah oo nimankaa fidwo wadayaasha ahi soo waaleen, ciidanka qarankuna waa ciidanka qaranka difaacayey, kuwa kalena waa dadkayagii, markaa xukuumaduhu wax aanay hubsan ma sheegaan, markaa marka aanu hubsano anaga ayaa dadka u soo bandhigi doona”

 

Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland waxa uu baaq u diray shacabka reer Sool, waxaanu u soo jeediyay inay iska jiraan shakhsiyaadka fidwada ka dhex wadda “Waxaanuna leenahay dadkaasi ka feejignaada dadkaasi idinku soo duulay (Kooxda Cali Khaliif)” ayuu yidhi.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Somaliland Oo ka Hadashay dagaalkii Galabta iyo khasaarihii dagaalkaas ka dhashay

January 26th, 2012

 

Buuhoodle (Somaliland.Org)-Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Somaliland Md. Faysal Cali Sh. Maxamed, ayaa ka hadlay dagaalkii galabta ciidamadda qaranka iyo maleeshiyo nabad diid ah ku dhex maray deegaanka Sool-joogta oo ku yaala duleedka Magaalada Buuhoodle.

 

Agaasimaha Guud waxa uu sheegay inay ciidanka qaranku ay dhirbaaxo kulul ku dhufteen maleeshiyadii weerarka soo qaaday oo uu ku eedeeyay inay soo direen wax uu ugu yeedhay kooxdii fidmo waleyaasha ahaa ee shirka ku qabsaday dhawaan degmada Taleex ee gobolka Sool.

 

Faysal Cali Sheekh waxa uu masuuliyada dagaalkaasi dusha ka saaray kooxdii abaabushay shirkii Taleex oo uu tilmaamay inay maanta gaadheen magaalada Buuhoodle.

 

Agaasimuhu wuxuu sheegay in ciidanka qaranku ay baacsadeen isla markaana dib u celiyeen maleeshiyadii weerarka soo qaaday oo uu carabka ku dhuftay in khasaare weyn loogu geystay dagaalkii galabta oo socday 3:30-kii galabnimo ilaa makhribkii caawa.

 

Agaasimaha guud waxa uu sheegay inaanay nabadgelyada iyo wada jirka dalka waxba u dhimi karin koox qurbo-joog ah oo doonaya inay qas geliyaan xasiloonida shacbigoodu ku naaloonayo.

 

Faysal Cali Sheekh waxa uu ciidanka qaranka ku bogaadiyay guusha ay ka soo hooyeen dagaalkan iyo sida uu xusay waajibaadka culus ee ay dalkooda u hayaan.

 

Dhinaca kale, ilo-wareedyo xog ogaal ah oo shabakada wararka ee Somaliland.Org, ka heshay magaalada Buuhoodle iyo jiidii dagaalku ka dhacay ayaa dhamaantood xaqiijiyay in dhimashada kooxdii weerarka soo qaaday ay gaadhayso sodon qof, halka dhawr iyo toban kalena ka dhaawacmeen.

 

Warku wuxuu intaasi ku darayaa in ciidanka qaranka ay soo gaadheen dhaawacyo kala duwan ilaa shan askari kuwaasi oo lagu dawaynayo Magaalada Qori-lugud.

 

Siday ilo-wareedyadaasi sheegayaan waxa kooxdii weerarka soo qaaday laga gubay ilaa laba baabuur oo nooca tiknikada ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji, the little skirmishes, as you put it, created a tremendous loss in your side. Mothers and Wives and Sisters are crying in Burco and Hergeisa, smashing their skinny bodies onto the dirt with regret and confusion.

 

XX, this is what is the end of your aggression. You will face humiliation and defeat. You will then, meet Allah, your Lord and my Lord and he shall judge between YOU and US. You wrongfully waged war against fellow Somalis and Muslims in their own homes and Allah has said, he who oppresses another human, shall suffer a painful torment in the hereafter.

 

We have victory, both in this Life and in the hereafter.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ if you are victorious why are you crying:D

 

By the way no one is attacking any one it was just a skimirsh conflict it happens and the Somaliland army will defend the people of its nation and restore the peace and stability in the buhoodle district.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;780922 wrote:
^^ if you are victorious why are you crying:D

 

By the way no one is attacking any one it was just a skimirsh conflict it happens and the Somaliland army will defend the people of its nation and restore the peace and stability in the buhoodle district.

Crying? LOL

 

Your Imaams in Hergeisa and Burco are crying out for PEACE. Weren't they the same Imaams that called out for WAR 2 weeks ago?

 

My civilians kicked your militia's butt. Accept the facts!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am revolution the imams in burco never called for war or jihaad bring proof if you have, they always talk about peace

 

So wait a minute so now they are civilians but they are heavily armed:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Civilians that armed with Ak-47s and PKMs against Militia that were trained for the past 20-30 years with Tanks, Bebe, Jeep, Zuuk and Anti-Aircraft Machine guns. You were humiliated, defeated and chased like headless chickens.

 

Your Imaams didn't speak of Peace BEFORE the battle took place. When the reinforcement of your militia were coming into Qorulugud in the hundreds, your Imaams were silent. As soon as you were defeated, they opened their mouth and asked for peace. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

IAmRevolution;780961 wrote:
Civilians that armed with Ak-47s and PKMs against Militia that were trained for the past 20-30 years with Tanks, Bebe, Jeep, Zuuk and Anti-Aircraft Machine guns. You were humiliated, defeated and chased like headless chickens.

 

Your Imaams didn't speak of Peace BEFORE the battle took place. When the reinforcement of your militia were coming into Qorulugud in the hundreds, your Imaams were silent. As soon as you were defeated, they opened their mouth and asked for peace. LOL

Why speak about peace if there is already peace people call for peace when there is a conflict you don't make any sense

 

Civilians with AK 47s fighting :D

 

Aduunyo gudoon

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

IamRev kuwan maskaxda waxaa kaga dahaaran ciidan qaran iyo somaliland waxkale ma aqbalaan aan ka ahayn defeated and they got that again. They attacked buhodle a week ago and they were chased. They again attacked Buhodle when they heard Khatumo leaders came in town.. Again they were defeated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;780963 wrote:
Why speak about peace if there is already peace people call for peace when there is a conflict you don't make any sense

 

Civilians with AK 47s fighting
:D

 

Aduunyo gudoon

You don't make sense, my defeated friend. Your Imaam and Suldans were aware of the militias being amassed in Qorulugud. They are aware of how militia from Burco and Hergeisa are fighting to capture Towns around Buuhoodle and Buuhoodle itself. They were silent.

 

As soon as your militia were karbashed by civilians, they cried out for peace. It's embarrassing, if you ask me. Your Imaams are no different from Qat-eating, Alcohol drinking, Dhibjiirs of Burco and Hergeisa. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this