Sign in to follow this  
Dr_Osman

Foreign Investors Competing For Development Tenders In Puntland

Recommended Posts

Dr_Osman   

Shirkado shisheeyo oo saf usoo galay inay qandaraasyo ka helaan Dowlada Puntland(Xog hoose)

Posted by Pi on January 26th, 2012

 

Dubai(Pi) sida aan ku helnay xog rasmi ah waxaa maalmahaan dambe soo badanaya Shirkado shisheeyo oo xiriir lasoo samaynaya Dowlada Puntland kuwasoo usoo shukaansi tagay inay helaan Qandarasyo,qaarkood waxay soo kaxayteen qubaro/aqoonyahano Soomaali ah.

 

Shirkadaha waxaa kamid ah kuwo ka kala yimid wadamada Shiinaha, Turkiga, Yurub, Maraykanka Japan iyo Kuuriyada koonfureed, shirkadahaan waxaa u badan kuwa dhisa guryaha, wadooyinka iyo kuwo doonaya inay kala taliyaan Dowlada dhinaca dhaqaalaha iyo maalgashiga.

 

sida aan xogta ku helnay Dowlada Puntland way diidey inay wax hadal ah u furto shirkadahaan.

 

Tan iyo markii la shaaciyey in Shidaal laga helayo Puntland ayaa waxaa soo kordhaya danaynta la danaynayo Soomaaliya, gaar ahaan Puntland iyo in shirkada walbaa ay gacanta ku dhigto Qandaaas ay ka doonayaan deegaanada Puntland.

 

Waxaa kaloo jira xiriir lala soo sameeyey ganacsato reer Puntland ah oo ay lasoo sameeyeen ganacsato carbeed oo ka yimid wadamo ay kamid tahay Masar.

 

Puntlandi.com

 

Dubai

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this