Dr_Osman Posted January 27, 2012 Daawo: Sawirada meydadka dagaaladii Sool-Joogta & goobihii lagu dagaalamay January 27, 2012 - Written by editor - Edited byeditor Warbaahinta waxaa u suurtagashay inay hesho sawirada deegaanka Sool-Joogta ee shaley dagaalada ba’ani ka dhaceen kuwaasi oo dhexmarey ciidamada Somaliland oo duulaan ku soo qaadey Buuhoodle iyo dadka deegaanka, waxaan sidoo kale helnay sawirada meydadkii ay ka careereen ciidamada Somaliland. Sawirada badankooda oo ah kuwa aad looga naxayo ayaa sababo dhanka anshaxa iyo dhawrista dareenka dadka aynan soo daabici karin, waxaanse idiin soo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawiradaasi oo aan daahsaarnay iyo waliba goobaha lagu dagaalamay gaar ahaan deegaanka Sool-Joogta. DAAWO SAWIRADA Here http://allsbc.com/daawo-sawirada-meydadka-dagaaladii-sool-joogta-goobihii-lagu-dagaalamay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 27, 2012 One of them is missing his whole head. Damn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 27, 2012 AUN, they were lost souls given orders by sick people. Somaliland should call back its militia so no more have to die. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 27, 2012 And I thought there was xasuuq in Buuhoodle not the other way round ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 27, 2012 Jacaylbaro;780659 wrote: And I thought there was xasuuq in Buuhoodle not the other way round ,,, No wonder you are all like that, misinformed I guess. Look at the pics. Pictures never lie.. unless photoshopped. ARE YOU SAYING THEY WERE PHOTOSHOPPED?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 27, 2012 JB as the spokesman of Warlord Siilanyu has to make an excuse. Even his role in these crimes against the SSC clan will Come out in due time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 27, 2012 Somaliland militia captured Somaliland lady talking about her dead militia http://taleex.net/2012/01/27/dhagayso-jabkii-maleeshiyada-somaliland-ka-raacay-buuhoodle-cod Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 27, 2012 May the dead rest in peace, but Somaliland should move forward and win Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted January 27, 2012 JB, your joke was lost on the little pirate boys. Nimanyahow, the supporters of Khaatumo need your military support not your cheerleading from the sidelines. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 27, 2012 Lad it's not for a llack of effort that you have not been winning so far! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 27, 2012 Don't worry what support they will get. Worry about your dead corpses that you had to flee from. I thought you had all of this locked in? Insuggest you stop sending poor young men to their deaths. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 27, 2012 allah ha u naxariisto. miskiinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 27, 2012 Freedom;780667 wrote: May the dead rest in peace, but Somaliland should move forward and win Haven't moved an inch sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 27, 2012 It's plural. May Allah rest the poor souls. Who died for an illegitimate cause on the orders of cowards far away. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 27, 2012 Xaaalad dagaal oo weli ka taagan degmada Buhoodle 27 Jan 27, 2012 - 2:03:37 AM Xaalada degmada Buhoodle iyo agagaarkeeda ayaa maanta dagan kadib markii maalintii shaley 26 Jan,2012 dagaal la isu gabal dhacsadey fooda isku dareen ciidamo maamulka Somaliland ka socdey iyo xoogaga difaaca gobolka Ceyn. Dagaalkii dhacey maalintii shaley ayaa wararku sheegayaan in khasaarihiisa dhinaca xoogaga degaanka Buhoodle difaacaya kaga dhinteen 26 qof halka dhaawaca gaarayo 21 kuwaasoo loo qaadey magaalada Galkacayo oo ah halka ugu dhow magaalooyinka Puntland. Somaliland ayaa dagaalkaan waxaa kaso gaarey khasaaro balaaran iyadoo wararka xusayaan in lagaga diley ciidan kor u dhaafaya 30 qof halka dhaawaca aan la garan karin madaama ay qaateen balse waxaa la qabsadey gadiid dagaal oo uu ku jiro mid ah kuwa saheyda qaada ah iyadoo kuwa kalena laga gubey. Wararka aan ka heleyno saraakiil ka tirsan ciidamada Buhoodle difaacaya ayaa sheegaya iney gacanta ku hayaan maxaabiis gaareysa sadex qof kuwasoo lagu qabtey dagaal shaley galab dhacey. Dhinaca Hargeysa waxaa ka imaanaya sidoo kale warar sheegaya in madaxweyne Siilaanyo uu magacaabey guddi dagaal oo uu ku jiro madaxweyne ku-xigeenkiisa taasoo dadka u dhuundaloola siyaasada sheegayaan iney sababtey guuldarada ciidamadiisa ka raacdey dagaalka Buhoodle. Dagaalka Buhoodle ayaa yimid maalmo kadib markii siyaasiyiin uu hogaaminayo Cali Khaliif Galeyr kaga dhawaaqeen maamul lagu sheegey magaciisa Khaatumo kaas oo shacabka daga deegamada Sool iyo Ceyn aad uga xumaadeen. Maalintii shaley 26 Jan,2012 ayaa waxaa ku dhintey magaalada Buhoodle hal qof halka labo kale ku dhaawacantey kadib markii xubno ka tirsan maamulka is magacaabey soo gaareen magaaladaas kadibna dad isugu jira dumar iyo caruur kuwaasoo u mudaharadayey soo Quote Share this post Link to post Share on other sites