Sign in to follow this  
Carafaat

Xaaji Xunjuf, we have been invited to a SSC meeting.

Recommended Posts

Carafaat   

Ogaysiis Dhamaan Bulshadda Khaatumo Sate Iyo Soomaaliwaynta kale Ee Ku Dhaqan Wadanka Nederland Waxaa Lagu wargalinayaa Shirweyne Maalinata Sabtida Ah Ee Soo Socdo Iyo Utrecht overvutrecht.

http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2197:ogaysiis-dhamaan-bulshadda-khaatumo-sate-iyo-soomaaliwaynta-kale-ee-ku-dhaqan-wadanka-nederland-waxaa-lagu-wargalinayaa-shirweyne-maalinata-sabtida-ah-ee-soo-socdo-iyo-utrecht-overvutrecht

Written by jidbaale.com

Tuesday, 24 January 2012 15:14

 

Waxaa dhamaan jaaliyada khaatumo State of Somaliya iyo dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed lagu wargalinayaa in uu dhici doono Sabtida soo socdo shir wayne lagu taageerayo isla markaana loogu dabaal dagayo maamulka cusub ee khaatumo State of Somaliya kaasoo ka dhacaya hoolka shirarka ee Utrecht overvutrecht.

 

Hadaba waxaa laga codsanayaa dhamaan umada Soomaaliyeed in ay nagala soo qayb galaan maalinta Sabtida ah ee fooda inagu soo haysa hadii alle yiraahdo.

 

Taariikhda shirku dhacayo waa 28-01-2012

 

Saacadu markay tahay 3:00pm ilaa 10:00pm

 

Adaresku wa sidan hoos ku qoran.

 

Amazzonedreef 40 – 3563CB

 

Utrecht .lijn 6 vanaf Centraal Station

 

Wixii faah faahina ee intaas dheer kala xidhiidh Telephoneka hoos ku qoran.

 

0684291464

 

0684683008

 

0647093202

 

 

Kasoo qayb galkiinu waa muhiim

 

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

If you are Minneapolis, you are invited to come convetion center at 5.00 pm Saturday . thousands of people are expect to come. only if you part bulshoweynta soomaaliyeed. this will be the birth celebration of khaatumo state

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this