Somalina Posted January 30, 2012 Liibaan su'aal, cutubyadan soo goostey, yaa lacag siinaya iminka? haddii ay awalba calooshood u shaqeynaayeen, maxaa loo aaminey iminka? Kolba meesha cagaaran sooma aadi doonaan? sharciga maxaa loo marin waayey oo loo ciqaabi waayey, ileen waa rag dilayey dadkooda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 30, 2012 Somalina;782006 wrote: Liibaan su'aal, cutubyadan soo goostey, yaa lacag siinaya iminka? haddii ay awalba calooshood u shaqeynaayeen, maxaa loo aaminey iminka? Kolba meesha cagaaran sooma aadi doonaan? sharciga maxaa loo marin waayey oo loo ciqaabi waayey, ileen waa rag dilayey dadkooda? The diaspora has been collecting money all month. Just the other day reer Dubai iyo Abu dhabi raised $120,000 cash Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 30, 2012 Columbus+Minnesota+toronto/ottawa have pledged to send a collected 150,000 per month. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 30, 2012 Dervish, thats what we need to focus on how we will help our ppl financially....thats it! waxba ma taraso in lala murmo dad caqligi bari hore ka tagay. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 30, 2012 Somalina;782006 wrote: Liibaan su'aal, cutubyadan soo goostey, yaa lacag siinaya iminka? Walaal Somalina, cutubyada soo goostey waxaa lacag siinaya shacabka SSC/Khaatumo, lacag ayaa laga uruurinayaa dadka jooga gudaha Somalia side Laascaanood, iyo Buuhoodle, iyo dadka miyiga jooga ayaa bixinaya xoolahoodii. Shacabka SSC lacagyooda iyo dhigooda ayee ku difaacayaan dhulkooda. Dadka ku nool dabada ama qurbaha ayana lacag fara badan oo millions ah ayee uruurinayaan. Somalina;782006 wrote: haddii ay awalba calooshood u shaqeynaayeen, maxaa loo aaminey iminka? Kolba meesha cagaaran sooma aadi doonaan? sharciga maxaa loo marin waayey oo loo ciqaabi waayey, ileen waa rag dilayey dadkooda? I agree with you, waa runtaa. we will welcome them as low ranking soldiers, there will be no leadership position for a former traitor, we will pay them if they want to kill their former masters. Khaatumo State will lure SL Militia men to defect, it is good military strategy to welcome and offer money and other incentives to the soldiers of the enemy. If we can get more soldiers from the other side , it will help us. Maanta dhibaatu ayaa somalia ka jirta, ciyaalkii ayaa askar laga dhiganayaa, oo lagu oranayaa lacagna lagu dadkiinii soo dila, somaliland iyo shabaab ka waxba kuma kala duwana. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 30, 2012 Aaliyyah;782391 wrote: Dervish, thats what we need to focus on how we will help our ppl financially....thats it! waxba ma taraso in lala murmo dad caqligi bari hore ka tagay. salaam Walaal ma anigaad iga hadleysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 30, 2012 'Liibaan';782427 wrote: Walaal Somalina, cutubyada soo goostey waxaa lacag siinaya shacabka SSC/Khaatumo, lacag ayaa laga uruurinayaa dadka jooga gudaha Somalia side Laascaanood, iyo Buuhoodle, iyo dadka miyiga jooga ayaa bixinaya xoolahoodii. Shacabka SSC lacagyooda iyo dhigooda ayee ku difaacayaan dhulkooda. Dadka ku nool dabada ama qurbaha ayana lacag fara badan oo millions ah ayee uruurinayaan. I agree with you, waa runtaa. we will welcome them as low ranking soldiers, there will be no leadership position for a former traitor, we will pay them if they want to kill their former masters. Khaatumo State will lure SL Militia men to defect, it is good military strategy to welcome and offer money and other incentives to the soldiers of the enemy. If we can get more soldiers from the other side , it will help us. Maanta dhibaatu ayaa somalia ka jirta, ciyaalkii ayaa askar laga dhiganayaa, oo lagu oranayaa lacagna lagu dadkiinii soo dila, somaliland iyo shabaab ka waxba kuma kala duwana. AS waa inamo da'yar laakiinse nimankan 40kii ayey ku jiraan, rag brainwash lagu sameyn karo da'daas ilama eka, ayaga go'aan gaarey iney la dagaalamaan walaalahood. Waad mahadsantahay, Ilaahey kheyr haka dhigo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 31, 2012 Somalina, of course not. I was talking abt those who support the aggression and the killings that are taking place in the SSC regions. Salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 31, 2012 Gosh! waa iga yaabisey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 31, 2012 Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Booqday Ciidamadda Mujaahidiinta Khaatumo/SSC ee Jiida Hore ee Sooljoogto+Sawiro Madaxdda Maamulka Khaatumo State ayaa saaka kormeeray Jiida hore ee Sooljoogto si ay ugu guur galaan xaaladda Ciidamadda Jiida hore Madaxdda booqatay Jiida hore waxaa horkacayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash), Madaxweyne Maxamed Yuusuf Indha Sheel iyo Xayn wasiiro ah Madaxdan ayaa booqashooda ku tagayey Dhufaysyadda ugu horeeya ee Ciidamadda waxana ay kulamo la qaadateen Saraakiisha xero kasta oo ay booqdaan waxana xero kastaba ay taliyahooda ka dhagaysanayeen warbixinta xeradda iyo qaabka ciidamado u joogaan Ciidamadda Jiida hore ee Sooljoogto ayaa u diyaarsanaa dagaal muddo badan socda oo ay ku xoreeyaan dhulkooda Khaatumo State ee ay ku soo duuleen Malayshiyaadka Dhul boobka ah ee SNM, waxana ka muuqatay Ciidamadda Geesinimo iyo diyaar garow xoogleh waxana ay isku dhiiri galinayeen Heesaha wadanimadda leh ee Saado Cali Warsame Abdiqani Makhtal Quote Share this post Link to post Share on other sites