Liibaan Posted January 27, 2012 Khaatumo State Iyo Awdal State Oo Ku Kulmay Muqdisho Lasanod Online. Wednesday, January 25, 2012 Madaxwenaha Awdal iyo Wafdiga Khaatumo Muqdisho,(lasanod Online)- Wafdi ka socda maamul goboleedka Khaatumo ee Somalia oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. ayaa kulan kula yeeshay hoteelka ay ka deganyihiin magaalada Muqdisho madaxda sare ee Awdal State oo uu hogaaminayo Madaxweyne Rashiid Aw Nuur Xirsi. Dhinaca Khaatumo State waxaa hogaaminayey wafidiga Adam A. Shuriye afhayeenka shirka Khaatumo, Shiikha caanka ah ee Duuliye iyo xubno kale. Aadan Shuuriye oo ka wakiil ah Khaatumo state wuxuu halkaas ku gaadhsiiyey Madaxweynaha Awdal State salaan iyo dhanbaal uu uga siday Madaxweynaha Khaatumo Axmed Cilmi iyo golaha Madaxtooyada iyo shacabka reer Khaatumo. Madaxweynaha Awdal state ayaa sheegay sida isaga iyo maamulka Awdal ay taageero buuxda iyo hambalyo ugu dirayaan walaalahooda reer Khaatumo talaabadan horumarka ah ee maamullka cusub lagu sameeyey. Labadan maamul waxay isla qaateen in dhowaan wufuud heer madaxweynayaal ahi ay kulmo ku yeesheen deegamada labada maamul, tasoo qaban qaabadeeda dhowaan la guda geliyo. Wafdiga madaxweynaha Maamulka Awdal oo laba asbuuc ku sugnaa magaalo madaxda dalka Somalia ee Muqdisho ayaa waxay shirar la galeen Madaxda dawladda federaalka ee Somalia. Iyadoo si aa du diiran loogu soo dhoweeyey magaaladaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted January 27, 2012 Two Magac-u-yaal with no agenda other than Hatred for their neighbors. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 27, 2012 Coofle;780581 wrote: Two Magac-u-yaal with no agenda other than Hatred for their neighbors. snm/Somalidiidland is evil, snm-clan secessionists have no agenda, other than hatred and killing their neighbors. Somaliland is fake entity / Magac-u-yaal Quote Share this post Link to post Share on other sites