Dr_Osman Posted January 27, 2012 Baarlamaanka Somaliland oo kulmi waayay Marqaan owgiis Xili uu maamulka Hargesya ku jiro marxalad adag oo ku saabsan midnimadooda oo qarka usaaran burbur iyo gobolada maamul goboleedyada ku dhawaaqay, Dagaal ay ku hayaan gobolada kasii baxaya maamulka ayaa marna la isu keeni waayay Xildhibaanada Somaliland qaadka ay cunaan awgii. Bishaan gudeheeda ayaa laba jeer waxaa baaqday kulan looga arinsan lahaa xaalada Deegaanka ka dib markii aysoo xaadireen in ka yar 15 xildhibaan, tiadaasoo ka hooseysa tirada shiri karta sida sharcigoodu dhigayo, maqanaanshaha Xildhibaanad ayaa sababta uguwayn noqotay Qaad(Jaad) ay maalin kasta cunaan oo usaamixi waayay inay shaqadooda gutaan. “Mid kamid ah Xildhibaanada oo la waraystay ayaa sheegey in Xildhibaanadu shaqadoodii gabeen xili dalku ku jiro Dagaal iyo kala qaybsanaan mana ahan wax loo dulqaadan karo, waa sida uu hadalka u yiriye” . Dhinaca kale waxaa maqnaansaha Xildhibaanada iyo inay iska qayilaan sabab looga dhigay Maamulka talada haya oo ay ku tilmaameen mid kaligii tashade ah oo aan wax talo ah ka maqlayn Xildhibaanada. Labadii kulan ee u dambeeyay ee la doonayay inay Xildhibaanada Somaliland yeeshaan ayaa ajandaha horyaala ahaa sidii laga yeelilahaa Gobolada sheegtey inay ka baxeen Maamulka Hargeysa kuna biireen Soomaaliweyn. Xigasho-Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 27, 2012 Xigasho-Puntlandi.com looooooooooooooooool what puntlandi ma mafriskay ahayeeen iyagu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 27, 2012 Looool@ Parlemkii wuu fariistay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted January 27, 2012 looool, just another day in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 27, 2012 :D:D:D:D Hilarious. Khat induced gangsters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 27, 2012 Khat all Somalis chew pirates chew like crazy and people in south chew so stop Making this Somaliland thing people lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 27, 2012 Freedom;780674 wrote: Khat all Somalis chew pirates chew like crazy and people in south chew so stop Making this Somaliland thing people lol I love how you were more concerned about the khat thing making you look bad instead of your parliament being on khat being the bad thing. Your "parliament". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 27, 2012 freedom, light up. its a joke. its like joking with stereotypes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 27, 2012 How about your parliament old man they chew as well Quote Share this post Link to post Share on other sites