Qandalawi Posted January 26, 2012 Shirkado shisheeyo oo saf usoo galay inay qandaraasyo ka helaan Dowlada Puntland(Xog hoose) Posted by Pi on January 26th, 2012 Dubai(Pi) sida aan ku helnay xog rasmi ah waxaa maalmahaan dambe soo badanaya Shirkado shisheeyo oo xiriir lasoo samaynaya Dowlada Puntland kuwasoo usoo shukaansi tagay inay helaan Qandarasyo,qaarkood waxay soo kaxayteen qubaro/aqoonyahano Soomaali ah. Shirkadaha waxaa kamid ah kuwo ka kala yimid wadamada Shiinaha, Turkiga, Yurub, Maraykanka Japan iyo Kuuriyada koonfureed, shirkadahaan waxaa u badan kuwa dhisa guryaha, wadooyinka iyo kuwo doonaya inay kala taliyaan Dowlada dhinaca dhaqaalaha iyo maalgashiga. sida aan xogta ku helnay Dowlada Puntland way diidey inay wax hadal ah u furto shirkadahaan. Tan iyo markii la shaaciyey in Shidaal laga helayo Puntland ayaa waxaa soo kordhaya danaynta la danaynayo Soomaaliya, gaar ahaan Puntland iyo in shirkada walbaa ay gacanta ku dhigto Qandaaas ay ka doonayaan deegaanada Puntland. Waxaa kaloo jira xiriir lala soo sameeyey ganacsato reer Puntland ah oo ay lasoo sameeyeen ganacsato carbeed oo ka yimid wadamo ay kamid tahay Masar. Puntlandi.com Dubai Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 26, 2012 Qandalaawi, Reerkiinu intaa u jiraa Dharoor ? Gabar reer bari ah baan rabaa boowe, ee ha lay caawiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 26, 2012 xiinfaniin;780372 wrote: Qandalaawi, Reerkiinu intaa u jiraa Dharoor ? Gabar reer bari ah baan rabaa boowe, ee ha lay caawiyo :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 26, 2012 ^^Beenna maaha Caku reer bari iyo xasadnimadooda, markaa iri intee u jirtaan ceelka buu rawaxay kii reer Qandalaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 26, 2012 are you not reer bari? reer nugal or crazy reer mudug? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 26, 2012 The world is eyeing oil in Somalia as the rig digs in Dharoor The world is extremely hungry for this precious commodity as the barrel of oil sky rocketed to nearly $120. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 26, 2012 k o k, war waa horaan mudug ka tagnay oo kismayo degnay reer gedood baa sidii qaxu u dhacay cag noo dhigi waayey, haddana qolaaba Nairobi ilaa Garisa kasoo dhaantaynaysa markaa xaggaa ceelka usii dhawaan lahaa ninyahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 26, 2012 Aw Xiin ma rabo inaa meesha ku cariiyo laakin I gotta look for Bari girl too...looooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 26, 2012 you too? no offense, but get in line. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 26, 2012 Che, waryaa odoyaasha hakaa hormareen ee sit tight Qandalaawi uma baahni, mid reer bariya oo waa hore isku kaaya danbeysay baa baan soo xasuustay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 26, 2012 Aw Xiin...Odayaasha cimrigooda waa dhameestayn nagadaa. Bal meesha hala, isku baneeyo. Faroolaba wiilashiisa meesha uga kacayaa..lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 26, 2012 Lool @ intee ujirtaan. Wax miyaan kuhelaayaa oo miyaad nagu qadirinaysaan looooool waar bahasha loo wada siman, waa Somalo dhan balse loo kala dhaw Waxaan joogaa oo hada beertaydu tahay Barookhle, markaa waa less than 15 miles meesha hada uu kasocdo riigu yaalo, waxbaa isoo dhadhamaaya Lool. Check beeraha barookhle:http://wikimapia.org/#lat=10.6484614&lon=49.7515869&z=10&l=0&m=b Hadhowbaan compensation doonan doonaa markay pollution-ka beeraha xoolaha iyo kalluunka nooga baabiyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted January 26, 2012 lol@reer bari xaasidnimadooda. Maskay isaga boodan nimankan awoowe War ceelkaan Soomaali oo dhanbaa rabta inay wax ka cabaan ee ninyahow Qandalaawi iyo KK maxad u siisay? Aniga Sayid Somal baan qaraabo nahay isagaa iga waasiteeynaaya boqor Cadde Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 26, 2012 ^^ :D Cigaal kii sucuudiga aad looga iibsada bari hadda ee ma maqashay . Nimankii oo wada cigaal qabaa soo wada toosay subax ka dib baa la yiri War bahasha waa la kala leeyahay, tayduna waa xeelad , ee intaan gabdhaha reer bariga lakala boobin, wax ka qabso hadaba Gheelow Quote Share this post Link to post Share on other sites