Blessed Posted January 26, 2012 Abdul;779677 wrote: Its was another case of get rich quick or die while trying. :( Illahay ummadeena ha soo hadeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted January 26, 2012 Abwaan;779767 wrote: MMA...muslimka in loo saariyo ma ahan koox burcad ah oo dad aan hubaysnayn inta qafaashay malaayiin doollar ku doonaya! Aan ku su'aalee Ma Waxaad leedahay way saxnaayeen inay dadkaan aan iyaga Waxba u dhimin ay Jiqda la aadaan oo silic iyo saxariir bidaan? Mase la socotaa inta mashruuc gargaar ah falkaan dartiis u istaagtey. Yaan un laga fekerin a single incident! Soverneigy Soomaaliyeed goormaa u dambeysey? Soomaaliya soo Ka noqon meel dadka Xun aanba la iska Qaran Karin! Very well said. Tug wa tug. Whether he's chinese, white or somali, if you believe kidnaping fear mongoring and terrorizing innocent unarmed people for the sake of gaining monetary compensation is wrong, than you shouldn't feel too much sympathy for people who commit such acts aside from wishing that God forgive them for their sins (Ilaahey ha u naxaristee). Our somali people are some of the most backward in the world, they hear a criminal was seized or killed and they say but he was Somali and those who captured or killed him were westerners. So what? does it make him any less criminal? Countless pirates are actually released because many countries do not know what to do with them from a legal perspective and they show a lot more restraint than any thief or criminal would get amongst Somalis themselves back home. So quit the hypocracy. You kidnap other countries citizens and hold them at gunpoint they should have every right to come to their rescue and kill anyone who stands in their way as far I'm concerned and Allah knows best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 26, 2012 Che -Guevara;779775 wrote: You are talking to brick wall/ Abwaan....waxaaga khalad khalad ha lagu saxo miyaa? You can condemn their actions but don't justify or celebrate their demise. I am assuming that you live in the West haddii nin cunsuri ah uu madaxa xabbad kaaga qabto oo dhaho ninkaan ajnabigaa intaas oo lacag ah hala iga siiyo haddii kale waan tooganaa oo ay ka dhab tahay inuusan asxaan kuu faleyn ma waxaad dhihi lahayd snipers-ka hawshooda yaysan qabsan oo ninkaan la kicin? I doubt it! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 26, 2012 I've mixed feelings about the incident. However, criminals are criminals in my books but they deserve to have their day in court. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 26, 2012 This is not against anybody in particular but it sounds to me inaan Soomaali dhimashadeeda ka xumaanteedu ay Keyboard ku egtahay including me. Haddii ay run naga tahay meesha waa la tegi lahaa oo waxaan wax laga qaban lahaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 26, 2012 Xaaji Xunjuf;779776 wrote: Maraykanku wa niman Kibir badan ? . Maxay ka duwan tahay midda aad leedahay Jiritaanka Somaliland waa muqaddas oo dad loo laynayo! Kuwaasi malaha Soomaali ma ahan ee waa dhagxaan? Sorry Mate! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 26, 2012 Abwaan;779810 wrote: I am assuming that you live in the West haddii nin cunsuri ah uu madaxa xabbad kaaga qabto oo dhaho ninkaan ajnabigaa intaas oo lacag ah hala iga siiyo haddii kale waan tooganaa oo ay ka dhab tahay inuusan asxaan kuu faleyn ma waxaad dhihi lahayd snipers-ka hawshooda yaysan qabsan oo ninkaan la kicin? I doubt it! There's nothing to indicate the lives of the captives were at risk. Besides, the captives were the only bargaining chips the kidnappers had. Why kill your payoff? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 26, 2012 *Blessed;779779 wrote: :( Illahay ummadeena ha soo hadeeyo. When did kidnapping and killing become acceptable in Islam?????However,im not happy they were killed . Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 26, 2012 Sagaal qof oo hal qof dartiis loo leynayo haddana lagu faanayo! Wallaahi waa very sad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 26, 2012 They weren't even pirates, just some criminals from Galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 26, 2012 Somalia;779855 wrote: They weren't even pirates, just some criminals from Galmudug . Thanks for clarifying that! :( Like we care!!!! They were SOMALIS, dammit! Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted January 26, 2012 I was in a tripple AAA store today when the news flash came on the tube about Somalis and the the navy seals.Everyone glued to the screen...I felt a bit raged, but then figured that they damn deserved it......they died how they wanted it..you can't defend a thug.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 26, 2012 The Zack;779856 wrote: Thanks for clarifying that! :( Like we care!!!! They were SOMALIS, dammit! Some people are just pathetic ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted January 26, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;779734 wrote: The only 'savage' before my eyes is that kan ku farxaayo dilka xaqdarrada ah ee sagaal qof Soomaaliyeed lagu dilay, xataa waxee galabsadeen haddee tahay wax sharciga ka baxsan. Dilkooda sharciga ka baxsanyahay as well, not to mention once again violating Soomaali sovereignty if there was left any. Obama dilalkaan iyo shirqooladaan uu dalalka Muslimka ka fulinaayo uuna ku faantamaayo mar ayuu ka shalayn doonaa mar uu ku fashilmo shirqool uu qaban qaabiye. Cawaanimadaada mööryaan baa difaceysa oo birimageydadaa afduub iyo xoog ku heysatay waxaadna difaaceysa TFG iyo BANTU oo 5 ilmo sabi ah ku xasuuqdey Jilib. Get Lost both you and the pirates you difending. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted January 27, 2012 The Zack;779854 wrote: Sagaal qof oo hal qof dartiis loo leynayo haddana lagu faanayo! Wallaahi waa very sad. Obama ELECTION ayaa usoo socdo nooh, soo wa inuu FANAA, oo yiraahdaa....."I EEGA, DADKA XUN XUN oo dhan (bad guys) ayaan dilayaa, ee i doorta". Makala jecla. Quote Share this post Link to post Share on other sites